Quantcast
Channel: Qaran News
Browsing all 27666 articles
Browse latest View live

Sucuudiga oo soo eryay waftigii Somaliya kadib markii la isku khilaafay…..

Riyadh,(Qaran-news)- Dawlada Sucuudiga ayaa meeqaam aad u hooseeya ku soo dhawaysay wafti balaadhan oo heer wasiiro ahaa oo uu hogaaminaayay wasiirka maaliyada ee xukumadda Farmaajo, u jeedada...

View Article


Qisadii ninkii waalidkii baariga u ahaa iyo liibaantii uu helay – Qisooyin uu...

View Article


Xukumadda Somaliland oo is garab istaagtay xulafada Sucuudiga dalka Qatar-na...

View Article

Culimada Somaliland Madaxtooyada & Siilaanyo Haka Wacdiyaan Boobka Dhaca,...

Culimada Somaliland Madaxtooyada & Siilaanyo Haka Wacdiyaan Boobka Dhaca, Dulmiga, & Ku Tumashada Sharciga Lagu Heshiiyey & Eexda & Nin jec- laysiga. Madaxweyne Siilaanyo Bisha...

View Article

Daawo:Cali Xaraare oo Kabaha la dulmaray Madaxda Puntland ,Somaliland-na...

Daawo:Cali Xaraare oo Kabaha la dulmaray Madaxda Puntland ,Somaliland-na duray,Muxuuse ka yidhi F.C.waraabe,Cali Khaliif & Siilanyo…

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Laba carab oo is haaysta Maxaan midna u gumeyn Midna guusha u siin

Khadar Kaariye .   SOMAALILAND HORTA FAHAN WAXA MEESHA YAAL Laba carab oo is haaysta Maxaan midna u gumeyn Midna guusha u siin Oo maxaa iga gidhiisha Maxaa xidhiidhka looga goostay Qatar? Waxaa isku...

View Article

Daawo:Sheekh Berberaawi oo iska difaacay Eedo uu ku ganay Wadaadka...

Daawo:Sheekh Berberaawi oo iska difaacay Eedo uu ku ganay Wadaadka Jin-la-dirirka ah ee Cabdul-xaaq,eedo hor lehna ku miisay.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Siilanyo oo digreeto ku ansixiyey waqtiga Rasmiga ah ee doorashada...

Madaxweynuhu: Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Arkay: Qodobka 83aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Arkay: Qodobka 9aad ee Xeerka Wax-ka Beddelka...

View Article


Daawo:Cadami oo naqdiyey Go’aankii ay Xukumada Siilanyo ka qaadatay Qadiyada...

 

View Article


Daawo:Gudoomiye-xigeenka cusub ee Xisbiga Waddani oo Eedo ku miisay Axmed...

Daawo:Gudoomiye-xigeenka cusub ee Xisbiga Waddani oo Eedo ku miisay Axmed Muumin Seed+Ballanqaadyo uu ka dhawaajiyey

View Article

Daawo:Wasiirka Madaxtooyada Somaliland oo la shaaciyey in Madaxweyne siilanyo...

Daawo:Wasiirka Madaxtooyada Somaliland oo la shaaciyey in Madaxweyne siilanyo cafiyey tiro aan la cayimin oo ka mida maxaabiista ku xidhan jeelka Boorama+Muxuuse ku sababeeyay sii deyntooda

View Article

Daawo:Madaxweynaha Puntland oo tafaasiil ka bixiyey sababtay siyaasiyiinta...

View Article

Daawo:Waxgaradka & Odayaasha Beelaha H/jeco & Cimraan oo si weyn u taageeray...

Daawo:Waxgaradka & Odayaasha Beelaha H/jeco & Cimraan oo si weyn u taageeray Shirkii Midnimo ee H/Jeclo & Hyoonis+Baaq ay u direen Suldaanka Guud

View Article


Daawo:Qaylodhaan & Fariin ka timi Somalida degan dalka la go’doomiyey ee Qatar

View Article

Wadaadka Jin-la-dirirka ah (Cabdul-xaaq) oo duray Sh.Berberaawi, soona...

View Article


Daawo:Warbixin,daaha ka feydaysa Olole siyaasadeed Muuse Biixi & Raxan...

View Article

Daawo:Madaxweyne Trump oo qash-qashaaday Xaflad Aroos oo ka socotay Xarun...

View Article


Daawo:Garyaqaanka Guud oo Somaliland oo dafiray Gudi culimo ah oo M.Siilanyo...

Daawo:Garyaqaanka Guud oo Somaliland oo dafiray Gudi culimo ah oo M.Siilanyo Magacaabay markii xubno ka mid ahi ka cudur daarteen ka mid noqoshada gudidaa

View Article

Dawlada Sucuudiga oo martiqaad rasmi ah u soo dirtay Somaliland iyo wafti...

Riyadh,(Qaran-news)- Warar rasmi ah oo ay shabakada Qarannews, ka heshay ilo mihiim ah oo ku kala sugan maglooyinka Riyaad iyo Hargeysa ayaa xaqiijinaaya in dawlada Sucuudigu ay marti qaad rasmi ah u...

View Article

Qisadii ninkii shahwadiisa ka adkaday- Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka...

View Article
Browsing all 27666 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>