Musharaxa Xisbiga Waddani Oo Sheegay In Xukuumadu Qayb Ka Tahay Sicir...
“Halkii Xukuumadu Ay Ka Daweyn Lahayd Sicir-Bararka, Maalin Walba Lacag Cusub Ayaa La Soo Daabacaa Oo Suuqa La Soo Galiyaa Taas Oo Qayb Ka Ah Sicir Bararka Taagan (Inflation)” Gudoomiye Ciro Musharaxa...
View ArticleWeftigii uu Hoggaaminaayey Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Galabta Si...
Weftigii uu Hoggaaminaayey Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Galabta Si Ballaadhan Looggu Soo Dhaweeyey Burco iyo Deegaanada Hoos Yimaada[+SAWIRO] Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminaayey Murashaxa...
View ArticleTogdheer Iyo Loolanka Xisbiyada Ka Hor Kaadh Qeybinta
Waxa maalinta sabtida ah ee inagu soo aadan ka bilaabmi doona gobolka Togdheer qeybinta kaadhadhka cod bixinta ee muwaadiniintii iska diwaan geliyey gobolka Togdheer, waana arinta u ah hadafka koobaad...
View ArticleDiiwaanka MaansadaTimacadde- Maansayahankii aan muraadsiga aqoon!
Qabyaalad iyo jeeroo la naco qaadkan lagu waashay Qastijeeray wadayeelatoo qawlka kuheshiiso Qabyoweeye Soomaaliyeey qiiradaadaniye 14kii June 2017 shirkaddadaabacaadda ee Sagaljetwaxayiigudeeqdaynuqul...
View ArticleSawir Noocee Ah Ayuu Bixinayaa Kulanka Saxaafada Iyo Musharax Muuse Biixi Ma...
Muwaadin waa kulan aan noociisa hore uga dhicin Somaliland waxaa lagu casuumay hoolka xafladaha huteelka Maansoor saxaafada ka hawlgasha caasimada Hargeisa badi in yar mooyee waa isugu yimid...
View ArticleReer Burco oo weftigii ku yidhi Kulmiyow Bye Bye…Maxaa qabsaday way...
Shalay waxa Burco u amba baxay laba wefti oo midna ay hogaaminayaan A/rahman Ciro iyo Hersi X. Cali midna Muse Biixi iyo Cali Mareexaan. Markii magaalada Shiekh laga dhaqaaqay ayaa waxa is qadimay...
View ArticleMilicsiga Waxyeelladii Wasiirka Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka...
Wasiir Cismaan Cabdillaahi Saxardiid (Caddaani) waxa laga beddelay wasaaradda duulista hawada kaddib markii lagu eedeeyay inay is-fahmi waayeen hawl-wadeennada wasaaraddii uu madaxda ka ahaa. Miyaad...
View ArticleGudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Khudbad Qiimo Leh Ka Jeediyey Munaasibad Lagu...
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Khudbad Qiimo Leh Ka Jeediyey Munaasibad Lagu Daahfuray Qaadashada Kaadhka Codbixinta Ee Gobolka Togdheer “Baryahan Waxa Saxaafada Ku Soo Noqnoqonaysay Kaadhadhka Waa La...
View ArticleXildhibaan Abubakar Cabdiraxmaan Good oo ka tirsan xisbiga Kulmiye ayaa ka...
Hargeysa (Qaran-news)-Xildhibaan Abubakar Cabdiraxmaan Good, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, kana tirsan Xisbiga taladda dalka haya ee Kulmiye, ayaa si adag uga hadlay xaaladda dhaqaale ee...
View ArticleFaysal Cali Waraabe Dawadiisu Doorasho Kuma Jirtee Isagoo Garta Ninka Neefku...
Gudoomiyaha xisbiga siyaasi ee Ucid Faysal Cali Waraabe waa shaksiyad aad u xiiso badan wuxuu la kowsadey dib ula soo noqoshadii jamhuuriyada labaad ee Somaliland afka qalaadna loo yaqaan The Second...
View Article