Wajigabaxii Kulmiye+Xafiis la’aanta Oodweyne+Sanadguuradii Wasiir...
WAJI GABAXII XISBIGA KULMIYE , XAFIIS LA’AANTA XISBIGA KULIMIYE EE GOBOLKA DAADMADHEEDH-OODWEYNE, SANGAAGURIDA WASIIR CADAANI, TAWAAWAC WASIIR SHUGRI IYO SALUUGA MUUSE EE MASUULIYIINTA DAWLADA EE KA...
View ArticleKaadiriinta xisbiga Waddani oo kulan balaadhan la qaatay dhalinyarada Burco...
Musharax Cirro iyo kaadiriinta xisbigaasi oo Kulan La Qaatey Hoggaanada Dhallinyarada Xisbigaasi ee Goballada Sool, Sanaag iyo Togdheer[+SAWIRO] Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa kulan...
View ArticleAjnabigii Muwaadinka Ka Waddanisanaadaay!
Waxay ahayd subaxnimadii maalinkii salaasada ee afartii bishan July, kaddib markii aniga iyo koox suxufiyiin ah aanu safar aqoon korodhsi ah ugu baxnay tuulada Xaraf ee duleedka galbeedka ee magaalada...
View ArticleMaxamed Haaruun oo ku laabtay Hargaysa oo uu mudo ka maqnaa maxaa taabtay ee...
Hargeysa oo aan in muddo ah ka maqnaa, laakiin se aan haatan joogo, waxyaabo dhawr ah ayaa I taabtay, oo aan judhiiba dareemay. Waa waxyaabo kala duduwan oo aan isla haysanin, laakiin se si uun cilaaqo...
View ArticleMaxaad Ku Jecelaatay Inaad Kusii Jirto Kelinimadda?
Maxaad Ku Jecelaatay Inaad Kusii Jirto Kelinimadda? Buuga Dhalinyarada Maanta W/Q: Mr.Hamse Bashe (Wiyeer Yare) Wixii aan la hureyn horaa loo-yeelaaye, gayaanka guurdoonka ah iyo gashaatimaha maanta...
View ArticleAyaan Darada Edeb Darada, Iyo Xurmo Darada Xisbiga Kulmiye Iyo Xukumadiisa...
maalmihii ina dhaafey laba jeer ayuu murashaxa xisbiga Kulmiye Muuse Biixi la shirey saxaafada magaalada Hargeysa, markii hore wuxuu la shirey mulkiila yaasha wergeys yada sheegta iney madax banaan...
View ArticleMusharaxa Madaxweyne Ku Xigeenka Waddani Oo Booqday Dugsiga Sare Ee Qalax Oo...
Musharaxa Madaxweyne ku xigeenka xisbiga Waddani, Ambassador Maxamed Cali Cabdi, ayaa booqday dugsiga Sare ee Qalax ee magaalada Gabiley oo uu wax ka baran jiray mudo hada laga joogo Afartan sano ka...
View ArticleAfrica: The South Sudan Conflict on the 6th Anniversary of its Independence
On this day meant to celebrate South Sudan’s creation, we call upon South Sudan’s leaders and all parties to end this self-destructive violence, to return to political dialogue, and to help South Sudan...
View ArticleMurashaxa Madaxweynaha Waddani iyo Weftigii uu Hoggaaminaayey oo Si Weyn...
Murashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) iyo weftigii uu hoggaaminaayey ee muddooyinkii dambe ku sugnaa gobalka Togdheer, ayaa socdaal ay maanta ugu...
View Article