G/kuxigeenkii Maxkamada ee Degmada Gaashamo oo si xaqdaro ah loo xidhay kuna...
G/kuxigeenkii Maxkamada ee Degmada Gaashamo oo si xaqdaro ah loo xidhay kuna dhex dhintay jeelka Jigjiga. Gudoomiye kuxigeenkii Maxkamada Degmada ee Gaashamo ee ka dirsan Maamul Goboleedka Somalida...
View ArticleWasiir Cali mareexaan waa ku naaqis nimo in uu yidhaa cid baa Farmaaje la shirta
Weftigii ay hogaamina-yeen Muuse Biixi iyo Wasiir Cali Mareexaan ayaan marka laga soo bilaabo tuulooyinka u dhexeeya Berbera iyo Burco aan cidi u soo bixin oo iyagoo cadheysan Plaza hotel dalaq yidhi....
View ArticleQaran iyo qabyaaladi isma qaadi karaan
Cumar Axmed Cali markasta oo ay doorasho soo dhawaato qabyaaladuna sare ayay u kacdaa Bulshaduna way kala fogaataa, qaska iyo jaah-wareerkuna wuu bataa, sababtuna waxa weeyaan dadka reer S/land oo aan...
View ArticleGuddoomiye Cirro oo Galabta Soo Qaatey Kaadhkiisii Codbixinta Doorashada+...
Murashaxa Madaxweynaha WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa galabta xarunta hay’adda shaqaalaha Somaliland ka soo qaatay kaadhkiisii diiwaan-gelinta codbixinta Doorashada Somaliland oo...
View ArticleHirdanka XIsbiyada Wadani iyo Kulmiye Ee Gobolka Gabiley Oo Cirka Isku Shareeray
Hirdanka XIsbiyada Wadani iyo Kulmiye Ee Gobolka Gabiley Oo Cirka Isku Shareeray iyo Xaflado Lagag Joojiyey Xisbiga Wadani + Guri Xisbiga Wadani Kiraystay Oo Ciidanku Haystaaan faalo wariye mukhtaar...
View ArticleMadaxweynaha 13 Noovenber la doorta, Somaliland ma ka badbaadin karaa...
Madaxweynaha 13 Noovenber la doorta, Somaliland ma ka badbaadin karaa Masiibooyinka Mataana ah laga bilaabo horrantii sannadihii 60 kii , markii waddamada Afrika badankood ka xoroobeen gumeystihii...
View Article