Beesha Yoonis Jibriil(Ciise Muuse) Dawladdi Cigaal Waxay ku Lahayd…….
Beesha Yoonis Jibriil(Ciise Muuse) Dawladdi Cigaal Waxay ku Lahayd Duqa ahaana Maayarka Degmada Berbera,Agaasimaha Wasaaradda Biyaha,Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Berbera,Halka Xukuumadda Siilaanyo u...
View ArticleWax Waynu Cuni Naqaan, Laakiin Wax Ma Beeran Naqaano
Run ahaantii ilaa mudadii ay qaraxday colaadii ka dhex bilaamatay labada qoomiyadood ee Soomaalida Iyo Oromada ee Dalka Itoobiya, saameyn iyo waxyeelo ayey soo gaadhsiisay dal iyo dad aan lugu ku...
View ArticleWefti Gogol Xaadh Ah Oo Uu Horkacayo Xoghaye Ku Xigeenka Dibu-dejinta Xisbiga...
Wefti gogol xaadh ah uu hogaaminayo Xoghaye ku xigeenka xisbiga Waddani Xuseen Cismaan Cabdi ayaa socdaal ku tagay deegaanka Sheekh-Mooldhe oo ka tirsan degmada Faraweyne, waxaana xoghaye ku xigeenka...
View ArticleSiyaasi Cabdillaahi Jawaan oo Tafaasiil ka bixiyey sababahu isaga casilay...
Guddoomiyihii Komishanka Doorashooyinka Somaliland ee ugu horeeyey Md. Cabdillaahi Cabdi Xaaji Cumar (Cabdilaahi Jawaan), ayaa Xisbiyada Qaranka uga digay qabyaalada, waxaanu guud ahaan Shacabka reer...
View Article