Xasan Ciise ayaa dhambaal Hambalyo ah u diray xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo
Hargeysa,(Qaran-news)-Mujaahid Xasan Ciise Jaamac ayaa dhambaal Hambalyo ah u diray xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo laysku raacay inuu noqdo gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani. Xasan Ciise...
View ArticleSawirka Todobaadka: Gudoomiye Cabdiqaadir Jirde Iyo Xildhibaan Nacnac
Waxa iska soo daba dhacaysa hambalyada iyo bogaadinta loo soo gudbinaayo gudoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiqaadir Jirde oo la isku raacay.
View ArticleAmina Weris oo shir ay dumar London uugu qabatay dheyda ka cadeysay in aan...
Marwada madaxweynaha Amina Weris aayaa London kula shirtay dumar ay beesha guud isku heyb yihiin. Waxay u sheegtay arin ay ka fajaceen. Waxay ku tidhi cidii doontaa ha iska hadasho ee doorasho...
View ArticleGuddoomiye Cirro oo Shacabka Somaliland iyo Wasiir Xagla-toosiye Ka...
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), oo ku hadlaaya magaciisa, ka xildhibbaanda, hoggaanka, guddiyada fulinta, garabbada...
View ArticleXukumadda iyo xisbiga Kulmiye oo bilaabay soo dhawaynta gudoomiye Faysal Cali...
Hargeysa,(Qaran-news)- Xukumadda Siilaanyo iyo xisbiga Kulmiye oo ilaa xalay nuskii danbe iyo saaka subaxdii hore kulamo xidhiidh ah isugu imanaayay ayaa gabo gabadii waxa ay isku raaceen in maalinta...
View ArticleShirkii London Southall ee Kulmiye iyo shaksiyaad ka soo jeeda Beelwaynta...
London-Southall,(Qaran-news)-Bishan October 14 keedii, waxa degmada Southall ee Galbeedka London lagu qabtay shir muddo aad u dheer la soo abaabulaayay, laakiin se six un u fashilmay. Sirkan...
View ArticleWhen lies and truth yield the same result!
When good and bad intermingle and become one for some people that people must be confused and convulsed and out of sense. When one does not distinguish good from evil that is psycho in one form or the...
View ArticleSiilaanyo oo waji gabax kala kulmay markii ay dawlada Ingriisku diiay in ay...
London,(Qaran-news)- Madaxweyne Siilaanyo oo hawlo caafimaad u joogay dalka Ingriiska ayaa maanta dib ugu laabnaaya Somaliland,madaxweyne Siilaanyo oo qasdigiisii hore ahaa ama dalka Ingriiska u yimid...
View ArticleDaawo xaflad aad loo soo agaasimay oo xisbiga Waddani u qabteen bulsho weynta...
Hargeysa (Qaran-news)-Jamaahiirtii iyo taageerayaasha Xisbiga WADDANI ee gobolada Hawd, Saaxil iyo Togdheer ayaa maanta munaasabad ay ku muujinayaa taageerada ay Xisbiga WADDANI u hayaan ku qab-saday...
View ArticleYaan La Siyaasadaynin Xuska Shuhadada SNM Ee 17-Ka October BY Yuusuf Cabdi...
Haddii Eebe idmo waxaynu barrito xusi doonaa maalinta Shuhadada SNM ee 17-ka October oo sanadkan kusoo hagaagtay xili ay dalka ka socdaan ololayaal ay axsaabta siyaasadu ugu jiraan tartanka...
View ArticleWarqad furan oo ku socota madaxweyne Axmed Siilaanyo !
Aniga oo ka mid dadka jecel inaad taariikh iyo magac wanaagsan talada dalka kagga tagto ayaa maanta igu kaliftay inaan warqadan ku soo marayo warbaahinta xorta ah si ay waajibka iyo aragtida muwaadinku...
View ArticleSNM- Magac Maalinta Dan La Leeyahay La Xusuusto
SNM MAGAC MAALINTII DAN LA LEEYAHAY LA XASUUSTO = Goobtu waa Fagaaraha Khayryada ee Magaalada Hargaysa , goortuna barqo ,17-Octobar 1998 , Munaasabaduna waa Xuska Maalinta shuhadada SNM . Waxa xaflada...
View ArticleA/rahman Ciro oo ciyaaray siyaasad Muse Biixi ku fahma guuray
A/rahman Ciro oo siduu u kacaamay ku dhex jiray siyaasadaha caalamka oo dalka aduunka uugu weyna na safiir ka noqday ayaa Muse Biixi kolba shax u degaya majara habaabisa oo uu fahmi waayo. intuu Muse...
View ArticleDulmiga shacabka iyo wasiirkii cadaalada oo shaqadiisi ka seexday
Dulmiga xukumada Siilaanyo ku hayso shacab oo maray halkii ugu sareeysay ee abid u gaadho ee maanta maraysa inay muwaadinta aan waxba galabsan lagu xidh xidho aragtidooda sida aan ka wada dheragsan...
View ArticleHa Doorin Jinsiyadda!!
Ha Doorin Jinsiyadda!! W/Q:- Kamal Sh Ismail Aden Haddad tahay muwadin somalilander ah raadi jinsiyadaada laakin ha doorin Laga soo bilaabo awoow ka awoow waxaynu tafiir iyo isir u lahayn ilaalinta...
View ArticleXildhibaan ka mid ah golaha wakiilada Somaliland oo xukumadda Siilaanyo uga...
Hargeysa (Qaran-news)-Xildhibaan. Bashiir Sheekh Xuseen Tukaale oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada,kana tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa dhaliilo culus u soo jeediyey...
View ArticleIna Xashi Marbuu Run Sheegaayoo, Markaasina Waa Marka Gurigiisa Albaabka Uu...
Wiil Tuug ah baa Gabar Tuugo ah guursaday. Uur bay qaadday. Waxay dhashay Wiil gacantiisa midig shanta farood iyo suulku isku laaban yihiin sidii qof feedh duubtay oo kale. Dhakhtar baa loo geeyay suu...
View Article