Gudoomiye Cirro oo Tacsi Tiiranyo leh u diraya Qoysaskay ka baxeen….
Waxa aan tacsi u dirayaa qoyskii, qaraabadii, saaxiibadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed geerida ku timid Raysal-wasaarihii hore ee Soomaaliya Marxuum Nuur Xasan Xuseen " Nuur Cadde". Ilaahay waxa...
View ArticleLiiska Dalalka aan weli lagu arag Xanuunka Coronavirus
Liiska Dalalka aan weli lagu arag Xanuunka Coronavirus Ma jiro wax coronavirus ah oo lagu arkay Antarctica Maxay ka midaysan yihiin, jasiiradda Tuvalu ee ku taalla badweynta Pacific-ga iyo...
View ArticleEthiopian Airlines reduces UK services
<a href=”https://www.breakingtravelnews.com/news/article/ethiopian-airlines-reduces-uk-services/“>Click here to read more
View ArticleMadaxweynaha oo tacsi u diraaya qoyskii uu ka baxay marxuun
TACSI MADAXWEYNE: 02/04/2020 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga...
View ArticleHayada Sirdoonka Somalia (NISA) oo Baadigoobaysa Weriye u shaqeeya Idaacada...
NISA waxay talaabada sharciga ah ee ku haboon ku qaadaysaa Harun Macruf, oo leh xiriiro khatar ku ah amniga Qaranka, kuna kacay falal ka baxsan anshaxa warbaahinta. Waxaan hay’adaha dalka la...
View ArticleSida uu weeraryahanka Ivory Coast u hakiyay dagaalkii sokeeye ee ka socday...
Sida uu weeraryahanka Ivory Coast u hakiyay dagaalkii sokeeye ee ka socday dalkiisa hooyo Garoonka Al-Merrikh Stadium, oo ku yaalla magaalada labaad ee ugu weyn dalka Suudaan ee Omdurman, kama mid...
View ArticleCiyaarahanka Didier Drogba oo si adag ugu jawaabay Laba Dhaqtar oo Faransiisa...
It is totally inconceivable we keep on cautioning this.Africa isn’t a testing lab.I would like to vividly denounce those demeaning, false and most of all deeply racists words. Helps us save Africa...
View ArticleEx-wasiir yuusuf Garaad oo ka hadlay Hanjbaad Sirdoonka Somalia Warbaahinta u...
Ex-wasiir yuusuf Garaad oo ka hadlay Hanjbaad Sirdoonka Somalia Warbaahinta u mariyeen Weriye Haaruun Macruuf Wasiirkii hore ee arrimaha dibedda Soomaaliya iyo tifaftirihii hore ee BBC Somali, Yuusuf...
View ArticleMarch jobs report: U.S. economy loses 701,000 payrolls, unemployment rate...
March jobs report: U.S. economy loses 701,000 payrolls, unemployment rate jumps to 4.4% The U.S. economy shed jobs for the first time in a decade in March and the unemployment rate rose more than...
View ArticleFariin Cajiiba oo ka timi Nicolas Berlanga,”EU Ambassador to Somalia” oo ku...
These are not days for celebrations. However,after reaching 10k followers,I recuperate the video I did when I took up my position in Somalia 10 months ago.Sincerely speaking,I believe our actions have...
View ArticleDuuliye u dhashay Dalka Kenya oo naftiisa u huray badbaadinta muwaadiniin...
Duuliye u dhashay Dalka Kenya oo naftiisa u sadqeeyay badbaadinta muwaadiniin Kenyan ah oo ku xayirnaa Magaalada Newyork-USA Duuliye sare oo ka tirsanaa shirkadda Diyaaradaha Kenya Airways ayaa...
View ArticleCiidamada Badda Mareykanka oo xilkii ka caydhiyey kabtan sir culus fashiliyey
Ciidamada Badda Mareykanka oo xilka ka qaaday kabtan sir culus fashiliyey Capt Brett Crozier wuxuu qoray warqad uu tallaabo degdeg ah ku dalbaday Kabtanka Ciidamada Badda Mareykanka ee USS Theodore...
View ArticleMadaxweyne amray in toogasho lagu dilo qofkii diida xayiraadda coronavirus
Madaxweyne amray in toogasho lagu dilo qofkii diida xayiraadda coronavirus Madaxwetnaha dalka Philippine, Rodrigo Duterte, ayaa ka digay in laga dhaga adeygo amarka ay dowladdu xayiraadda ugu soo...
View ArticleSoomaaliya oo shaacisey kiisas cusub oo Coronavirus oo soo kordhay
Soomaaliya oo shaacisey kiisas cusub oo Coronavirus oo soo kordhay Wasaaradda caafimaadka ee Soomaaliya ayaa sheegtay in laba kiis oo cusub oo Coronavirus ah laga helay Soomaaliya, iyada oo tirada...
View Article