Quantcast
Channel: Qaran News
Browsing all 27666 articles
Browse latest View live

Daawo:Suldaan shaaciyey inaan S/land wax dan ahi ugu jirin inay Somalia...

View Article


Somaliland:Daawo,Mayor looga shakisan yahay inuu Qabo Xanuunka Coronavirus oo...

View Article


Daawo:Wasiir shaaciyey Sababta Dawlada S/land u joojin waydey Diyaarada...

View Article

Qandaraasle Ajaaniba oo ku sugan Muqdisho oo laga helay Xanuunka Coronavirus

The @UN in #Somalia confirms that an international employee of a private contractor has been diagnosed with #COVID-19. For more: https://t.co/792T1QTF9q pic.twitter.com/OKxwsWT5kB — UNSOM (@UNSomalia)...

View Article

Coronavirus – Africa: African Union Member States (50) reporting COVID-19 cases

Africa Centres for Disease Control and Prevention (Africa CDC) PRESS RELEASE Coronavirus – Africa: African Union Member States (50) reporting COVID-19 cases ADDIS ABABA, Ethiopia, April 4, 2020/ —...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo:Soomaaligii ugu da`da yaraa ee u dhinta cudurka coronavirus oo la aasay...

Waxaa shalay xaafadda Brixton ee koonfurta magaalada London lagu aasay Ismail Mohamed Abdulwahab oo 13-jir ahaa kaas oo u geeriyooday cudurka coronavirus ee faraha ba`an ku haya caalmka. Wiilkan yar...

View Article

Empowering Weak Institutions: Reform Finance Ministry and Central Bank

Empowering Weak Institutions: Reform Finance Ministry and Central Bank Embedding the Ministry of Finance with 19 talented and skilful academics, 95 tax inspectors and 350 taxmen will envisage...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xog-xasaasiya:Hub iyo dhar ciidan oo sharci darra ah oo lagu qabtay Addis Ababa

Xog-xasaasiya:Hub iyo dhar ciidan oo sharci darra ah oo lagu qabtay Addis Ababa Komishinka Booliska ismaamulka magaalada Addis Ababa ayaa sheegay hub iyo dhar ciidan oo sharci darra ah in lagu qabtay...

View Article


Daawo:Culimada S/land oo Fadwo & Bayaan Cusub ka soo saaray Xidhitaanka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nolosha Maxaabiista ururka Xamas ee u xidhan dowladda Sacuudiga oo loo baqayo

Nolosha Maxaabiista ururka Xamas ee u xidhan dowladda Sacuudiga oo loo baqayo  Xarakada Xamas ayaa ka codsatay dowladda Sacuudi Carabiya inay sii deyso maxaabiista reer Falastiin ee u xiran, gaar...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Halgamaa somaliyeed oo cudurka Halista ah ee coronavirus ugu geeriyooday...

Caasimadda dalka Ingiriiska ee London ayaa waxaa maanta cudurka halista ah ee Coronavirus ugu geeriyooday halgamaa Soomaaliyeed oo kamid ahaa dhallintii lasoo shaqeeyay Ururkii Dhallinyarada SYL....

View Article

Daawo:Qaadwalayaasha Qaadka ka keena Itoobiya oo war cusub soo saaray

View Article

Daawo:Wasiir Max’ed Kahin oo ka hadlay Dad xanuunka coronavirus laga helay oo...

View Article


Daawo:M/weyne-xigeenka & Wasiirka Maaliyada S/land oo la hadlay...

View Article

Safaarada Maraykanku ku leeyahay Muqdisho oo Jawaab adag ka bixisay...

@harunmaruf is a respected, professional @VOANews journalist & one of the most influential #Somali journalists. @HSNQ_NISA attacks threaten #pressfreedom & independent media as a foundation of...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’isal wasaare u geeriyooday Xanuunka Coronavirus

Ra’isal wasaare u geeriyooday Coronavirus   Ra’isal wasaarihi hore ee Libiya Maxamuud Jibriil Ra’isal wasaarihi hore ee dalka Liibiya Maxamuud Jibriil ayaa u geeriyooday cudurka Coronavirus uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisal-Wasaaraha UK oo Cusbitaal la dhigay+Sababta loo dhigay

Ra’iisal-Wasaaraha UK oo Cusbitaal la dhigay Raysal Wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson ayaa isbitaal la dhigay ka dib markii 10 maalmood ka hor laga helay Coronavirus, sida laga soo xigtay Downing...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

M/weyne Trump oo shaaciyey iny dalkiisu galay Todobaadkii ugu dhimashada iyo...

  Madaxweynaha waddanka Mareykanka, Donald Trump, ayaa waxa uu dadka dalkiisa uga digay inay isu diyaariyaan sare u kac ku yimaada dhimashada ka dhalanaysa cudurka coronavirus, isagoo sheegay in...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dal Meydadka Dadkiisa u dhintay Xanuunka Coronavirus ay dariiqyada daadsan...

  Qeyladhaan baahsan ayaa waxaa ay kasoo yeedheysaa dalka Ecuador oo ka mid ah dalalka caalamka ee uu cudurka coronavirus aadka u saameeyay, waxaana iminka soo shaac-baxaya muuqaalada meydadka dadka u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xog:Siciid Deni & Axmed karaash oo Khilaaf weyni ka dhex qarxay+Sababta &...

Xog:Siciid Deni & Axmed karaash oo Khilaaf weyni ka dhex qarxay+Sababta & Waxa laysku hayo Deni iyo Axmed Karaash Wararka laga helayo madaxtooyada Puntland, ayaa sheegaya in uu soo if-baxay...

View Article
Browsing all 27666 articles
Browse latest View live