Biyaha caagadaha waaweyn ee Hargeysa laga isticmaalo oo qaarkood ay tayadoodu...
Shirkadaha biyaha sifeeya ee Somaliland waxa ay u eegyihiin kuwo aan cidi daba galin agabka ay biyaha ku shubaan oo nadaafadoodu ay aad u liidato, gaar ahaan caagadaha waaweyn ee biyaha lagu soo...
View ArticleIiraan oo u hanjabtay ciidamada badda ee Mareykanka+Muqaal Doonyaha Dheereeya...
Iiraan oo u hanjabtay ciidamada badda ee Mareykanka Ciidamada badda ee Mareykanka ayaa sheegay in maraakiibta Iiraan “ay aad ugu soo dhawaadeen iyagoo xawaare dheer ku socda” Milatariga Jamhuuriyadda...
View ArticleBoqortooyada Saudi Arabia oo shaacisay Go’aan Cusub ku saabsan labada Xaram
Boqortooyada Saudi Arabia oo shaacisay Go’aan Cusub ku saabsan labada Xaram Dowladda Sacuudiga ayaa Isniintii dheereysay mamnuucidda dadweynaha ee ay kusoo rogtay Masjidka Xaramka iyo Masjidka Nebiga...
View ArticleSomalia oo shaacisay in Kiisaska Covid 19 ee laga helay Muqdisho aad u korodhay
Somalia oo shaacisay in Kiisaska Covid 19 ee laga helay Muqdisho aad u korodhay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa caawa soo saartay warbixinteedii maalin laha aheyd ee cudurka Coronavirus,...
View ArticleSoomaalida qurbaha oo dadkooda gaadhsiiya sheekooyinka argagaxa leh
Soomaalida qurbaha oo dadkooda gaadhsiiya sheekooyinka argagaxa leh Nadiir Nuur oo wadi jiray mid ka mid ah basaska London, oo la sawiran gabadhiisa, ayaa dhintay kaddib markii uu ku dhacay xanuunka...
View ArticleCopy Can the coronavirus be spread through fart
The smell may be hell but the mist could leave you pissed. Two Australian doctors are weighing in about the spread of the coronavirus “down under” — whether it can be spread through farts, that is....
View ArticleSoomaalidu waa Dad dhaqan oo Dabar go’aaya Qaybtii 3’aad
Soomaalidu waa Dad dhaqan oo Dabar go’aaya Qaybtii 3aad Qaybta waxaynu ku eegi doonaa mid ka mid ah shantii tiir ee ku xusnaa qaybtii Labaad aynu ku bilowno tiirka gebi ahaanba Dabar go`ay oo ah...
View ArticleTacsi Madaxweyne
Taariikh: 21/04/2020 TACSI MADAXWEYNE INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka...
View ArticleWakiilka Midowga Yurub ee Somalia oo Gaashaanka ku dhuftay Xoggo la baahiyey...
I am happy to contradict this information. The authorities already know EU lines of assistance going to Somaliland, including awareness/ information campaigns, equipment under WHO, and possibly Budget...
View ArticleQorshaha Mareykanka damacsan yahay haddii uu geeriyoodo Kim Jong...
Qorshaha Mareykanka damacsan yahay haddii uu geeriyoodo Kim Jong Un+Haweenayda karta Dowladda Mareykanka ayaa diyaarisay qorshe xooggan oo la xiriira Korea-da Waqooyi, kaasi oo ku talo-galaya...
View ArticleDadkii ugu tirada badnaa oo maanta Muqdisho ugu geeriyooday xanuunka Coronavirus
6 qof ayaa maanta kaliya Muqdisho ugu geeeriyootay cudurka Coronavirus, waana tiradii ugu badnayd ee hal mar cudurka u geeriyoota tan iyo markii uu dalka ku faafay. Waxaa kale oo la diiwaan...
View ArticleWakiilka Uk u Jooga Somaliland oo ka hadlay Colaada ka istaadhantey Degaanka...
Deeply concerned by renewed violence in Fadhigaab. Call on all sides to exercise restraint and honour December’s #CeelAfweyn peace agreement. Further conflict will only claim more lives, hinder the...
View ArticleBoqortooyada Sacuudiga oo dil ku fulisay dadkii ugu badnaa Abid
Sucuudiga oo dil ku fuliyay dadkii ugu badnaa Abid Sacuudiga ayaa fuliyay dilal gaadhaya 184 qof sanadkii la soo dhaafay, waa tiradii ugu badanayd, iyada oo horayna looga digay, waxaa sidaas sheegay...
View Article