Xasuuqii Jasiira – Taxanaha Soomaali waa walaalo, Q. 8’aad
Waxaan anigu ka mid noqday shantii qof ee ugu dambeeyay ee hoos looga dhaadhiciyo buurtii ciidda ahayd, waxaanan ugu tegay dadkii oo fadhiya, una fadhiya sidii hore ee saf-safka ahayd oo kale,...
View ArticleObama oo Trump ku dhaliilay qaabka uu u maareeyay faafitaanka Coronavirus
Obama oo Trump ku dhaliilay qaabka uu u maareeyay faafitaanka Coronavirus Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Barack Obama ayaa madaxweyne Trump si adag ugu dhalliilay qaabkii uu u maareeyay...
View ArticleIran oo weerar dhanka Internet-ka ah ku qaaday xarumo ku yaalla Gudaha Israel
Iran oo weerar dhanka Internet-ka ah ku qaaday xarumo ku yaalla Gudaha Israel Iran ayaa masuul ka ahayd weerar baahsan oo dhanka Internet-ka a,h kaasi oo bishii lasoo dhaafay lagu qaaday nidaamka...
View ArticlePuntland: Wasiirkii Saddexaad iyo Xildhibaan laga Helay Coronavirus
Puntland: Wasiirkii Saddexaad iyo Xildhibaan laga Helay Coronavirus Wasaaradda Caafimaadka dowladda Puntland ayaa xaqiijisay in Wasiirkii saddexaad oo ka tirsan xukuumadda Puntland laga Helay...
View ArticleMadaxweynaha Talyaaniga oo ka hadlay siidaynta Haweenay Talyaani ah oo afduub...
Haweeney Talyaani ah oo laga afduubtay Kenya xilli ay tabaruce ahaan u shaqeyneysay ayaa muddo 18 bilood ah kadib lagu guulaystay in lagasoo sii daayo Soomaaliya . Madaxweynaha Talyaaniga Giuseppe...
View ArticleWaraysigii laga qaaday gacan-ku-dhiiglihii fuliyay Xasuuqii Jasiira –...
Waraysigan hoose wax laga qaaday Kornaylkii fuliyay Xasuuqii Jasiira, gacan-ku-dhiigle Canjeex. Inkasta oo uu Kornaylkani si aad ah isugu dayayo inuu marin-habaabiyo xaqiiqada, haddana wuxuu...
View ArticleWith no vaccine in sight, locally made COVID-19 drug gets green light
Turkey has approved the sales permit for a drug produced by a local firm to be used in the treatment of COVID-19. Turkey’s Presidential Communications Director Fahrettin Altun announced the news on...
View ArticleShirkadda Telesom oo Guddida Ka Hortagga Covid19 Ku Wareejisay Deeq dhan...
Shirkadda Telesom oo Guddida Ka Hortagga Covid19 Ku Wareejisay Deeq dhan $840,000 I Shirkadda Telesom ayaa maanta Guddida Ka Hortagga Covid19 Ku Wareejisay $840,000 oo isugu jira $640,000 qalabka...
View ArticleSucuudiga oo saddex laabay cashuurta iibka si loo kaabo dhaqaalaha dalka
Sucuudiga oo saddex laabay cashuurta iibka si loo kaabo dhaqaalaha dalka Sucuudiga ayaa saddex laabay cashuurta iibka ee saaran badeecadaha dadku iibsadaan, talaabadaas oo qayb ka ah qorshaha tashiilka...
View ArticleMarkab dagaal oo ay Iiraan leeedahay oo si aan ulakac ahayn loo burburiyay
Markab dagaal oo ay Iiraan leeedahay oo si aan ulakac ahayn loo burburiyay Sawirka biya -mareenka Hormuz 19 badmaxiin ah ayaa ku dhintay 15 kalana way ku dhaawacmeen ka dib markii mid ka mid ah...
View ArticleGabadh Soomaali ah oo qoyskeeda ay ku ogaadeen arrin aysan ka filaneynin
Gabadh Soomaali ah oo qoyskeeda ay ku ogaadeen arrin aysan ka filaneynin “Maxaa tiri?! Hilibka waan ka caagganahay aa?….yaah?!… Maxaa xiga marka… ma waxaad tuuri rabtaa xijaabka?!” Hadalladaas waxaa...
View ArticleMaamulka Puntland oo hub fara badan lagala baxsaday,Halka lala galay &...
Maamulka Puntland oo hub fara badan lagala baxsaday,Halka lala galay & wararkii ugu dambeeyey Warar soo baxaya ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa Puntland oo ku sugnaa gobolka Bari ay habeen...
View Article