Degdeg: Qarax xoog leh oo ka dhacay xeebta Liido ee Muqdisho
Degdeg: Qarax xoog leh oo ka dhacay xeebta Liido ee Muqdisho Qarax xoog leh ayaa goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimaddd Soomaaliya. Qaraxa oo dhawaqiisa laga maqlay inta badan Muqdisho...
View ArticleDuqa Degmadda Xuddun oo ka Hadlay Xaalada Nabadgelyo ee Deegaanka...
Guddoomiyaha degmadda Xuddun ee gobolka Sool Faarax Cali Ibraahin, ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee shaqaaqadu ku dhexmartay deegaanka Jidbaale. Waxaa kale oo uu soo jeediyay madaxda...
View ArticleQoraal Rasmiya oo uu soo saaray Mulkiilaha Hotelka Elite Muqdisho oo ka...
Dhammaan asaxaabta Iyo ehelkaba waan idiinkaga mahad celinayaa tacsida, ducada dadki ay wax naga wada gaareen Iyo is… Posted by Abdullahi Mohamed Nor on Sunday, 16 August 2020
View ArticleFaah-faahin: Wasiir Xalay lagu dilay magaalada Jowhar
Faah-faahin: Wasiir xalay lagu dilay magaalada Jowhar Wararka naga soo gaarayo Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabelle ayaa sheegaya in magaalada dhexdeeda lagu toogtay wasiir ka...
View ArticleBeesha Caalamka oo cadaadis dul-dhigtey Farmaajo
Beesha Caalamka oo cadaadis dul-dhigtey Farmaajo Warar ilo xog-ogaal ah oo Warbaahintu heshay ayaa sheegaya in uu socdo dedaalo lagu badbaadinaayo shirka Xukumada farmaajo iyo Maamul-goboleedyada...
View ArticleSannad guuradii koowaad ee Weerarkii Masjidka al-Noor & Ra’iisal-wasaaraha...
Sannad guuradii koowaad ee Weerarkii Masjidka al-Noor & Ra’iisal-wasaaraha Norway oo booqday Madaxda dowadda Norway ayaa booqday masjidka al-noor ee gobolkaasi Alershus kaas oo sannad ka hor uu...
View ArticleShaki la geliyay muwaadinimada haweeneyda uu musharrax Biden u doortay...
Tan iyo markii uu musharraxa madaxweyne ee xisbiga Dimuquraadiga Mareykanka Joe Biden ku dhawaaqay in Kamala Harrix uu u doortay madaxweyne kuxigeenkiisa ayaa waxaa isa soo tarayay dhanka baraha...
View Article