Hadaad ururiso, taariikhda maanta iyo shalley. Waxaad noqon doonta...
Hadaad ururiso, taariikhda maanta iyo shalley. Waxaad noqon doonta taariikhyahanka beri. Ardeydda jamacadda Somaliland waxan kula dardaarmayaa. Iney waxna akhriyaan journalkana iibsadaan. Waayo...
View ArticleHalkan ka Akhriso waxa Boqortooyada Sacuudi Carabiya ka fileyso M/weyne Joe...
Halkan ka Akhriso waxa Boqortooyada Sacuudi Carabiya ka fileyso M/weyne Joe Biden? Amiir Faisal bin Farhan Al Saud Wasiiirka Arrimaha dibedda Sacuudiga ayaa sheegay in boqortooyada ay niyad wanaagsan...
View ArticleDaawo:M/weyne Muuse Biixi oo Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay safiirka Dalka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Safiirka Dalka Denmark Amb. Ole Thonke Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta qaabilay safiirka dalka Denmark,...
View ArticleMawqifka Midowga Afrika ee xiisadda dagaal ee ka Aloosan Xadka Somalia & Kenya
Mawqifka Midowga Afrika ee xiisadda dagaal ee ka Aloosan Xadka Somalia & Kenya Guddoomiyaha Guddiga Midnimada Africa Muusa Faki Mahamat ayaa sheegay inuu ka walaacsan yahay xiisadda ka taagan...
View Article10 Nin oo macaashay lacag Tallaalka Covid 19 loogu iibin karo dhammaan Dadka...
10 Nin oo macaashay lacag Tallaalka Covid 19 loogu iibin karo dhammaan Dadka ku nool Caalamka Jeff Bezos lacagta uu helay ilaa bishii March wuxuu qof walba oo ka shaqeeya Amazon ka siin karay $105,000...
View ArticleBarlamaanka Turkiga oo ansixiyey Qaraar Cusub & Hawlgal ciidan oo ku wajahan...
Barlamaanka Turkiga oo ansixiyey Hawlgal ciidan oo ku wajahan Somalia Baarlamanka waddanka Turkiga, ayaa xalay ansixiyay Qaraar ku saabsan, in mudda sannad ah lagu kordhiyo Hawlgalka Ciidamada...
View ArticleSirdoonka Itoobiya oo digniin Xasaasiya soo saaray
Sirdoonka Itoobiya oo digniin Xasaasiya soo saaray Itoobiya ayaa dadka isticmaala baraha bulshada uga digtay wararka la faafinayo ee la xidhiidha xaaladda caafimaad ee Ra’iisul Wasaaraha dalkaas, Abiy...
View ArticleDawlada Marayakanka oo amar culus duldhigtay Dalka Eritrea
Dawlada Marayakanka oo amar culus duldhigtay Dalka Eritrea Mareykanka ayaa amar ku bixiyay in Eritrea sida ugu dhakhsiyaha badan ay dhammaan kala soo baxdo ciidamadeeda gobolka Tigray, sida ay ku...
View ArticleSomaliland: Gudoomiyaha maxkamada sare oo qaabilay wakiilka dalka Denmark
GUDDOOMIYAHA MAXKAMADDA SARE EE JAMHUURIYADDA SOMALILAND OO XAFIISKIISA KU QAABILAY SAFIIRKA WADDANKA DENMARK. Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna guddoomiyaha guddida cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland...
View Article