Quantcast
Channel: Qaran News
Browsing all 27666 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xusuusta 49 guuradii dilka halyey Gen.Ceynanshe,Salaad Gabeyre & C/qadir Dheel 

Xusuusta 49 guuradii dilka halyey Gen.Ceynanshe,Salaad Gabeyre & C/qadir Dheel Luulyo 3, 1972, abbaarahii 08:00 subaxnimo ayaa maanta oo kale ka soo wareegatay 49 sanno, dil murugo leh, si...

View Article


Daawo:Abwaan Yuusuf Shaacir oo shaaciyey inuu aqbalay Xil Xukumada Farmaajo u...

View Article


Somalidu maxay siyaasi xumuhu isugu soofaynayaa ee….

SOMALIDA MAXAA SIYAASI XUMUHU ISUGU SOOFEYNAYAA EE AY ISUGU FOOGAN YIHIIN ? !!! Somalinimadu waa isir iyo abtirsi ee maaha siyaasad iyo dal la kala leeyahay, fahamka iyo caqliga dadka yaanu caayin...

View Article

Daawo:Gudoomiyaha Shirkada Shidaalka Red Sea oo soo bandhigay Sababaha Keenay...

View Article

Abi Ahmed muxuu qalday?

ABIY AHMED MUXUU QALDAY ? !!! Siyaasadu waa shax lagu ciyaaro waayo aragnimo iyo khibrad dheeraad ah si aad guul uga gaadha , qofna kuma filna qalin iyo buug wax loogu dhigey oo kali ahi , waa in aad...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

A New Era of East African Trade

A New Era of East African Trade UAE port operator DP World and the government of Somaliland opened a new container terminal in the Berbera port this week. The new terminal increases the port’s...

View Article

Kumuu ahaa Captain, Allan Gibb ama (GIIB)

Kumuu ahaa Captain, Allan Gibb ama (GIIB) (Qaybta 1aad) By Cabdiraxmaan Fadli WA Australia. Waxaa isoo jiidatey sheekada xiisaha leh ee uu magaalada burco ka sheegay oday Sugulle Cabdi Yoome wiiggii u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xukuumadda oo iclaamisay qorshe Qaranku ku heli karo Koranto Jaban iyo...

Xukuumadda oo iclaamisay qorshe Qaranku ku heli karo Koranto Jaban iyo waxyaabaha sababta u ah cabashada Berbera Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta Jamhuuriyadda Somaliland, Jaamac Maxamuud...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sacuudiga Oo Billaabay Qorshe Uu Loolan Adag Kula Galayo Imaaraadka & Qatar

Dowladda Sacuudiga ayaa qorsheyneysa inay sameysato shirkad cusub oo dhanka duulimaadka ah, waxayna tartan dhanka suuqa duulimaadyada caalamiga ah la geli doontaa shirkadaha duulimaadyada ee ay...

View Article


Daawo: Musiibo ku habsatey Badhtamaha Hargeisa oo Dad ku naf waayey

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

TPLF oo shuruudo adag ku xidhay xabad-joojinta uu Abiy Ahmed  ku dhawaaqay

 TPLF oo shuruudo adag ku xidhay xabad-joojinta uu Abiy Ahmed  ku dhawaaqay   Mucaaradka qabsaday gobolka Tigray ayaa “mabda’ ahaan aqbalay” xabad-joojintii ay iclaamisay dowladda Abiy Ahmed, hase...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Abiy Ahmed oo shaaciyey in Safaaradaha Itoobiya ku leedahay Dalalka Caalamka...

Abiy Ahmed oo shaaciyey in safaaradaha Itoobiya ku leedahay Dalalka Caalamka Badhkood la xidhi doono+Sababta Abiy Ahmed Ra’iisal wasaaraha Itoobiya, ayaa sheegay in go’aankii uu kala soo baxey...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ninkii uggu taajirsanaa adduunka oo iskacasiley shaqadiisa

Ninkii uggu taajirsanaa adduunka oo iskacasiley shaqadiisa Bezos Jeff Bezo ayaa iska casiley hoggaamintii shirkadda Amazon, isagoo in muda ah soo maamulayey shirkaddan.. Milkiilaha shirkadda ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawirka todobaadka+Xildhibaan ka soo baxay xisbiga Waddani oo Galay Madaxtooyada

Sawirkani hoos yaala waxa ka muuqda xildhibaan Jamaal Adan Diiriye oo ka baxay xisbiga Waddani isla markaasina lagu wado in uu taageero xukumadda xisbiga Kulmiye oo olole ugu jirta sidii gudoomiyaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Koomishanka Xuquuqal Iinsaanka S/land oo ka Hadlay Hablo ku Xidhan Xabsiga...

 Koomishanka Xuquuqal Iinsaanka S/land oo ka Hadlay Hablo ku Xidhan Xabsiga Berbera Koomishanka xuquuqal iinsaanka Somaliland, oo ka hadlay 8 hablood oo lagu soo xidhay ku labishada calanka Soomaaliya...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

 Askar Dawladeed oo ka yaacday Falaago Dagaal kula jirta iskana dhiibay Dal...

 Askar Dawladeed oo ka yaacday falaago Dagaal kula jirta iskana dhiibay Dal deris la ah Askar ka tirsan ciidamada Afghanistan In ka badan kun askari oo ka tirsan ciidamada dowladda Afghanistan aya u...

View Article

Daawo:Arday ka hadashay Siduu u dhacay Dilkii Arday ay isku fasal ahaayeen oo...

View Article


Daawo:Hormoodka Jaamacada Camuud,Badhasaabka Awdal & Salaadiin ka hadlay Dil...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisal-wasaare Abiy Axmed oo shaaciyey inuu qoran karo Hal Milyan oo...

Ra’iisal-wasaare Abiy Axmed oo shaaciyey inuu qoran karo Hal Milyan oo dagaal-yahano Abiy Ahmed Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa maanta sheegay in dowladdiisa ay si fudud ku qoran karto hal...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Midowga musharaxiinta Somalia oo ku baaqey in laga horjoogsado Farmaajo inuu...

View Article
Browsing all 27666 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>