Daawo:Cali khaliif oo soo bandhigay sababtay Puntland uga doorbideen...
Daawo:Cali khaliif oo soo bandhigay sababtay Puntland uga doorbideen Somaliland inay wadahadalo la furan & sida qadiyaadaasi ku timi,dhinaca codsaday &…
View ArticleMaxaa sabab u ah sicir bararka soo noq noqda?
Marka aynu ka hadlayno dhaqaalaha kala duwan ee duunka waxaan garan karnnaa sida loogu kala duwanyahay adeegsiga nidaamyo kala duwan xaga nidaamka dhaqaalaha. Wadamadu si guud way u adeegsan karaan si...
View ArticleKhasaaraha iyo Faa’idooyinka uu JSL u yeelan karo Saldhiga Ciidanka...
Somaliland waxay dhacdaa marin biyoodka muhiimka ah ee loo yaqaan Baab Al Mandab ( The gate of tears ) marinkaas oo sida Suez-ka oo kale isku xidha Badda cad, Bada cas iyo Badweynta Hindiya. Marinkan...
View ArticleWaayahaygii Xabsiga: Saldhigga Madaarka Illaa Sirdoonka Gobolka Maroodijeex.....
Wakhtigu waxa uu ahaa 21’kii bisha Julaay, sannadkii 2014ka, waa galab Ramadaan ah oo aan madaarka Cigaal u tegay laba ujeeddo… Soo dhaweynta Murashaxii hore ee Madax-weyne ku-xigeenka UCID Md...
View ArticleXukumadda Somaliland oo cadaysay in ayna xidhi doonin dugsiga Nile ee dawlada...
Hargeysa,(Qaran-news)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dr Sacad Cali Shire, ayaa ka hadlay damaca ay dawladda Turkigu ku doonayso in la xidho dusiga Nile Academy oo ay ku eedaynayso inay...
View ArticleDaawo:Qaar ka mida Mujaahidiintii SNM oo ka dareenceliyey Hadalo Xajiin badan...
Daawo:Qaar ka mida Mujaahidiintii SNM oo ka dareenceliyey Hadalo Xajiin badan oo ka soo yeedhay Muuse Biixi,Tunkana u saaray sababaha qarxiyey dagaalkii Sokeeye ee 1994-kii
View ArticleDaawo:Maxamed Biixi oo digniin culus u diray Muuse Biixi,iskana difaacay Eedo...
Daawo:Maxamed Biixi oo digniin culus u diray Muuse Biixi,iskana difaacay Eedo Xubno uu ka mid yahay kaga yimi Muuse & Xisbiga Kulmiye
View ArticleThe soldier needs English translator pleas read the Kenyan Star Article Cited...
THE SOLDIER NEEDS ENGLISH TRANSLATOR. PLEASE READ THE KENYAN STAR ARTICLE CITED BY COL MUSA AND SMILE For all those who can read, write and understand ENGLISH, please take few minutes to read the...
View ArticleDaawo:Wasiirada Deegaanka Shukri Bandare oo sida Fiinta uga qaylisay Taliyaha...
Daawo:Wasiirada Deegaanka Shukri Bandare oo sida Fiinta uga qaylisay Taliyaha Booliiska oo ay sheegtay inuu caqabad ku noqday……
View ArticleMuumin Seed oo Kulmiye ka waayay haybadii uu Waddani ku lahaa wada hadalna la...
Gudoomiya ku xigeenkii hore ee xisbiga Waddani Muumin Seed ayay u cadaatay in Suldaan Dhawal ka bur-buriyey johoradii iyo haybadii uu ku haystay xisbiga Waddani. Muumin wuxuu fahmay in Suldaanku uu...
View ArticleXildhibaan Dhalasho ahaan ka soo Jeeda Somaliland oo loo doortay Guddoomiyaha...
Xildhibaan Asal ahaan ka soo Jeeda Somaliland oo loo doortay Guddoomiyaha ku meel gaadhka ah ee Barlamaanka Cusub ee Somalia Waxaa goor dhaweyd la soo gabagabeeyay dhaarta xildhibaannada labada aqal...
View ArticleMaxaa ka khaldan Axsaabta Somaliland?
Shacabka Somaliland waa dun xariira oo dulqaad iyo adkaysi aan la koobi karin leh, shacabkani isaga ayaa udub dhexaad u ah jiritaanka iyo qarannimada somaliland iyaka oo mar walba kaashanaya...
View ArticleFadeexada ugu wayn miisaaniyada 2017: Wasiir Zamzam oo u qortay 5 bilyan...
Waxa umadda Somaliland fajac ku noqday ka dib markii wasiir Zamzam ay u qoondaysay miisaaniyada ugu yar oo ah 5 bilyan taas oo ahayd 16 bilyan sanadkan 2016. Hadaba tani waa fadeexada ugu wayn ee ku...
View ArticleGudoomiyihii garabka haweenka ee xisbiga Kulmiye iyo dhamaan madaxdii...
Hargeysa,(Qaran-news)-Waxaa goor dhawayd xilkii iyo xubnimadii Xisbiga Kulmiye iska casilay Guddoomiyihii Garabka Haweenka Gobolka Maroodijeex ee Xisbiga Kulmiye, qaar ka mid ah Guddoomiyayaasha...
View ArticleMurashaxa Madaxweynaha Waddani Oo Kulan Casho ah u Sameeyey Weftigii Ka...
Hargeysa(Qaran-news)-Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Md.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa xalay kulan casho ah u sameeyey weftigii ka socday...
View ArticleEmailo laga helay mid ka mid ah gudoomiyayaasha asxaabta qaranka Somaliland...
London,(Qaran-news)- Waxa aanu dhawaan dadweynaha reer Somaliland la wadaagi doonaa emailo sir ah oo tiro badan isla markaasina laga helay mid ka mid ah gudoomiyayaasha xisbiyada qaranka Somaliland,...
View Article