Quantcast
Channel: Qaran News
Browsing all 27666 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Farmaajo oo u Magacaabay Taliye cusub Ha’yada Sirdoonka Somalia+Taliyihii...

Farmaajo oo u Magacaabay Taliye cusub Ha’yada Sirdoonka Somalia+Taliyihii hore Fahad Yassin oo uu xil cusub u magacaabay   WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul-wasaare Rooble oo ganafka ku dhuftay Magacaabidii Farmaajo+Weerar...

Ra’iisul-wasaare Rooble oo ganafka ku dhuftay Magacaabidii Farmaajo+Weerar culus oo uu ku qaaday Farmaajo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo saaray qoraal jawaab u ah...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waa kuma Maxamed Xasan Akhund – Ra’iisal-wasaaraha xukuumadda cusub ee Taliban?

Waa kuma Maxamed Xasan Akhund – madaxa xukuumadda cusub ee Taliban?     Hoggaamiyaha dowladda cusub ee kooxda Taliban ay soo dhistay Maxamed Xasan Akhund, waxuu muddo dheer madax u ahaa golaha ugu...

View Article

Daawo:Siyaasi Warancade oo Magacyo u bixiyey 10 Dawladood oo uu sheegay inay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiye Cirro oo ka qeybgalay Munaasibad loo qabtay Arday ka qalinjebisay...

 Gudoomiye Cirro oo ka qeybgalay Munaasibad loo qabtay Arday ka qalinjebisay Jaamacada Gollis Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa maanta magaalada Hargeysa...

View Article


War-saxaafadeed laga soo saaray Kulan M/weyne Biixi Qasriga madaxtooyada kula...

Halkan ka Daawo Muqaalka warkan:- WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu qaabiley madaxa Bangiga Adduunka Marwo Kristina Svensson oo ay wehelinayso...

View Article

Xarunta Xuquuqal Insaanku waxay maanta soosaartay warbixinteedii Afar...

Warsaxaafadeed 8/09/2021 Xarunta Xuquuqal Insaanku waxay maanta soosaartay warbixinteedii Afar Biloodlaha ah ee 2021. Warbixinta Xaruntu ay soo saartay waxa ay tilmaamaysaa tacadiyo ka dhana xuquuqda...

View Article

War laga soo saaray Kulan M/weyne Muse Biixi Madaxtooyada kula yeeshay Wefti...

Halkan ka Daawo Muqaalka Warkan:- WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo kulan la qaatay masuulin ka kala socda xafiiska horumarinta mashaariicaha Dalka Uk,...

View Article


International partners urge Somali leaders to reduce political tensions and...

PRESS RELEASE International partners urge Somali leaders to reduce political tensions and focus on electoral process We continue to engage a wide range of Somali leaders to urge for a rapid resolution...

View Article


Africa: APO Group Partners with the Canada-Africa Chamber of Business to...

TORONTO, Canada, September 8, 2021/ — The Canada-Africa Chamber of Business (www.CanadaAfrica.ca) and APO Group, the leading Pan-African communications consultancy and press release distribution...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xasaasi:Xildhibaanad shaacisay inay Laba Sanadood gurigeeda u tagi la’dahay...

Xildhibaanad shaacisay inay Laba Sanadood gurigeeda u tagi la’dahay cabsi ay ka qabto Farmaajo iyo Fahad Xildhibaan Sacdiyo Xaaji Yasiin oo hadal ka jeedisay kulan lagu dalbanayey in Ikraan Tahliil...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xiisada Muqdisho oo Cirka isku shareertay:Ra’iisul-wasaare Rooble oo Xilkii...

Ra’iisul-wasaaraha Somalia oo Xilkii ka qaaday Wasiirka Amniga,Wasiir Cusubna magacaabay  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxmaed Xuseen Rooble ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa wuxuu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladda Itoobiya oo shaaca ka qaadey xabaalo wadareedyo,Cida laysay & Cida...

Dowladda Itoobiya oo shaaca ka qaadey xabaalo wadareedyo Saraakiisha dowladda Ethiopia, ayaa ku eedeeyey dagaal yahanada Tigreega, iney ku dileen 120 qof oo rayid ah ismaamulka ay dariska yihiin ee...

View Article


Maanta Cirro Iyo Waddani Wada Nahay

Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakato. Waxaan halkan aad uga salaamayaa bahda Saxaafada iyo shacabweynaha somaliland. Ano in muda ka maqnaa warbaahinta aya jeclaysatay in maqaalkan qoro oo dhowr...

View Article

Daawo:Nuxurka Khudbad Wasiirka Warfaafinta S/land ka jeediyey Madal laba...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

M/weyne Shaaciyey inuu Ciidamadiisa kala baxaayo Muqdisho haddii aan...

M/weyne Shaaciyey inuu Ciidamadiisa kala baxaayo Muqdisho haddii aan khilaafka Aloosan Xal loo helin Madaxweyne Farmajo iyo Museveni oo ku kulmaya madaxtooyada Uganda Madaxweynaha Uganda Yoweri...

View Article

Daawo:Xog-hayaha Guud ee Xisbiga Waddani oo ka hadlay Arimo xasaasiya

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dacwad Lid ku ah Taliyihii hore ee Sirdoonka Somalia & Kuxigeenadiisa oo loo...

Dacwad Lid ku ah Taliyihii hore ee Sirdoonka Somalia & Kuxigeenadiisa oo loo gudbiyay Maxkamadda Ciidamada+Cida Gudbisay    Xafiiska Xeer Ilaalinta Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa sheegay...

View Article

Daawo:Gudoomiyaha Golaha Wakiilada S/land oo Amaawiir Cusub faray...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maayirka Hargeysa oo xilka ka caydhiyey qaar ka mida Guddoomiyeyaasha...

Maayirka Hargeysa oo xilka ka caydhiyey qaar ka mida Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Hargeysa Halka qaarna kalena uu isku-shaandheyn ku sameeyay.

View Article
Browsing all 27666 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>