Quantcast
Channel: Qaran News
Browsing all 27666 articles
Browse latest View live

Daawo:Suldaan ka mida Salaadiinta Beesha Isaxaaq oo duray hadallo dhiifoon oo...

Daawo:Suldaan ka mida Salaadiinta Beesha Isaxaaq oo duray hadallo dhiifoon oo ka soo yeedhay Suldaan habaar

View Article


Daawo:Suldaan kashifay Sida Suldaan Habar u Dhaawacmay & Cida dhaawacday...

Daawo:Suldaan kashifay Sida Suldaan Habar u Dhaawacmay & Cida dhaawacday dagaaladii sokeeye

View Article


Xidhiidh Wanaagsan Ayaanu Leenahay Somaliland Iyo Somaliyaba

Hargeysa(Qaran-news)-Raysalwasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn, ayaa markii u horaysay ka hadlay isbedelada dhinaca dekedaha ee ka socda gobalka Geeska Afrika, waxaanu sheegay in dalkiisu xidhiidh...

View Article

Arrin Iga Yaabiyey! Qalinkii: Cabdishakuur X. Muxumed (Heersare)

Waxa dhawaan i soo gaadhay in idaacadda qaranka Somaliland ee Radio Hargeysa laga sii daayey codad mid ka mid ah baraha bulshada gaar ahaan WhatsApp-ka laga soo dejiyey. Warkii waan dhegaystay, qodobka...

View Article

Book Review by Bashir Goth

Click here

View Article


Wasiirrada Makaahiil ee ka tirsan dawladda Siilaanyo ee la soo faray haddii...

Laba Wasiir iyo wasiirro xigeenno ay weheliyaan xubno ka socda golayaasha dawladda oo dhammaantoodba ka soo jeeda beelaha Makaahiil ( Samarroon ) ee gobolka Awdal, ayaa muddo maalma ahba iyaga oo ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaan Ka Tirsan Xisbiga Waddani Oo La Weeraray

Hargeysa (Qaran-news)-Xildhibaan Weli Axmed Xaawa oo katirsan golaha wakiiladan Somaliland ayaa waxa weerar gacan ka hadal ah kusoo qaaday rag la sheegay inay qaraabo yihiin wasiirka wasaaradda...

View Article

Fasiraadda eeddii weynayd ee been abuurka ahayd ee ka soo yeedhay Muuse Biixi...

Muuse Biixi waxa uu goob kasta ka sheegay in xisbiga Waddani uu yahay xisbi qabiil waxaanu ula jeeday reerka uu ka dhashay Cabdiraxmaan Cirro. Inkastoo Xisbiga Waddani yahay Xisbi qaran oo umadda reer...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Amb.Axmed Safiina oo lagala Baxay Hotel ku yaala Nairobi,Xaggee & Maxaase...

Axmed Safiina oo lagala Baxay Hotel ku yaala Nairobi,Xaggee  & Maxaase lagu haystaa+Doorka Kulmiye ku leeyahay! Nairobi-(Qaran-news)-Sida ilo wareedyo xog-ogaal ahii u xaqiiyeen Warfidiyeenka...

View Article


Danaha Siyaasadeed Iyo Dhaqaale Ee Ka Dhexeeya Xisbiga Kulmiye Iyo...

Si aynu u wada fahano siraha ku duugan dhaqdhaqaaqyada siyaasadeed ee xisbulxaakinka Kulmiye waa inaad marka hore hoos ugu daadegtid magaca xisbiga iyo astaamihiisa gaarka ah Kulmiye waa magac laga...

View Article

Daawo:Maamulka Khaatumo oo shaaciyay in shirkii Somaliland ku dhexmaray...

Daawo:Maamulka Khaatumo oo shaaciyay in shirkii Somaliland ku dhexmaray Adis-ababa ka dhex arkeen danahay Baadigoobayeen,kuna Hanjabay inaan Buhoodle lagu qaban Karin shir ay ku baaqeen Isimada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Magaalada Hargeysa oo taageerayaal laxaadlihi ay ku soo biireen xisbiga...

Hargeysa(Qaran-news)-Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa kulan aad u ballaadhan oo haween-weynaha ardaaga Reer Goob-doob/Ciida-gale ay ku muujinaayeen...

View Article

Daawo:Taageerayaal Mug & Miisan leh oo ka soo jeeda Beesha Bariga Burco oo ku...

Daawo:Taageerayaal Mug & Miisan leh oo ka soo jeeda Beesha Bariga Burco oo ku biiray Xisbiga Waddani

View Article


Ciidanka booliska oo heegan la galiyay soona qab qaban doona cidii hadasha ee...

View Article

Holmes Report and African Public Relations Association (APRA) Launch First...

PRESS RELEASE Holmes Report and African Public Relations Association (APRA) Launch First Africa SABRE Competition The Global SABRE Awards recognize the best PR campaigns from more than 5,000 entries...

View Article


Xisbiga Waddani Oo Shir-qool Siyaasaddeed Ku Tilmaamay Xadhiga Ambassador...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirweynahii beesha Toljecle oo la soo gabagabeeyay iyo nuxurka go’aanadii ka...

SHIRWAYNIHII BEESHA AHMED SHEIKH ISAXAAQ (TOLJECLE) OO LASOO GABAGABEEYAY IYO NUXURKA GO’AAMADII KASOO BAXAY Maanta oo ay taariikhdu tahay 02/01/2017, waxaa shir ku qabsaday beelaha Toljecle, shirkan...

View Article


Daawo barnaamij ka hadlaaya Djibouti USA African Growth opportunity Act AGOA...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dawlada Hoose Ee Hargeysa Oo Si Ula Kac Ah U Joojisay Wadada Madaarka Ka...

Hargeysa,(Qaran-news)-Dowladda hoose ee magaalada Hargeysa ayaa joojisay waddo muhiim ah oo ay ka waday xaafadda Masallaha, taasi oo ka imanaysay dhinaca Airportka isla markaana ku dhammaanaysa suuqa...

View Article

Daawo:Xisbiyahan ka soo Jeeda Beesha Bariga Burco oo Fariin Dhaxalgala u...

Daawo:Xisbiyahan ka soo Jeeda Beesha Bariga Burco oo Fariin Dhaxalgala u diray Muuse Biixi

View Article
Browsing all 27666 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>