Daawo:Gudoomiye Cirro oo Luuqad adag kula hadlay Muuse Biixi,soona fadhay...
Daawo:Gudoomiye Cirro oo Luuqad adag kula hadlay Muuse Biixi,soona fadhay Hagaradaamooyinku geystay
View ArticleDaawo:Cali Khaliif oo shuruud ku xidhay Heshiis uu la galo Somaliland,...
Daawo:Cali Khaliif oo shuruud ku xidhay Heshiis uu la galo Somaliland, Distoorka Somaliland-na duray+tafsiir uu ka bixiyey hadafka & Ujeedada uu ka leeyahay Wadahadalada Khaatumo & S/land.
View ArticleDaawo:Xog-hayaha Warfaafinta Waddani oo si iskumid ula hadlay Gudoomiye Cirro...
Daawo:Xog-hayaha Warfaafinta Waddani oo si iskumid ula hadlay Gudoomiye Cirro & Muuse Biixi
View ArticleXil ku qooq xilli ku qooq iyo xilli walba qooq
XIL KU QOOQ, XILLl KU QOOQ,IYO XILLI WALBA QOOQ. Jeer oon seddex qol, oo qayb meel tahay, aan kala qaloon, qaarba meel dhigo, Qoslo waa maya,Qasdi waa meel. Adduunyada iyo arimaheeda is daba...
View ArticleMid ka mid ah emailada khaaska ah ee laga helay Faysal muxuu daaran yahay –...
Waxaa Shabakada Qarannews hore idiinku soo gudbisay email ay is-waydaarsadeen Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe iyo nin lagu magacaabo Mark David oo ku sugnaa sida emailka ku cad...
View ArticleMurashaxa Madaxweynaha Waddani oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Mudanka...
Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta kulan hadhimo sharafeed ah magaalada Hargeysa ugu sameeyey mudanka odeyada, cuqaasha,...
View ArticleProf. Ahmed Ismail Samatar rebshad buu uula tegay xisbiga Kulmiye by Abdi...
Professor Ahmed Ismail Samatar 20 sanadood ayuu Somaliland god ku ridayay oo uu meel walba la taagnaa in aan la ictiraafin oo uu Somaliya taageer sanaa. Subxaan… Wuxuu ku biiray parlamanka Xamar dabeed...
View ArticleDaruurahii Dagaalka iyo Fadkii Ololaha KULMIYE oo Ka Curtay Berbera+...
Gaadiid kala duwan oo iskugu jira xaajiyado nooca dagaalka ah iyo weli ba sida oo kale Laan-guurasallo looggu tallo-galay in lagu galo ololaha Doorashada soo socota oo ay dusha kaga dahaadhan yihiin...
View ArticleJawaab ku socota Cali Guray
As, salaan kaib waxaan doonaya in aan jawaab kooban siiyo Cali Guray oo ah afhayeenka Muuse Biixi, fikirkii u ku so qoray mareegtada bulshada. Marka hore Cali Guray waxaan u sheegaya mala sarbeebta...
View ArticleDaawo:Haweenay Somaliyada oo Musliminaysa Hooyo Cadaan ah+Daawo siday...
Daawo:Haweenay Somaliyada oo Musliminaysa Hooyo Cadaan ah+Daawo siday Tawxiidka ugu qabtay
View ArticleDaawo:Fadeexado Uguba oo dulhoganaya Wasiirka Macdanta S/land,Qandaraasyo...
Daawo:Fadeexado Uguba oo dulhoganaya Wasiirka Macdanta S/land,Qandaraasyo musuqmaasuq lagu bixiyey & Hanjabaado lagu saydhay
View ArticleWar-degdeg ah:Dil ka dhacay Daqiiqado ka hor Qasriga Madaxtooyada...
Dil ka dhacay Daqiiqado ka hor Qasriga Madaxtooyada Somalia-Villa Somalia Askari tirsan ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa goor dhaweyd Qasriga Villa Soomaaliya ku toogtay taliye ku-xigeenkii ilaalada...
View ArticleDaawo:Beel ka mida Beelaha Habar-Jeclo oo kalsoonidii kala noqotay Wasiirka...
Daawo:Beel ka mida Beelaha Habar-Jeclo oo kalsoonidii kala noqotay Wasiirka Madaxtooyada,Maxayse ku sanifeen
View ArticleDaawo:Boqor kashifay Qandaraas Lacag badan oo loo balanqaaday hadii uu Xamar...
Daawo:Boqor kashifay Qandaraas Lacag badan oo loo balanqaaday hadii uu Xamar tago oo yidhaahdo Xisbiga Waddani baa I soo diray,yaase…
View ArticleDhalinyaro Agab Wax-barsho Gaadhsiisay Degmada Go’da weyn Ee Gobolka Saaxil
Dhalinyaro is xil qaantay ku nool magaalada Burco kana soo jeeda deegaanka degmada Go’da weyn ee gobolka saaxil, ayaa deeqo kala duwan gaadhsiiyey iskuulada degmadaasi iyo madarasdaha kala duwan ee...
View ArticleDaawo:Cali Khaliif oo shuruud ku xidhay Heshiis uu la galo Somaliland,...
Daawo:Cali Khaliif oo shuruud ku xidhay Heshiis uu la galo Somaliland, Distoorka Somaliland-na duray+tafsiir uu ka bixiyey hadafka & Ujeedada uu ka leeyahay Wadahadalada Khaatumo & S/land.
View ArticleMaxaa la dhaafsaday Qadiyadii iyo Ictiraaf Raadintii Somaliland, yaase bog...
Shacabka reer Somaliland waxay go’aansadeen 1991-kii ka dib markii nidaamkii keligii Taliye Maxammed Siyaad Barre la riday, dhibtii ka soo gaadhay midnimadii 1960kii la galayna ay qiimeeyeen inay dib...
View ArticleDaawo:Cuqaal & oday-dhaqameed ka soo jeeda Beesha Isaxaaq Carre oo Xaal &...
Daawo:Cuqaal & oday-dhaqameed ka soo jeeda Beesha Isaxaaq Carre oo Xaal & Raaligelin siiyey C/raxman Cirro,Suldaan Habaarna hadhuudhlaha ku daray,Muuse Biixina….
View Article