Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all 27666 articles
Browse latest View live

Shacabka Caynaba oo ka hadlay Aragtidooda & Mawqifkooda safarka Madaxweyne ee Gobolka Saraar


Daawo:Maayarka Berbera oo Dhalinyaro uu u khudbadeynayey ku dhiirgeliyey inay dhagax ku dilaan Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka S/land haddii ay Berbera Yimaadaan

Maayir cidin oo reerkiisa ku gubaabinaya in xildhibaanada qaranka aan ka midka ahay ee Ka hadlay xeer 12/23 la laayo….Xildhibaan Caana-boodhe

$
0
0
Waxa qoray:
Xildhibaan Jaamac Axmed Caanoboodhe
“Maayir cidin oo reerkiisa ku gubaabinaya in xildhibaanada qaranka aan ka midka ahay ee
Ka hadlay xeer 12(23) la laayo.
Caawa hadaanu biyo cir u dhimano isagaa na laayey
Sidaa markhaati ha laga ahaado.”
May be an image of 2 people and text

Wasiir Maxamed Midbaan leeyahay, Madaxweyne Muuse Midbaan leeyahay, Reer Gabilay-na Midbaan leeyahay. Qaybta 1aad.

$
0
0

fbt

Wasiir Maxamed Midbaan leeyahay,

Madaxweyne Muuse Midbaan leeyahay,

Reer Gabilay-na Midbaan leeyahay.

Qaybta 1aad.

Waxa Qoomiyad iyo Qaran lagu yahay in mar walba laysku Tol-naado, oo Dood Aragtiyeed la wadaago oo hadii qalooc jiro lays qabto oo lays Qummiyo, Hadii wanaag iyo toosnaan jirtana lays dhinac joogsado oo laysku Hanbalyeeyo, oo wanaaga iyo samaanta laysla dhaabo layskuna dhiirigeliyo.

Iyada oo taasi jirto ayey Ummad iyana Sooyaalka Taariikh Dhacdooyinka soo mara ay u diwaan gashadaan si ay u daraasadeeyaan jiilasha danbe, oo uguna cimro qaataan, hadii ay samaan iyo waxtar mid leh tahayna uga dab-qaataan oo ay u noqoto mid ay ku dayasho Duullaan,

Sidoo kale way Haboon tahay in wax layska waydiiyo dhacdooyinka dhaca oo la falanqeeyo lana qaadaa-dhigo, waana ta aniguna khadka Qalinka u daray in aan Ka Qoraal tiraabo, dhacdooyinkii dhawaan dhacay ee Dhibta, Dhaawaca, Dhiig-baxa iyo Dhimashada gaystay, ee Jeel Haween ku gurkuna uu Dheeraa, ee weli cidna eedeeda lagu dhaabin oo dhibtu siday ku timi iyo cidda ku eedaysan weli aan meel lagu moosin, Bal Markaa:-.

Wasiir Maxamed Midbaan leeyahay.

Mudane Maxamed Kaahin Axmed wasiirka Arimaha gudaha ee Jamhuuriyada Barakaysan, Mudane Wasiir Maxamadow waxa aad tahay Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga Qaran ee Kulmiye, iyo Wasiirka arimaha gudaha ee Jamhuuriyada barakaysan, hadii isbarbar dhig lagu sameeyo faraqa u dhaxeeya xadiga Dadweynaha tiro ahaan, ee labada xil ee aad u Cummaamadan tahay hoostaga, ta Xisbi iyo ta Qaran, waxa la odhan karaa, hadii aynu ka duulno cod-bixintii Baarlamaanka iyo Golayaasha deegaanka ee ugu danbeeyey, waa Saddex meellood meel ahaan (⅓), inta tirada bulshada Dalka ee Xisbi ahaan aad Gudoomiye ku xigeen u tahay, inta aadan u ahayn Gudoomiye ku xigeena Waa Saddex meelood Laba meelood (⅔), halka se aad 100% shacabka Dalka aad u tahay Wasiirka arimaha gudaha!.

Mudane Wasiir Mar hadii aad tahay Wasiir qaran waxa haboonayd in aad Cummaamada Xisbiga Cid garabka u saarto, Maxaa yeeley ruux xil suldaan loogu caano shubay, oo hadana layidhaah waxaanad tahay caaqilka Jifadaa hoose, ayey la Hal maalay-saa xillalka aad u igmantahay, iyada oo aad u muuqanayso xillalka kala mansabka sareeya, ee kala meeqaamka ah ee aad guudka u ridatay oo lagu masayn karo mid la Hal maal ah, Beerka jecli xaydha jecli, iyo in aad Godob hoysato inaad u badhaydhay, waayo shacab-weynow xilbaan idiin hayaa, intaa yar ee idinka midka ahna xil gaar ah ayaan u hayaa oo iyagu Mudnaan dheeraad ah ayey shacabka badankooda dheer yihiin weeye!, se midhaa Dhanka aad ka joogto iyo dhinaca aan ka qooraansanayaa isku dhugasho maaha Mudane?!.

Mudane wasiir waxa ay ahayd 11-8-22 Maalintii loo qoondeeyey Iskusoo bixii nabdoonaa ee fasaxa ruqsada Wasiir aad adigu u saxeexday ee aad bixisay, inay qabtaan Xisbiyada isbahaystay ee Wadani iyo Ucid, Iskusoo baxaa oo Mudane adiga Wasiirka arimaha gudaha ahaan aad ka war haysay, oo aad weliba u qoondaysay Goobta iyo goorta uu ka dhacaayo, subax nimada, hadana habeenimadii 10-8-22 goor Doob ah ama cawaysin danbe ah ayaad lasoo oogsatay shir war isgaadhsiin aad warbaahinta la wadaagtay oo aad war-gelisay in aad qabqabateen Ciidamo argagixiso ah oo Xamar ka yimid oo maaganaa in ay Iskusoo baxa dhex qaadaan oo waxyeelo u gaystaan shacabka Iskusoo baxa samaynaaya, iyo inay kuna han-weyn yihiin inay dhib iyo aafo waxyeelo leh u gaystaan shacabka iyo dalkeena!. Waa sida hadalkaagu Wasiir u dhignaaye!, waxa kale oo hadalkaaga Mudane Wasiir Maxamed sii raacsanaa in argagixisada la qabtay ahaayeen kuwo Xisbiyada Qaranka ee Jamhuuriyada barakaysan ee Wadani iyo Ucid Gacan-Saar lahaayeen, oo weliba Xisbiyadaa qaran ee muujinaaya gudashada xuquuqda dastuuriga ah ee ay ku cabirayaan dareenkooda, in ay wax yeelo u gaystaan Xisbiyada Qaranku taageerayaashooda, Iskusoo baxaaya ee ah Xisbiyada qaranku baalashii ay ku duulayeen iyo addimadii ay ku soxonayeen!, Runtii wax Caqli-Gal ah maaha in Xisbiyo Qaran ay ka dalbadaan shacabka Taageero Hill-Qaran, oo Iskusoo bax kaalaya Sameeya aad taageero noogu muujinaysaan, Hoostana waxaanu idinla maaganahay in aanu argagexiro idin Gummaada idiin qoyndaynee!, wax Ruux caqli TAAM leh keeni karo maaha, Af masuulna wax kasoo yeedhi kara maaha!.

Sikastaba ha ahaatee Afka Wasiirka arimaha gudaha oo weliba ku baanay inuu ahaa Dhiidhaadii keli taliyihii macangaga ahaa ee laga xoreeyey Dalka! Waa sida uu Mudane Maxamed Kaahin uu habeenkaa goobta ka sheegtay, ee Hadaba waa sheegaa ma dhaafto arinkuye Mudane Wasiir Argagixisadii meeday?, Maxaa se maxkamada loo hor keeni waayey?, Mise cabsi-gelin iyo argagax-gelin iyo xasilooni-Daro aad Dadka Wasiirka u tahay aad ku abuuraysay ayey ahayd?, ma mid Dalka aad Wasiirka ka tahay aad Sumcad-Xumo aad ugu samaynayso ayey kaa ahayd?.

Mudane Masuul qaran ayaad tahay xil mug iyo miisaan leh Dalka u haya sidaa aawadeed hadii aad ku kacday adigii masuulka ahaa in aad Sumcad xumo iyo argagax Dalka aad ka abuurto waa meel ka dhac waxaana kugu WAAJIB ah ISCASILAAD!, waayo adiga oo ku magacaaban Wasiirkii arimaha gudaha ayaad Dalka oo Nabdoon ayaad ku dhawaaqday in Caasimadii Qaranka Jamhuuriyada Barakaysan Col gudaha usoo galay si ay u gumaadaan shacabka!, mise Xaq-duudsiin ayey kaa ahayd shacabka aad Wasiirka u tahay xuquuqdooda dastuuriga ah inaad ka laasho oo aad cabsi-gelin kaga daadafayso ayaad Doonaysay, Taasi iyana waa Danbi aad shacabka iyo Qarankooda ka wada Gashay Mudane.

Hadal iyo dhamaan Mudane Maxamed Kaahin Axmedow Midda aan ku leeyahay waa Mudane Cadayntii halkii ay ka yimaadeen iyo cida soo Waariday iyo Argagixisadii laftoodii aad Gacanta ku dhigtay ee aad la oogsaday Habeenkii 10-8-22 Fadlan Sharciga iyo Shacabka HOR-KEEN, hadii kale Iscasil Mudane Shacabkii kaa Aamin baxye!.

Qawl-Laawe waa Diin-Laawe!.

Fuad Fartaag

fartaagmuwaadin@gmail.com

Dhamaan maqaalada ku soo baxa shabakadani ma aha mid ka turjumaaya fikirka iyo aragtida uu maqaalku xanbaarsanyahay ee waa aragtida qoraha kor ku xusan

Daawo Xildhibaan shaaciyey in Nin waliba awoodiisa Soo bandhigayo haddii doorasho Madaxtooyo Dalka ka dhici weydo

Golaha Wakiilada Somaliland ayaa ansixiyey laba Xeer oo saabsan Arrimaha Doorashooyinka

$
0
0
 
Golaha wakiilada Somaliland ayaa ansixiyey laba xeer oo saabsan arimaha doorashooyinka .
Labadan xeer ayaa kala ah
1. Xeerka Guud ee arimaha doorashooyinka
2. Xeerka doorashooyinka ee Xeer XL/. 14

Daawo:2 Mooshin oo la hor keenay & Qodobada Wax-ka-bedelka Golaha Wakiiladu ku sameeyay Xeerka Doorashada “Xeer No.14”

Daawo:Golaha Wakiilada S/land oo ansixiyay in mar la wada qabto Labada doorasho ee Madaxtooyada & Ururada.


Hargeysa:Muhaajid Damaanad lagu sii daayey

$
0
0
Xukuumadda Somaliland ayaa ogaalatay in Xasan Cabdi Maxamuud (Xasan Dugulo) oo ka mida saraakiisha xisbiga Waddani ee xabsiga ku jirtay in lagu sii daayo dammaanad ka dib markii ay la soo gudboontay xaalad Caafimaad.
Dugulo ayaa ka mid ahaa dadkii la xidh xidhay ka hor muddahaaradadii Somaliland ka dhacay 11 kii bishii August. Weli waxa xabsiga ku sii jira Saraakiil kale oo ka tirsan xisbiga Waddani kuwaas oo ka mid yahay xoghayihii Cayaaraha Tadhaase Yuusuf.

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani oo soo bandhigay Xogtay u gudbiyeen Gudida Diiwangelinta Ururada & Axsaabta Siyaasadda

$
0
0
W/Q Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan.
Waxa aannu maanta gudbinnay warbixinaha kala ah:
1. Warbixintii Shirweynihii ugu danbeeyay ee Xisbiga Waddani.
2. Warbixinta xubnaha Golaha Dhexe.
3. Warbixinta xubnaha Fulinta.
4. Warbixinta xafiisyada xisbiga.
Dhammaan warbixinahan oo ay la socdeen, goobjoogna ka ahayeen guddigii hore, isla markaana aannu hore ugu gudbinnay ayay na soo waydiiyeen Guddida diwaangelinta ee cusub.
Xisbiyada Qaranku waa xisbiyo qaran, mana jirto meel sharcigu ku sheegay in looga baahan yahay in la diwaangeliyo, Doorashada Madaxtooyada ayaana ah ta ugu soo horraysa doorashooyinka, waanan u diyaargarownay, xisbi ahaan.
Xisbiga Waddani wuxu soo dhaweynayaa soojeedintii ganacsatada ee maanta Baarlamaanku ansixiyay (Xeerarka Doorashooyinka ee maanta la ansixiyay ee ah in labada doorasho ka isa saaro).
Mar walba, waxa aannu diyaar u nahay in aannu dhawrno wixii umaddu ku heshiiso ee la isku raaco, ilaalinno na hannaanka doorashooyinka iyo dimuquraadiyadda.
Sharciga ayaa inoo ballan ah.
May be an image of 1 person and sitting

Daawo Xildhibaan Shaaciyey Warar Xasaasiya & Been abuur uu sheegay inuu ka baxay Xukumada S/land oo Madaxweynuhu u horeeyo!

Somalis clash over naked minister at Umhlanga

$
0
0

Wearing Eswatini’s traditional regalia and participating in the Reed Dance Ceremony has drawn criticism and equal support for Somaliland Foreign Affairs Minister Essa Kayd Mahamoud. The disapproval has come mainly from people within Somalia who consider neighbouring Somaliland as a renegade State. These have criticised the minister for violating Sharia law by displaying ‘nudity’ through the wearing of the Eswatini traditional regalia that exposed some parts of his body. They also called the Reed Dance Ceremony a pagan culture that Muslims should not participate in. Sharia is Islam’s legal system and is derived from the Quran, Islam’s holy book, as well as the Sunnah and Hadith – the deeds and sayings of the Prophet Muhammad. Both Somalia and Somaliland observe the Islam religion; people who adhere to the Islam religion are known as Muslims.

religion of the State

Article 2 of the Constitution of Somaliland states that Islam is the religion of the State and no religion other than Islam can be propagated in the country. Article 17, however, which speaks on freedom of religion and belief, states that every person is free to practice his or her religion. The same Article also states that no religion other than Islam can be propagated in the Federal Republic of Somalia. It is reportedly an obligatory precaution in the Islam religion for a man to cover those parts that are commonly covered by men, in the event that he knows that a non-family member woman will look at him.

According to ‘The Laws and Regulations of Islam’, as provided in www.al-islam.org, Rule 102 that relates to ‘Covering For Men’, a man must cover those parts that are commonly covered by men, in the event that he knows that a non-family member woman will look at him.  “Therefore: Men must cover the area above their wrist, the chest, the feet and other parts that men usually cover from non-Mahram women who are in their presence. As for covering the other parts such as the head, face, and hands, it is not necessary,” reads part of this rule.

being ‘naked’

By having his upper body and feet exposed during the Reed Dance Ceremony, the Somaliland minister was seen as being ‘naked’. However, the people of Somaliland have come to the minister’s defence and described his participation in the Reed Dance Ceremony as a form of cultural diplomacy. There were heated or emotional discussions that took place on Twitter and on Somali Spot – an online Somali discussion forum for general topics such as current events and pop culture. Somalia’s independent news outlet, The Daily Jubba, which proclaims itself as ‘the best source of the latest developments on current affairs, political as well as diplomatic shifts in Somalia and the ever-changing landscape of the wider Horn of Africa, Africa & beyond’, reported that the Somaliland minister was taken on a trip to Eswatini by Taiwan’s Foreign Affairs Ministry. This information was also carried on the news outlet’s Twitter account, which was also posted on Somali Spot where the subject became the centre of discussion, particularly the minister’s perceived violation of Sharia or Islam law.

criticism

On Twitter, where the Somaliland minister tweeted about his visit to Eswatini and being part of the Reed Dance Ceremony alongside His Majesty King Mswati III and other dignitaries, the criticism was led by a freelance journalist from Somalia. Bidhaan Dahir from BBC Somali tweeted what he said was ‘the naked truth’ as the Somaliland minister was visiting the Kingdom of Eswatini. Some did not find this to be funny, with one Twitter user saying: “I wouldn’t expect this from Bidhaan, making fun of Somaliland.” Another Somali journalist, Mohamed Yusuf Bakayle, tweeted that Somaliland was seeking recognition from Eswatini by the minister’s visit. “This is the Minister of Foreign Affairs of Somaliland who took off his clothes to get recognition,” he wrote alongside a picture of the minister alongside other dignitaries at the Reed Dance. By yesterday, the tweet had attracted over 100 responses that were both criticising and defending the minister.

A Somaliland and United Kingdom news and current affairs platform called Eslander praised the minister’s visit and said: “Wonderful. This is the traditional Reed Dance of Eswatini and Somaliland is honoured to be part of it. Well done to our Foreign Minister for getting into the spirit of such a magnificent cultural event.” Somaliland Political Analyst and Security Expert Abdirisaq Elmi said he was proud of the minister, whom he said had mastered the art of diplomacy. “Really our minister showed how well he knows diplomacy than any minister. We are proud of you and all Somalilanders,” Almi said.

blasted the minister

A Somali Social and Political Activist, only identified as Yassin, who says he strives for united peaceful and prosperous Somalia, blasted the minister for what he said was behaviour that is contrary to Islam. “My God look at this! The secessionists are so desperate to sell their tribal project. What’s the logic behind to twerk for non-Somali person when you can’t even convince your next door neighbour? Dr Essa Kayd is doing very un-Islamic behaviour for the King of little Eswatini Nation,” he wrote. He accused the minister of having ‘exposed himself’ to the King of Eswatini and his people who ‘dance naked’.

However, a global community of patriots from Somaliland, who call themselves the Lander Nation, rebutted Yassin’s accusation against the minister. “It’s called Cultural Diplomacy! A type of public diplomacy and soft power that includes the… ‘exchange of traditional customs, art, language and other aspects of culture among nations and their peoples in order to foster mutual understanding’,” said the Lander Nation, whose mission is the recognition of Somaliland. A female producer, director and writer from Somalia, who proclaims to be a proud Somali and wants to ‘show the world the Somalia I see and Somali youth to have confidence because you are not alone’, brought in the religion card. “It’s called being a sellout and not following the proper Sharia,” she said. A Twitter account called Fruit of the S.N.M Seed, which is aligned to the Somali National Movement (SNM) – a political organisation that engineered the self-determination of Somaliland, said playing the S religion card would not work because Somalilanders ‘only bow down to Allah’.

becoming volatile

Realising that the conversation was becoming volatile, the BBC journalist turned around to say that it was all a joke meant for those with a sense of humour, but this was equally condemned by Somalilanders who even said they had reported him to the British broadcaster. “Your hidden message is a mockery of Eswatini tradition. You call it naked, they call it traditional Swazi attire,” said one Somalilander. But a critic of the minister said Somalilanders should show some respect for their dignity before others’ culture. “If in their culture they cut off ear, obviously you’ll do it,” he said. This was met with immediate negation by a Somalilander who said it was pathetic for the critic to talk about dignity and respect only when it came to Somaliland. “At least the people of Eswatini do not blow themselves up on their own people and they don’t practice piracy. So don’t lecture us about something you’re lacking,” said the Somalilander.

One Dr Adali Warsame, who is a Somalilander, wondered what the BBC journalist had hoped to achieve with his tweet. “Are you a serious BBC journalist, or a childish juvenile troll? Grow up dude,” he remarked. He was joined by his fellow countryman identified as Faqashlaaye, who tagged the BBC in his tweet, where he asked if the broadcaster was aware that some of its staff members were promoting racist stereotypes about Africans.

spreading racism

“I find it unacceptable that a public service provider and national broadcaster of the United Kingdom is spreading racism,” he said and further made the journalists aware that he had filed a complaint with his employer (the BBC) whom he hoped would take the necessary steps. Fruit of the S.N.M Seed also came hard on the journalist for what it said was unacceptable behaviour and hatred. “BBC, this is the behaviour we will not accept. Spewing hatred and calling it humour. Do something about your staff and we expect a formal apology to Somaliland’s Foreign Affairs minister and the good people of Eswatini.  BBC do you actually have these people who mock African people’s cultures in the 21st Century as paid staff? We will make sure to spread the news of the hatred people in your payroll spew. Somaliland is not Somalia and we will not stand with the views of your ignorant staff,” the account tweeted.
A pro-Somalia Twitter account using the handle @Independentmi20 tweeted a thread about the minister’s visit and its views about not only the Reed Dance Ceremony but other Eswatini cultural practices in relation to the Islam religion. “The so-called foreign minister of the separatists’ entity called Somaliland in North West Somalia went to Eswatini and participated in pagan rituals (which is forbidden in Islam) in his quest for diplomatic recognition,” the account wrote. It alleged that Eswatini has ‘multiple pagan ceremonies’ such as the Incwala ‘where the participants thank the ancestors for good harvest and rain’ and said ‘this ritual is clearly considered shirk in Islam and is therefore absolutely forbidden’.

traditional ceremonies

It continued to allege that Eswatini had many traditional ceremonies ‘which have pagan origins and meanings’, which are for spiritual healing and good luck. “This obviously is forbidden in Islam and that’s why Somali politicians never partcicipate in such ceremonies,” the account tweeted. It then posed a question on whether the Somaliland minister, by participating in the Reed Dance Ceremony dressed as he was dressed, had not participated in a pagan ceremony. The account then uploaded a video of the Incwala Ceremony and said the minister was dressed in the same clothing as those seen in the footage. “Essa Kayd’s participation in pagan rituals should be very worrying considering the fact he allegedly represents an entirely Muslim population whose faith clearly prohibits any participation in pagan rituals, which is why you will never find a Somali politician ever doing so,” the account wrote.

It further posed another rhetoric question on why the Somaliland minister decided to dress and thereby logically participate in such an event yet his colleague from Taiwan decided not to participate in such fashion but merely attended the ceremony. The account then reached an ill-informed conclusion as it said the Somaliland minister had participated in the Incwala Ceremony yet he took part in the Reed Dance Ceremony. Here is the inaccurate conclusion: “We don’t know to what extent Essa Kayd performed the Incwala ritual but I can tell him it won’t get him any recognition whatsoever! All that moves and all that is created is being sustained by the mercy of Allah.”

mixed reactions

This was received with mixed reactions and the Somalilanders jumped in to defend the ‘diplomacy at work’ done by their foreign affairs minister. “Dr. Kayd keep doing the job, don’t listen to Somaliland haters of failed state. 20,000 foreign troops are securing them and they appointed an envoy to beg for them. Shame on you beggars,” wrote a Somaliland medical doctor. The doctor went on to question whether it was allowed in Islam to kill, rape, loot and terrorise others but wearing other nations’ clothes considered haram. He alleged that Somali was filled with crime such as terrorism, rape and murder, which they should be focusing on instead of playing holier than thou.

Government Press Secretary Alpheous Nxumalo weighed in on the exchange and said the Somaliland minister did not commit any crime and, therefore, should not be attacked. He said what the minister did was a diplomatic gesture and nothing more. “He came here to cultivate mutual diplomatic ties between the two countries. He arrived at a time when the country was celebrating the Reed Dance Ceremony and he participated. He was not ratifying or endorsing a certain specific dress code but simply performed diplomatic courtesies, which is acceptable,” Nxumalo said.

He said His Majesty King Mswati III once performed a similar diplomatic gesture in 2003 when he returned from Saud Arabia wearing Muslim outfit and this provoked speculation that he was about to convert to Muslim. “People later got to understand that this was all about diplomacy and nothing else,” he said. Nxumalo said there were many other foreign dignitaries who came to Eswatini and were presented with traditional regalia which they wore as part of diplomacy. “Our foreign affairs minister may also reciprocate this gesture when she visits Somaliland. She may be given a Muslim outfit and that would be a diplomatic gesture,” the government spokesperson said. He added that the Somaliland minister did not even take the Eswatini traditional attire with him but left it behind when he left at the conclusion of his visit.

diplomatic ties

The Somaliland minister met with his Eswatini counterpart, Thuli Dladla, to discuss the establishing of diplomatic ties between the two countries who are the only African States that have established ties with Taiwan. In his twitter page, the minister said he also had a one on one meeting with His Majesty King Mswati III after the Reed Dance where ‘we discussed the future of our two nations’. Somaliland broke away from Somalia in 1991 and has no formal diplomatic relations with any nation. Islam reportedly reached Somaliland in the early 17th century and has since played a major part in the day to day life, law and order of the Somaliland people. What is unique about Somaliland’s Judiciary branch, as stated in the government website, is that Sharia law serves as the guiding principle Somaliland law cannot contradict. However, there are reportedly no formal Sharia Courts in Somaliland.

Source times.co.sz

F.C.Waraabe oo Baaq u diray Golaha Guurtida S/land

$
0
0
Guurtida waxaan ugu baaqayaa in ay iyaguna si degdeg ah u meel mariyaan xeerkaas maanta ay dhaqangeliyeen golaha Wakiiladu”
Guddoomiye Faysal.
May be an image of 1 person and standing

Su’aashan Mar kale Madaxweynaha Halooga jawaabo

 Laba baabuur oo ka tirsan Gaadiidkii M/weyne Muuse Biixi la socday shil galay .

$
0
0
 Laba baabuur oo ka tirsan Gaadiidkii M/weyne Muuse Biixi la socday shil galay .
Madaxweynaha ayaa saaka ka soo laabtey safar uu ku joogay magaalada Laascaanood .
Laba baabuur oo ka tirsan waftiga madaxweynaha ayaa shil babauur ku galay inta u dhaxeysa Caynaba iyo Burco .
ma jirto dhimasho balse waxaa jira oo kaliya dhaawac ah jab jab ah sida ay noo xaqiijiyeen masuulyiin ka tirsan bahda caafimaadka magaalada Burco .
Waftiga madaxweynaha ayaa soo dhaafay magaalada Burco , waxaana uu madaxweynuhu ku soo jeeda Magaalada Hargeysa .

Qoraa Haaruun oo ka dareen celiyey Magaca reer Burco u bixiyeen Safarka M/weyne Biixi

$
0
0

Reer-Burco in ay safarka Muuse u bixiyeen ‘Is-ku-filan’ ma aha wax la la yaabo amma ujeedka la ga wado la fahmi waayo. Waxyaabaha qaar baa la gu daalaa, tan se maya. Madaxweyne 200 oo baabuur watta, oo dadkii soo dhawaynaayay, kuwii ilaalinaayay iyo kuwii mashxaradaayay ba xambaarsan, oo meesha uu tago ba wadhiisa uun ridanaaya miyaanu is-ku-filan ahayn? Reer-Burco magacda meel ba ka ma doonaan. Covid-19 Hargab kibray ayay u bixiyeen, Axmed Yuusuf Yaasiin na, Way Dhaqaaqday. Maxaa dhaqaaqay markii la gu yidhi na, ‘Somaliland’ ayay yidhaahdeen.

Waxa Qoray:-

Maxamed Haaruun Biixi

Xildhibaan Guruuje oo si farshaxnimo ah u duray Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka oo hanjabay

$
0
0
” saaxiibkay xildhibaan mustafe aan inyar u saxo”.
1- saaxiibky wuxuu yidhi goluhu ma furmayo ilaa uu qaladkiisa saxo.
Fasirka hadalkaasi na waa iman mayno oo goluhu koorama helimaayo.
2- mar kale wuxuu yidhi waa inoo sabtida iyo mooshin baanu keenaynaa.
Qodabkani wuxuu burinayaa qodabkii horre ee ahaa goluhu furmi maayo, suaalina waxay noqon kartaa go’aankii horre goormaad durba ka noqotay.
3- mar kale xildhibaanku Wuxuu yidhi, go’aankii goluhu sax maaha sharci ahaan.
4- Hadana xildhibaanku Wuxuu yidhi isagoo hadalka sii wata nidaamka wadanka xeerdejintiisu waa laba gole , golahan qaladkiisana golaha kale ee guurtidda ayaa sixi doona.
Qodabkanina Wuxuu buriyayay qodabkii horre oo Wuxuu aqoonsaday xildhibaanku in go’aankii goluhu u gudbay golaha guurtidda, dabcan Wixii guurtidda u gudbaana waa go’aan sharci.
Si kastaba ha ahaatee xildhibaanka saaxiibky Iyo xildhibaanadda kale waxaan u saxayaa in ay iska daayaan garta ay sarajooga ku naqayaan iyo ka fiirsi la’aanta waxay odhanayaan .
Waxa Qoray:-

Daawo Xeerarkii Golaha Barlamaanku ansixiyey Halkay ku danbeeyeen

Daawo:Gudoomiye Cirro oo kulan Albaabadu xidhan yihiin la qaatey Gudoomiyaha Golaha Guurtida

Daawo Siyaasi ka hadlay Sababta Gudoomiye C/raxmaan Cirro u tegay Golaha Guurtida

Viewing all 27666 articles
Browse latest View live


Latest Images

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>