Suldaan reer Oodawayne ah oo u jawaabay salaadiin reer Jigjigo ah
Komishanka Maamul Wanaagga oo la Kulmay Masuuliyiin ka Tirsan Hay’adda Qaxoontiga
Komishanka Maamul Wanaagga oo la Kulmay Masuuliyiin ka Tirsan Hay’adda Qaxoontiga
Hargeysa(Qaran news)-Komishanka Xuquuqal Aadamaha Qaranka ayaa kulan la yeeshay xubno ka socday Ha’yadda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha Qaranka iyo Gudida Barakacayaasha ee Hargeysa.
Kulanka masuuliyiinta ayaa daarana xoojinta wada shaqaynta iyo falaqayn lagu sameeyay xaaladaha kala duwan ee ay ku sugan yihiin bulshada kala duwan ee ku nool Barakacayaasha Magaalada Hargeysa.
Warbixino kala duwan oo la iswaydaarsaday kadib waxaa kulanku ku soo dhamaaday isafgarad iyo sidii loo sii xoojin lahaa hawlaha wax lagaga qabanayo caqabadaha ka jira barakacayaasha magaalada Hargeysa.
Kenya to become visa-free to African visitors
Kenya is to end visa requirements to all African visitors by the end of the year, President William Ruto has said.
“It is time we… realise that having visa restrictions amongst ourselves is working against us,” he told an international conference.
Visa-free travel within the continent has been a goal of the African Union (AU) for the past decade.
While there are regional deals and bilateral arrangements, progress towards no restrictions has been slow.
Only Seychelles, The Gambia and Benin offer entry to all African citizens without a visa, according to a 2022 AU-backed report.
But according to Africa’s Visa Openness Index – which measures the extent to which each country in Africa is open to visitors from other African countries – most countries are making progress towards simplifying entry processes and dropping restrictions to some other nations.
In 2022, Kenya was ranked 31st on the index out of 54 states.
President Ruto told an audience in Congo-Brazzaville that it was bad for business.
“When people cannot travel, businesspeople cannot travel, entrepreneurs cannot travel, we all become net losers.
“Let me say this: As Kenya, by the end of this year, no African will be required to have a visa to come to Kenya,” he said to loud cheers from the conference delegates.
“Our children form this continent should not be locked in borders in Europe and also be locked in borders in Africa.”
He was speaking at a summit aimed at protecting some of the world’s largest rainforests.
The AU launched its African passport in 2016. The idea behind the passport is for all African citizens to be able to travel throughout the continent without visas – but it is still not widely available.
This is in part because of concerns about security, smuggling and the impact on the local employment markets.
If dropping all visa restrictions is currently a step too far, the Visa Openness Index report recommends a number of other measures. These include lowering fees, making visa on arrival standard for African visitors and implementing a secure e-visa system.
Bbc
Taiwan oo Agab Caafimaad ku wareejisay Somaliland
Taiwan oo Agab Caafimaad ku wareejisay Somaliland
Hargeysa(Qaran news)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye, ayaa maanta agab Caafimaad kala wareegay Safaaradda dalka Taiwan.
Xafladda agabkan Caafimaad lagula wareegayay oo ka qabsoontay hall-ka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ayaa waxaa kasoo qayb-galay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka, Safiirka Safaaradda Dalka Taiwan, agaasime ku xigeenka Cusbitaalka guud ee Hargaysa, Qaar ka mid ah Masuuliyiinta Wasaaradda, saraakiil ka socotay Safaradda Taiwan, Shaqaalaha Caafimaadka mudan iyo marti sharaf kale.
ugu horayn waxaa halkaa ka hadlay Agaasime ku xigeenka Cusbitaalka guud ee Hargaysa, isagoo ka waramay agabkan Caafimaad iyo sida uu uga qayb-qaadan doono dadaalada ka socda Cusbitaalka.
sidoo kale waxaa halkaa ka hadlay oo ka waramay agabkan Caafimaad iyo waxyaabaha uu ka kooban yahay, Safiirka Safaaradda Taiwan ee Somaliland, isagoo hoosta ka xariiqay in ay marwalba diyaar u yihiin inay Wasaaradda kala shaqeeyaan arimaha Caafimaadka, agabkan Caafimaadna uu ka mid yahay taageerada joogtada ah ee ay Taiwan siiso Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka.
Agaasimaha guud ee wasaaradda horumarinta caafimaadka Dr maxamed Cabdi Xergeeye oo si rasmi ah ugala wareegay agabkan Caafimaad Safaaradda Taiwan ayaa uga mahadceliyay taageerada ay marwalba la garab taagan yihiin Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka, isagoo xusay in uu qalabkan Caafimaad wax-weyn ka tari doono dadaalada ay Wasaaraddu ugu jirto kor u qaadista adeegyada Caafimaadka ee dhaman Cusbitaalada dalka.
markay Xafladu soo dhamaatay ayaa waftigu wuxuu soo kormeeray Cusbitaalka guud ee Hargaysa gaar ahaan Waadhka Carruurta yaryar si ay ugu kuur galaan, adeegyada iyo shaqada ka socota halkaa.
Somalia: Vote on a Draft Resolution Renewing UNSOM’s Mandate*
Wasiirka Maaliyadda oo Hortagay Guddida Dabogalka Hantida Qaranka
Wasiirka Maaliyadda oo Hortagay Guddida Dabogalka Hantida Qaranka
Hargeysa(Qaran news)-Wasiirka wasaaradda horumarinta maaliyadda Dr. Sacad Cali Shire ayaa maanta hortagey guddida dabagalka iyo ilaalinta hantida Qaranka ee golaha wakiillada Somaliland.
Guddoomiyaha guddida dabagalka iyo illaalinta hantida Qaranka ee golaha wakiillada Somaliland, Xildhibaan Mustafe Khayreeye, ayaa sheegay in ay wasiirka maaliyadda ka wada hadleen xisaab xidhkii sannadkii 2022-kii, kaasi oo guddida dabagalku gacanta ku hayso, waxaanu intaas ku daray in ay sidoo kale ka wareysteen xaalada guud ee dhaqaale ee dalka iyo waxyaabihii ay uga baahnaayeen wasaaraddaasi.
Dhanka kale waxa uu sheegay in nuxurka warbixinta wasiirka iyo masuuliyiinta la socday ay la wadaagi doonaan golahooda.
Geesta kale wasiirka wasaaradda horumarinta maaliyadda Dr. Sacad Cali Shire, ayaa sheegay in kulankii ay la qaateen guddida dabagalka su’aalo la xidhiidha arrimaha maaliyadda, dhaqaalaha, miisaaniyada iyo qodobo kale wax laga weydiiyay isla markaana ay uga jawaabeen siwaafiya.
Danjiraha Somaliland ee Jabuuti oo la kulmay Weftiga Agaasimaha Guud ee Ciyaaraha
Danjiraha Somaliland ee Jabuuti oo la kulmay Weftiga Agaasimaha Guud ee Ciyaaraha
Jabuuti(Qaran news)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Cabdirashiid Caydiid Yaasiin ayaa kulan la yeeshay safiirka Somaliland ee dalka Djibouti danjire Cabdifataax Siciid Axmed oo uu wehelinayo Safiir ku-xigeenka Cabdilaahi Sheekh Maxamuud.
Kulanka oo ka qabsoomay safaarada Somaliland ku leedahay dalka Djibouti ayaa Agaasimaha guud waxa uu uga mahad celiyay sidii muga lahayd ee ay ula shaqeeyeen mudadii sideeda cisho ahayd ee uu ku sugnaa dalka Djibouti iyo sida miisaanka leh ee ay diplomasiyada Somaliland ugu adeegayaan hirgelinteeda.
Kulanka ayaa ku soo dhamaaday wada shaqayn iyo wada jir.
Xukuumadda oo Sheegtay Roobab Waaweyn oo lagu wado inay ka Da’aan Somaliland
Xukuumadda oo Sheegtay Roobab Waaweyn oo lagu wado inay ka Da’aan Somaliland
Hargeysa(Qaran news)-Roobab laxaad leh oo la filayo in ay ka da’aan toddobaadka soo socda qaybo ka mid ah Somaliland.
Wasiirka Goleyaasha oo soo Gabogabeeyay Tababarka Adeegsiga Toolmoon ee Astaamaha Qaranka
Wasiirka Goleyaasha oo soo Gabogabeeyay Tababarka Adeegsiga Toolmoon ee Astaamaha Qaranka
Hargeysa(Qaran news)-Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Aadan Cilmi oo ay weheliso Agaasimaha Guud Marwo Deeqa Cabdi Yuusuf ayaa maanta tababar ku saabsan Adeegsiga Tolmoon ee Astaamaha Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland usoo Xidhay Shaqaalaha Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka Somaliland.
Waxa Tababarkaas soo diyaariyey Waaxda Ilaalinta Astaamaha Qaranka iyo Afka Soomaaliga ee Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland.
Ugu Horeyn waxa Kulanka ka hadashay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka Somaliland Marwo Deeqa Cabdi Yuusuf.
“ Halkan waxa aynu maanta kusoo xidhaynaa kulan is xog waydaarsi ah oo aynu ku eegaynay Ilaalinta Astaamaha Qaranka iyo Hab Adeegsiga Tolmoon ee looga baahan yahay Muwaadiniinta Jamhuuriyada Somaliland,Maadama oo Wasaaraddu bilaabayso tababaro ku saabsan Hab adeegsiga tolmoon ee Astaamaha Qaranka,waxa aanu isla garanay in shaqaalaha Wasaaradda laga bilaabo oo lagu tababaro” ayay tidhi Agaasime Guud Marwo Deeqa Cabdi Yuusuf.
Intaas kadib waxa isna Munaasibadaas tababarka lagu soo xidhayay ka hadlay Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Aadan Cilmi.
“Tababarkeenani waa mid muhiim u ah Qaranka Jamhuuriyada Somaliland ,waana mid aynu u xil-saaranahay in aan xaqiijino oo gaadhsiino dhamaan Hay’addaha kala duwan ee Jamhuuriyada Somaliland iyo Muwaadiniintaba si ay u isticmaalaan Astaamaha saxda ah ee Qaranka “ Ayuu Yidhi Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha Mr Maxamed Xaaji Aadan Cilmi.
Somaliland rejects UNSC statement or resolution suggesting any ATMIS’s mandate includes the Republic of Somaliland
Somaliland rejects UNSC statement or resolution suggesting any ATMIS’s mandate includes the Republic of Somaliland
Nov 30, -0001
FOR IMMEDIATE RELEASE
Somaliland rejects UNSC statement or resolution suggesting any ATMIS’s mandate includes the Republic of Somaliland
Hargeisa, Somaliland – October 31st, 2023 – The Government of the Republic of Somaliland rejects any statement from the UN Security Council that would suggest that the African Transition Mission in Somalia (ATMIS’s) mandate includes Somaliland. Somaliland is an independent sovereign state, and ATMIS has never been a jurisdictional mandate over Somaliland.
Somaliland has repeatedly stated its position to the UN Security Council, but the government believes it is important to reiterate it now, in light of recent developments. The UN Security Council is voting on a resolution draft concerning Somalia’s ATMIS mandate extension, we believe that this resolution may also appear to suggest that ATMIS’s mandate includes the Republic of Somaliland.
The Somaliland government is deeply concerned by this suggestion. AMISOM and its successor (ATMIS) is a peacekeeping mission that has been deployed in Somalia since 2007 to help the Somali government fight al-Shabab and other terrorist groups. Based on the AU fact-finding mission dated back in 2005, clearly stated that “since its declaration on May 18th 1991, Somaliland has the attributes of the modern state”. Therefore, ATMIS has never been mandated to operate in Somaliland, and the Somaliland government repeatedly made this clear to the UN Security Council.
The Somaliland government urges the UN Security Council to rectify its position on any resolution that includes ATMIS’s mandate in Somaliland and to respect the Somaliland people’s will to be an independent sovereign country.
Hay’adda sirdoonka Somaliland oo qabatay koox lagu tuhunsan yahay Argagixiso
Hoay’adda sirdoonka Somaliland oo qabatay koox lagu tuhunsan yahay Argagixiso Hargeysa(Qaran)-Hay’adda sirdoonka Somaliland National Intelligence Agency (NIA) ayaa magaalada Hargaysa ku qabtey koox ka kooban toban nin oo looga shakisan yahay inay xidhiidh la leeyihiin ururo argagixiso.
Sidaasna waxa lagu sheegay qoraal ay Hay’adda Sirdoonku ku faafisay barteeda Twitterka.
Raggan ayaa asal ahaan ka soo jeeda dalalka Suuriya, Pakistaan, iyo Marooko, waxayna dhammaantood haystaan dhalashada dalka Marooko,” ayaa lagu yidhi warbixinta Hay’adda Sirdoonka Somaliland ee loo soo gaabiyo magaceeda NIA.
Africa: CrossBoundary Access open sources project financing tools used to finance over $80m of mini grids in Africa
NAIROBI, Kenya, October 31, 2023/ — Mini grids are the least cost method to provide electricity to 260 million people in Africa and have a critical role in achieving universal energy access on the continent; However, mini grids are complex infrastructure assets. It typically takes 12-24 months to structure and finance a mini grid project; CrossBoundary Access (CrossBoundary.com/Access) is open sourcing the project financing tools they have used to finance over $80m of mini-grid projects to accelerate universal energy access in Africa.
CrossBoundary Access, in partnership with Shell Foundation, the UK-registered charity, is open sourcing the project financing tools they have used to structure and finance over $80m of mini-grid projects. CrossBoundary Access has shared a project finance model on its website today (https://apo-opa.info/49gLCLC) and will share template project financing term sheets later this year. CrossBoundary Access believes open sourcing financial tools and approaches across the sector will accelerate the flow of capital needed to achieve universal energy access in Africa.
The International Energy Agency (IEA) forecasts that the number of people in Sub-Saharan Africa without power – 600 million – will be largely unchanged by 2030. Mini-grids – self-sufficient electricity grids that can serve households and businesses – have a critical role to play in bridging the gap. They are the least-cost method to bring electricity to over 260 million people.
However, mini grids are complex infrastructure assets that typically take 12-24 months to finance. Mini grids are small (typically less than $500,000 in capex), have unfixed long-term cash flows such as revenue, diesel expenditure, battery replacements, etc., and are typically mixed with other non-infrastructure assets and activities. The process of ring-fencing mini-grid assets into standalone investment vehicles, and fixing and allocating revenues, costs, and risks over a typical 10–20-year infrastructure investment horizon is a highly intensive process. Detailed, interlocking financial models and project contracts are required to create bankable mini-grid projects.
CrossBoundary Access is open sourcing the two interlocking financing tools it has developed over the last 6 years – a financial model and project term sheets – to accelerate the flow of capital into the mini-grid sector. The open-source movement was first pioneered by the software industry in the 1990s. CrossBoundary Access believes the energy access sector should adopt its own open source model to accelerate industry collaboration. Continuous sharing and improvement of the sector’s financing tools is needed to attract and deploy capital into mini grids.
Read more on why CrossBoundary Access and Shell Foundation believe open source can accelerate universal energy access in Africa in this article (https://apo-opa.info/47fIoGf).
Terry Otinga, Senior Investment Associate and Open-Source lead at CrossBoundary Access, says, “We are excited to share these tools and are especially eager to exchange lessons learnt with developers and investors. This will bring us a step closer to closing the energy access gap in Africa. That’s what open source is about.”
Kwaku Owusu-Achaw, Business Development Director at the Shell Foundation, says, “We are thrilled to partner with CrossBoundary Access to share this innovative financing approach. We hope that this is useful for the sector and gives developers the tools to raise capital and improve energy access in Africa.”
Humphrey Wireko, Managing Director at CrossBoundary Access, says, “We appreciate Shell Foundation’s support in this initiative. In order to reach the 300 million people in Africa best served by mini-grids, we need a lot more mini-grids being built and more investors providing capital to this sector. Hopefully this helps make that happen.”
Distributed by APO Group on behalf of CrossBoundary Access.
Somaliland ayaa Gaashaanka ku Dhufatay In Hawlgalka ATMIS Shaqadeeda lagu soo daro inay ka hawlgasho Somaliland
Somaliland ayaa Gaashaanka ku Dhufatay In Hawlgalka ATMIS Shaqadeeda lagu soo daro inay ka hawlgasho Somaliland
Hargeysa(Qaran news)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa gaashaanka ku dhufatay hadal kastoo Golaha Ammaanka ee Qarammada Midoobay ku tilmaamayo in shaqada hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ay ku jirto Somaliland. Somaliland waa dal madax-banaan, ATMIS-na waligeed ma noqon ka shaqeysa Somaliland.
War saxaafadeed maanta ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ayaa lagu yidhi,
“Somaliland marar badan ayey hore ugu sheegtay mowqifkeeda golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, imikana xukuumaddu waxay aaminsan tahay inay muhiim tahay in mar kale la bayaamiyo, iyadoo la eegayo xaaladihii u dambeeyay. Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa u codeynaya qaraar qabyo ah oo khuseeya muddo kordhinta ATMIS ee Soomaaliya, waxaanu rumaysanahay in qaraarkani sidoo kale u muuqan karo mid soo jeedinaya in ATMIS-ka shaqadiisa ay ku jirto Jamhuuriyadda Somaliland.
Xukuumadda Somaliland aad ayay uga walaacsan tahay taladan. AMISOM iyo kuwa beddelaya (ATMIS) ayaa ah howlgal nabad ilaalin ah oo Soomaaliya ka howlgalayay tan iyo 2007 si ay dowladda Soomaaliya uga caawiyaan la dagaalanka Al-Shabaab iyo kooxaha kale ee argagixisada ah.
Marka la eego qoraalkii ergadii xaqiiqo-raadinta ee AU-da ee sannadkii 2005-tii, waxay si cad u sheegtay in “tan iyo markii lagu dhawaaqay May 18-keedii 1991-kii, ay Somaliland leedahay sifooyinkii dawladnimada casriga ah”. Haddaba, ATMIS-na marna looma igman inay ka hawl-galaan Somaliland, waxaanay dawladda Somaliland marar badan si cad ugu sheegtay arrinkaa Golaha Ammaanka ee Qarammada Midoobay.
Xukuumadda Somaliland waxay u soo jeedinaysaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay inay saxaan mawqifkooda ku wajahan go’aan kastoo shaqada ATMIS ku xidhiidhinaya Somaliland, lana ixtiraamo rabitaanka shacabka Somaliland ee ah inay noqdaan dal madax-bannaan.”
Jaamacadda Hargeysa oo Xoojinaysa
Hargeysa,(Qaran)-Jaamacadda Hargeisa University gaar ahaan
Kuliyadda Engineering-ka Jaamacadda ayaa ku guda jirta dhamaystirka shaybaadhada casriga ah ee qaybaha dhismaha iyo biyaha.
Shaybaadhadan ayaa iskugu jira
– Concrete Lab
– Hydraulic Lab
– Surveying and Geodesy Lab
Kuliyadda Engineeringka ayaa hore qalab casri ah ugu keentay shaybaadhada qaybaha dabka iyo isgaadhsiinta. Shaybaadhadan ayaa dhawaan xadhiga laga jari doonaa iyadoo loo isticmaali doono waxbarashada iyo adeega bulshadda ee dalka.
Hay’adda Dhawrista Tayada oo Go’aan ka soo Saartay Sonkor Oomaar soo Dejiyay oo bulshadu ka Shakiday
Hay’adda Dhawrista Tayada oo Go’aan ka soo Saartay Sonkor Oomaar soo Dejiyay oo bulshadu ka Shakiday
𝗛𝗔𝗥𝗚𝗘𝗬𝗦𝗔(Qaran news)- Hay’adda dhawrista tayadda qaranku waxa ay bulshada uga masuul tahay ilaalinta badqabka iyo caafimaadka bulshada Somaliland .
Hay’adda dhawrista tayadda waxa dhawaan soo gaadhay sonkor ay bulshada ka cabatay taas oo bulshada tuhun ka galay sida ay dalka ku soo gadhay.
Sidaa dardeed waxa aanu bulshada la wadagaynaa xogta sonkortas iyo tayadeeda
• Hay’adda dhawrista tayadu waxa ay bulshada u cadaynaysa in ay sonkortu ku timid 50-kg, taaso soo martay dekedda Berbera, isla mrakana lagu sameyay baadhis.
• Xadiga sonkorta shirkadu lasoo degtay waxa uu dhamaa 293 Koontiinet oo ka kooban 158,220 kiish oo 50-kg ah, taarikhda ay sonkortu dalka soo gaashay waa 7/10/2023 Taarikhda ay so baxdayna waa june/2023 iyo july 2023, halka taarikhda ay dhacaysayna ay tahay June/2026.
Hay’adda dhawrista tayaddu iyadoo tix galinaysa cabashadii bulshada waxa ay qaaday talaabooyin kale duwan si waafaqsan xeerka hay’adda dhawrista tayadda.
1. Waxa anu baaadhis (vissual inspection) ku samaynay dhamanaan bakharada ay leedahay shirkadu ee ku yaal Hargeysa iyo Berbera.
2. Waxa aanu ka qaadnay sonkor muunad ah (sample) si loogu soo baadho shaybaadhka hubinta tayada ee Hay’adda dhawrista tayada.
𝗡𝗮𝘁𝗶𝗶𝗷𝗼𝗼𝘆𝗶𝗸𝗮 𝘂𝗴𝗮 𝘀𝗼 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝘅𝗮𝗳𝗶𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗵𝗮𝘄𝗹𝗴𝗮𝗹𝗸𝗮:
Hawlgalkan oo muddo qaatay waxa Hay’adda Dhawrista Tayadda uga soo baxay qodobadan hoos ku xusan.
• Sida ku cad natiijada shaybaadhka qaranka ee hubinta tayadda waxa hay’adda u cadaatay in aanay sonkortani wax dhiba aanay lahayn.
• In shirkada Ominco Group ay dib u bacayn ku samaysay sonkortii 50kg ahayd taaso ay ka dhigtay 25kg iyago tixgalinaya awooda bulshada ee ah in aanay bulshadu iibsan karin kiishka 50kg ah.
• Shirkadu waxa ay xaq u ledahay in ay 2% badeecadd kasta oo ay laso degayso ay soo raacsato baco madhan ( empty bags) taso ah hadi ay jeexanto, dilacdo in ay ku badashaan kiishashkaas madhan .
• In taariikhada kiishka sonkorta 25kg ah dib loogu cabeeyey ay khaldan tahay oo ay tahay 1/10/2023 halkii ay ka ahaan lahayd july/2023/ june 2023.
• 𝗚𝗮𝗯𝗮-𝗴𝗮𝗯𝗮𝗱𝗶𝗶.
Hay’adda dhawrista tayaddu waxa ay bulshada somaliand u cadanaysaa in sonkorta macluumaadkeedu kor ku xusan yahay ay tahay sonkor aan wax cilada aan lahayn oo ay bulshadu isticmaali karto.
Shan qof oo saaka ay xukuumaddu dil ku fulisay
Xukuumadda Somaliland ayaa saaka dil toogasho ku fulisay shan qof, kuwaas oo hore dilal u geystay, isla markaana ku xukunaa dilal toogasho ah.
Qisaastan lagu fulliyey saaka shantan qof ayaa ka dhacday xabsiga Madheera ee gobolka Saaxil.
Warkaasina waxa uu u dhignaa sidan hoos ku xusan.
Guddoomiyaha Baanka oo Warbxin siiyay Guddida Joogtada ee Golaha Wakiillada
Guddoomiyaha Baanka oo Warbxin siiyay Guddida Joogtada ee Golaha Wakiillada
Hargeysa(Qaran news)-Guddoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland Dr. Cali Cabdilaahi Daahir, ayaa xog ka siiyay guddida joogtada iyo Anshaxa ee golaha wakiilada JSL, arrimaha dhaqaalaha dalka iyo sarif bararka bulshada saameeyay.
Guddoomiayaha Baanka Dhexe Somaliland Dr. Cabdillaahi Daahir, ayaa meesha ka saaray warar suuqa ku jiray baryahan danbe kuwaas oo sheegayay in baanka dhexe soo daabacayo lacag cusub, waxaanu tilmaamay in aanay jirin lacag cusub oo xiligan Bangigu soo daabacaayo.
Waxaanu intaas ku daray in Baanka dhexe uu yahay hay’adda dhaqaalaha uga masuulka ah dalka, isla markaasna Baanka dhexe qaranka uga masuul yahay marka lacag la soo daabacayo.
Sidoo kale waxa uu xusay in arrintaasi tahay mid qaran oo hay’addaha khuseyso ay ka wado arrinsadaan marka loo baahdo in lacag cusub la soo daabaco, iyadoo aanay xigilan jirin wax lacag cusub ah oo masuuliyiinta bangiga dhexe soo daabacayaan.
Geesta kale waxa uu faahfaahin ka bixiyay talaabooyin ay kula dagalamayaan sicirbararka iyo in lacagta shillin ka Somaliland hoos u dhac ku yimaad, waxaanu sheegay in ay dollar suuqa galiyaan si uu xal ugu noqdo sarifbararka xadhkaha goostay, ee danyarta cunaha iskaga duubay.
Dhanka kale guddida joogtada iyo Anshaxa ee golaha wakiilada JSL, arrimaha dhaqaalaha Xildhibaan Faysal Yuusuf Jaamac, ayaa sheegay in wado shaqeyn ka dhaxeyso masuuliyiinta Bangiga Dhexe Somaliland iyo Xildhibanada Gudida joogata, waxaanu kula dardarmey bulshaweynta reer Somaliland in ay isticmaalaan lacagta shilinka Somaliland, waxaa kale oo uu tilmaamay in aanay jirin wax lacag ah oo
hadda la soo daabacay iyo mid loo daabacayo toona, waxaanu bulshada faray inay isticmaalaan shilinkooda isla markaana ay qiimo u yeelaan.
Guddoomiyaha guddida joogtada iyo Anshaxa ee golaha wakiilada JSL, arrimaha dhaqaalaha ayaa fariin waayelnimo u diray bulshada JSL.Waxaa uu yidhi.“Bulshada reer11 Somaliland ee aanu wakiilka ka nahay waxa aanu u sheegaynaa guddoomiyaha Baanka dhexe waxa uu noo caddeeyay in aanay jirin lacag cusub oo ay soo daabaceen, imikana aan la soo daabacayn, bulshada waxa aanu ku wargelinayna in ay Shilinka Somaliland ku kalsoonaadaan oo ay qaataan, waxaanu idinka codsanayna in aad shilinkiina qiimo u yeeshaan oo dollarka waxa aad la boodboodaysan iska daysaan, manihin Mareykan ee Somaliland ayaynu nahay ee lacagta Shilinka Somaliland wax ku qiimeeya, kuna qaata.
Anaga iyo baanku waanu kawada hadalay lacag idiin soo socota oo suuqa soo galaysa oo aad ka baqataan majirto”
Guddoomiayaha Baanka Dhexe Somaliland Dr. Cabdillaahi Daahir, ayaa sheegay inay doolar suuqa galiyaan, balse aanay lacag Kaash.
Waxaanu yidhi.“Qiimaha Shilinka JSL hoosbu u dhacay, khilaafka siyaasadeed ee dalka ka jira ayaa qayb ka ah in ay saameyso dhaqaalaha dalka.
Baanka dhexe dollar ayuu suuqa galinaya ee Kaash galinmaayo, mana galinayno lacag siyaado ah oo suuqa khalkhalisa, lacagta Shilinka ayaynu leenahay, Shilinkana dadkiisa ayaa qiima u yeela ee aynu shilinkeena qiimo u yeelo”
Wasiirro Falanqeeyay Daryeelka Siyaasadda Bulshada
Wasiirro Falanqeeyay Daryeelka Siyaasadda Bulshada
Hargeysa(Qaran news)-Guddida arrimaha Bulshada ee Golaha Wasiirrada JSL ayaa qabtay kulan lagu falan-qaynayo Siyaasadda Daryeelka Bulshada oo ay soo diyaarisay wasaaradda Shaqo-gelinta Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska JSL.
Waxaana madasha goob joog ka ahaa wasiirka Wasaaradda Mudane Eng Cali Cumar Maxamed ( Eng Cali xoor-xoor) oo uu wehelinayo Agaasimaha guud ee wasaaradda.
Iyadoo goobtaa sharaxaad dheeraada ah oo khusaysa maraaxilkii kala duwanaa ee nidaamka daryeelka bulshadu soo maray, iyo qorshaha fog ee daryeelka bulshada lala wadaagay gudida.
gaba gabadii shirkaa waxay gudidu ku meel mariyeen siyaasadda qaran ee daryeelka Bulshada wakhti xaadirkaana loo gudbin doono xafiiska madaxwaynaha JSL.
Wasiirka Daakhiliga oo la Kulmay wefti ka socday Denmark
Wasiirka Daakhiliga oo la Kulmay Wefti ka Socday Baanka
Hargeysa(Qaran news)-Wasiirka wasaaradda arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed, oo ay weheliyaan agaasimaha guud ee wasaaraddaasi Maxamed Yusuuf Ismaaciil iyo duqa degmada Boorama ayaa kulan la qaatay wefti ka socdey Wasaaradda arrimaha Dibedda ee dalka Denmark.
Kulanka ayaa lagaga wada hadlay wada shaqaynta labada Dawladood, Mashaariicda horumarineed iyo amniga.
Africa: Global Black Impact Summit Postponed to 22-23 February 2024
PRESS RELEASE
Global Black Impact Summit Postponed to 22-23 February 2024
The Global Black Impact Summit has been postponed to 22-23 February 2024 in light of ongoing current global events
DUBAI, United Arab Emirates, November 1, 2023/ — In light of the deeply concerning global events taking place, the Black Impact Foundation (BIF) has made the decision to reschedule the Global Black Impact Summit (GBIS) (https://GlobalBlackImpact.com/) to February 22-23, 2024, in the United Arab Emirates.
GBIS is a celebration of Black excellence, uniting role models, influential figures and leaders from across the global Black community to promote connectivity and engagement while inspiring the next generation of leaders. With everything going on in the world, both the BIF and GBIS event-organizer Energy Capital & Power recognize that this is a time of somber reflection, not one of worldwide celebration.
“In light of the current global situation, we have made the decision to postpone GBIS to next year. A central point of focus of the summit is to connect the global Black community, uniting people, companies, and leaders under efforts to strengthen communities, generate new ideas and innovations, while promoting the power that Black people hold. Our choice is driven by a respect for all those affected by current global events,” states Clarence Seedorf, Chairman of the BIF.
Our thoughts are with all those impacted. Stay resilient, and we will convene in the near future to pursue our shared goal of fostering positive change