Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all 27666 articles
Browse latest View live

Dalal badan oo Yurub ku yaalla oo qaati ka taagan kaneecada

$
0
0

Hay’adda caafimaadka ee Midowga Yurub ayaa ka digtay in kiisaska qandhada dengue iyo cudurrada kale ee ay qaaddo kaneecada ay si weyn ugu soo badanayaan qaaradda.

Xarunta Yurub ee Kahortagga iyo Xakamaynta Cudurrada ayaa sheegtay in isbeddelka cimilada uu gabbaad wanaagsan u abuurayo kaneecada faafisa qandhada dengue iyo fayraska Zika.

Ilaa 13 dal oo ka tirsan qaaradda Yurub, ayna ka mid yihiin Faransiiska, Spain iyo Giriigga, ayay kaneecadu faro kulul ku heysaa.

Magaalada Paris, oo cayaaraha Olimbikada ay ka dhici doonaan dhammaadka July, ayaa dowladda Faransiiska waxay sheegeysaa inay isha ku hayaan ayna ka hortagayaan kaneecada.


Qarankii Soomaaliyeed askari Maxamed Siyaad Barre la yidhaahdo

$
0
0

Qarankii Soomaaliyeed askari Maxamed Siyaad Barre la yidhaahdo ayaa dumiyay. Inuu dumiyo la yaab ma lahayn oo xoog iyo qori caaradii ayuu ku qabsaday.

Qaar dano gaar ah iyo tolnimo ugu dhinta ayaa ku gacan siiyay hoogga iyo halaagga uu Soomaali baday oo ilaa maanta dunsan.

Ilaa uu xadka dhaafay qaar baa moodayay inuu jab maagan yahay oo ay jirto wax u qarsoon. Balse bes ayay ka ahayd.

Cashar waa inoogu filan yahay askarigaasi waxa uu ina baday.

Guuleed Dafac absolutely

Kenya’s Port of Mombasa has ranked below Berbera for the second consecutive year

$
0
0

Kenya’s Port of Mombasa has ranked below Berbera for the second consecutive year as East Africa’s largest harbour dropped further in the latest World Bank report.

In the newly released Container Port Performance Index, Mombasa fell two positions to 328 in overall ranking globally last year, down from 326. A total of 405 ports were ranked.

In stark contrast, the Port of Berbera surged to position 106, a significant leap from its previous rank of 144, underscoring its rising prominence in regional cargo handling efficiency.

Despite Mombasa’s decline, it showed a marked improvement over Dar es Salaam, which plummeted to position 367 from 312 last year.

Berbera Port outshines Mombasa again. Image: WB.
Berbera Port outshines Mombasa again. Image: WB.

Additionally, Mombasa outperformed Djibouti, which saw a dramatic drop from 26 to 379 in the latest rankings.

Berbera’s impressive performance can be attributed to the operational takeover by DP World in 2017. Since then, cargo volumes have increased by 35 percent, and vessel productivity has soared by 300 percent.

The implementation of new digital systems and sustainable practices has also reduced vessel waiting times from days to mere hours.

Mombasa’s decline in the World Bank rankings has been consistent since the index’s inception in 2020. In the 2021 report, the port was ranked 296.

However, the Kenya Ports Authority (KPA) asserts significant improvements in cargo handling at East Africa’s major gateway.

According to KPA, the turnaround time for container vessels decreased from an average of three days in 2022 to two days in 2023. Additionally, the average container dwell time reduced to 3.5 days from 3.9 days in 2022, marking a 10 percent improvement.

Ship waiting time for containerised vessels dropped to 0.2 days, with gross vessel turnaround time decreasing from 90.5 hours in 2022 to 64.1 hours in 2023.

The port rankings are based on efficiency, measured by the elapsed time between a ship’s arrival and its departure after completing cargo exchange.

The World Bank emphasises that efficient port operations are crucial for regional trade development, noting significant improvements since 2020, following the COVID-19 pandemic-induced downturn.

The ranking methodology used in the report combines an administrative approach, reflecting expert judgment, and a statistical approach using factor analysis to ensure the rankings are both accurate and statistically robust.

 “The rationale for using two approaches was to try and ensure that the ranking of container port performance reflects as closely as possible actual port performance, whilst also being statistically robust,” the World Bank stated.

gandae@businessdayafrica.org

Wasiirkii hore ee arimaha dibada Somaliland oo ku biiray xisbiga Waddani Sheegayna in uu dhisaayo Dr Cabdiraxmaan Cirro

$
0
0

Hargeisa,(Qaran news)-Wasiirkii hore ee arimaha dibadda Somaliland kana mid ah aqoonyahanada reer Somaliland oo ka soo jeeda gobolka Gabiilay oo aad looga qadariyo ayaa maanta si rasmi ah ugu biiray xisbiga mucaaridka ah ee Waddani.

Xaflad soo dhawayn ah oo ay maanta xisbiga Waddani u sameeyeen Dr Maxamed Cabdillaahi ayuu ku sheegay in uu garab taaganyahay musharaxa xisbiga Waddani oo uu sheegay in uu maanta Somaliland ka saari karo dhibka haysta.

Waxa uu yidhi waxa aan maanta si rasmi ah ugu soo biiray xisbiga rajada Somaliland ee Waddani. Waxana aan dhisyaa Dr Cabdiraxmaan Cirro

Halkan ka daawo hadaladii uu Dr Maxamed Cabdillaahi Omar ka jeediyay xafladii maanta

Gabay soo jiitay goobtii xafladda dr Maxamed Omar oo

Musharaxa Xisbiga Waddani Dr Cabdiraxmaan Cirro oo fariin u diray dhamaan muwaadiniinta Somaliland Daawo

Amiirka Qatar oo la wada hadlay Abiy Ahmed iyo Xasan Shiikh

$
0
0

Amiirka Qatar oo la wada hadlay Abiy Ahmed iyo Xasan Shiik

Amiirka dalka Qatar Amir Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani, ayaa shalay la wada hadlay laba jeer oo is xigta Madaxweynaha Soomaaliya iyo Raysal Wasaaraha Itoobbiya, sida ay baahisay warbaahinta qaranka ee dalka Qatar

Amiirka Qatar ayaa Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud iyo Raysal Wasaare Abiy Ahmed kala wada hadlay saaxiibtinnimada dalalkooda iyo sidii loo kordhin lahaa wada shaqaynta ay leeyihiin.

Halka sida oo kale sida lagu baahiyey warsaxaafadeedyadaa kala duwan ee ku saabsanaa wadahadalladiisii labadan masuul in uu kala hadlay arrimaha gobolka ka taagan iyo walaacyada mideeya.

bbcsomali


Maxamed Kaahin oo ka yaabay xubnaha badan ee ku biiraaya xisbiga Waddani

$
0
0

Waxa soo badanaaya xubnaha ka tirsanaan jiray xisbiga Kulmiye amba xilal ka soo qabtay xukumadda Muuse Biixi iyo tii ka horaysayba.

Waxa shalay si buuxda xisbiga Waddani ugu biiray wasiirkii hore ee arimaha dibadda Somaliland Dr Maxamed Cabdillaahi Cumar iyo xubno badan oo uu ka mid ahaa gudoomiye ku xigeenkii xisbiga Kulmiye ee gobolka Gabiilay

Waxana jiray xubno badan oo dhowrkii bilood ee ina soo dhaafay si xawli leh ugu biiraaya xisbiga Waddani iyaga oo raadinaaya isbedel.

Hadaba wasiirka arimaha gudaha isla markaasina ah gudoomiyaha xisbiga Kulmiye ayaa arintaasi la hadlay sida loogu ssii qul qulaayo xisbiga Waddani waxan uu yidhi dadkii anaga naga yaacay isbedel keenimaayaan ee taas ku darsada.

Isga oo aad uga murugaysan xubnaha mihiimka ah ee ku biiraaya xisbiga Waddani oo ah xisbiga rajadda Somaliland.

Xafladii beesha Cabdalle Isaxaaq u qabatay xisbiga wadaani oo buuxsantay iyada oo aan bilaabmin

$
0
0







Dadku waxa ay tumanyihiin di ada iyada oo aanu musharax Cirro soo galin goobta xaflada oo ka dhacaysa Kaah.

Amnigu waa suganyahay wax rabshad iyo buuq ahina ma jiro xaflasu waxa ay u so taa sidii loogu talagalay.

Maamulka Hotel Kaah ayaa sheegay in ayna arag abid xaflad sidani oo kale looga soo qayb galo waxana ay heegan galiyeen dhamaan shaqaalahooda hawshani ku shaqada leh

Xaflada oo dhamaystiran la soco

Markii uu Cirro soo galay goobtii xafladda ayaa sacab iyo mushxaradu isla oogsatay

XAFLADDA KAAH IYO SULDAAN XIIREY. CAJIIB Sadaashu noo sii Sheegey Caawey Muuqataa

$
0
0

XAFLADDA KAAH IYO SULDAAN XIIREY. CAJIIB
Sadaashu noo sii Sheegey Caawey Muuqataa

Cawa Xafladda iyo dhawaaqa Hotel Kaah ka socda
Habeenkaas baa Suldaan Xiirey sii sheegey. Anagoo Sweden joogna waxey aheyd 2022

Isagoo xajka ka yimi. Ayuu nagu casumey magaaladda Stockhlom. Musharax Cabdiraxmaan Cirro. Waxu siiyey Musxaf Quraana oo uu Xaramka ka soo qaadey. Waxuna ku yidhi. Doorashadani waa tii dalka aad ku badbaadin laheyd. Umadduna iyadoo mideysan ayey kursiga ku saareysa

Waa Habeenkaan idhi. Suldaan Caawa Murashax Ciro. GEEDKII CAWDAL GASIIRKAAD DHEXDA ugu xidhey. Kitaabka waaka miiska saaran ee sawirkiisu ka muuqddo. Yaa is hortaagi kara kitaabka quraanka ah.

Markaa Beesha Weyn Cabdale Isixaaq Waan hambalyeyna iney u dhabar adeygeen weerarka ey ku soo qaaden. Nimanka Kulmiye ee weli naf ka dayaya. Xukumadda gabalkeeddu dhacey

Umaddu waa isbedel doon. Qabyladdu iyo kala faquuq baa kulmiye looga soo cararey iyo madaxeeynaha 7 sano jooga ee ina leh.

Marlabaad ii doorta si aad Eedaan Fartiina. Dalkii iyo dadkii oo yaaban ayuu raba inu 5 sano danbe ina sii horfadhiyo.

Shacabka Somaliland waa isku degaan walba waxa is abaabulaya shacabkii oo leh. Isbedel baanu rabna. Markaa guulwadayaasha xukumaddu wey dalayaan. Yaan loo joojin. Degmo walba waxa ka muuqan doona isbedel doonka oo gacmaha is heysta

Hargeisa xaafadd walba
Waxa ka bilaabmey isbedel
Doonka oo is muujinaya
Waa la is daba socod Mansha allah

Somaliland Guul
Xisbiga Waddani Guul
Musharax Ciro Guul

Hon-Envoy Abdirizak Diinaari

Gabay caawa laga tiriyay xafladii ay beesha Cabdalle Isaxaaq u qabatay Waddani

Xafladii xalay ay beesha Cabdalle Isaxaaq taageerada ugu muujisay Cirro waxa ay ahayd guul

Ganacsato ka soo jeeda deegaanada madaxweyne Muuse Biixi oo taageero la garab istaagi doona Cirro

$
0
0

Hargeysa,(Qaran news)-Warar la isla dhex maraayo magaaladda Hargeisa ayaa sheegaaya in ganacsato badan oo ka soo jeeda magaalooyinka Hargiyo Djibouti isla markaasina qoys ahaan ka soo jeeda qoyska madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ay xidhiidh hoose la sameeyeen musharaxa xisbiga Waddani Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo la saadaalinaayo in uu noqon doono madaxweynaha Somaliland ee mustaqbalka dhow, waxana aad loo hadal hayaa in uu dhawaan shaaca ka qaadi doono gana sade
Maxamed Aw Siciid Geedi in uu taageersanyahaymushara a xisbiga Waddani Mr Cabdiraxmaan Cirro oo uu dhisi doono, mana jiraan wax war ah oo arinkaasi ku saabsan oo ka soo baxay xaga ganacsade Maxamed Aw Siciid Geedi.

Wararku waxa kale oo ay sheegayaan in ay jiraan ganacsato kale oo reer Somaliland ah oo iyana dhawaan taageero u muujin doona musharaxa xisbiga Waddani Mr Cirro.

Waxa ayaamahii ugu dambeeyay soo xoogaysanaayay taageerayaasha musharaxa xisbiga Waddani ee deegaanada uu ka soo jeedo madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi

Musharraxa xisbiga Waddani ayaa haysta amba kasbaday dhamaan quluubta iyo shucuubta dhamaan gobollada dalka oo dhan isaga oo horey taageerida ugu badan ka haystay gobolada Togdheer, Sanaag, Awdal,Saaxil Galbeedka gobolka Sool, iyo gobolka Maroodijeex oo uu hada ku soo awoodaysanaayo


Xafladda sida gudaha iyo dibadaba loo soo buux dhaafiyay waa Maraa Waaxid Musharax Cirro

Shirkadda Telesom ayaa ‘Dib-u-dhis iyo Tayaynta ku samaysay Biriijka lugta ee magaaladda Burco

$
0
0

Burco,(Qaran news)-Shirkadda Telesom ayaa ‘Dib-u-dhis iyo Tayaynta ku samaysay Biriijka lugta ee CEEL-GOONNI’ kaas oo ay Madaxda Shirkadda Telesom, Badhasaabka & Mayor-ka Burco xadhiga ka jareen

 

Khabiir xal usoo jeediyay caqabadaha kala haysta waaliddiinta Soomaalida, carruurtooda iyo iskuullada UK

$
0
0

26 Daqiiqadood ka hor
Soomaalida qurbaha ku nool gaar ahaan kuwa dalalka Yurub, ayaa fursad u helay in ay carruurtooda waxbarasho bilaash ah helaan, iyada oo inta badan dalalkaasi ay qasab tahay waxbaridda dhallaanku.

Dalka Ingiriisku waxa uu ka mid yahay dalalka ay carruurta Soomaalida sida wanaagsan wax uga bartaan inta badan, walow la sheegayo in waalidka Soomaalida ah qaar ka mid ah si wanaagsan ula soconin waxbarashada carruurtooda taasi oo keenta in dib u dhac dhan walba ahi ku yimaado .

Arrintaasi ayaa loo aaneeyaa iyada oo waalidka qaaarkood aanay wax badan ka aqoon dhaqanka iyo sharciga dalkaasi.

Dr Nuur Xasan, oo ah bare sare oo magaalada London ka hawlgala ayaa qoray laba buug oo arrimahaasi uu cilmi-baaris ku sameeyey isagoo PHD waxbarashada ah ka diyaariyey hannaankaas ayaa BBC-da u sheegay in tani tahay caqabad u baahan in wadajir wax looga qabto.

“Sanadii 2010 kii anigoo macallin cusub ka ah kolleej ku yaal koonfurta bari ee London ayaan waxaan ka bilaabay PHD ku saabsan mujtamaca iyo wax barashada- bulshada jaamacad of Greenwhich la yiraahdo, kadib labo sano kadib waxaa ii soo baxday in baahi badan ay ka jirto in wax laga ogaado baahida waxbarasho ee caruurtaSomalida iyo taageerada ay ka helaan waalidkood. 2015 kiiayaan PhD dii dhameeyay. Buuggan waa maxsuulkii ka soo baxay shantaa sano ee cilmi baadhista ah,” ayuu yiri.

Caqabado badan ayay carruurta iyo waalidkuba la kulmaan”
Dr Nuur, oo ka jawaabayey su’aal ay BBC-du waydiisay oo ku saabsanayd caqabadaha ugu waaweyn ee uu arkay intuu cilmibaarista waday waxaanu yidhi, “Ardayda dhibta ugu weyn ee haysataa waa dhanka macalimiinta oon si buuxda ugu hagar bixin ardayda una arka ardayga Soomaaliga ah midaan meel sare u socon tan oo abuurta in ardayga la geeyo fasallo hooseeya,”

“Xagga waalidkana xiriirka iskuullada iyo waalidka oo inta badan aan joogto ahayn, inta badana iskuullada xaggooda ayuu dhibka ka jiraa. Waalidaka oon helin macluumaad joogta ah oo ku saabsan meesha ay waxbarasha carruurtooda marayso, iskuullada oo u arka waalidiinta Soomaalida ah inay yihiin dad waqti badan aanan gelin waxbarashada carruurtooda- waana feker aanan run ahayn”

Waalidiinta Soomaalida qaarkood ayaa iyaguna nooga wareamay bal siday caqabadaha u arkaan iyo xalkooda. Khadra Maxamuud waa hooyo afar carruur ah ku korisay magaalada Bristol Uk, waxaanay tiri “Caqabaduhu waa badan yahiin, anigu afar carruur ah ayaan dhalay nasiib wanaag aabbahood ayaa ila koriyey oo aan wada joognay, halkan Ingiriiska carruurtu waa sida xoolaha waa la raaca subaxii galabtiina waa la soo celiyaa, markay qaan-gaadhaanna waxaa habboon in dugsiyo gaara la geeyo sida kuwa diinta iyo tacliinta kale oo ciyaaraha iyo safarrada loo badiyo si aanay waqti ugu helin dadka duufsan lahaa. Waxaan arkaa hooyooyin badan oo kaligood korinaya carruur badan oo aan aabbe la joogin, way ku adagtahay inay kaligood hawshaa ballaaran qabtaan waxaanay badanaa noqonaysaa in carruurtaasi halis gali karaan oo waxbarashada dib uga dhici karaan.” Ayay tiri.

Mowliid Sheekh Maxamed, isaguna waa aabbe wuxuu dhalay siddeed carruur ah oo deggan dalka Ingiriiska, isagoo ka hadlaya waxbarashada carruurta qurbaha iyo sida loo hagaajin karo ayaa wuxuu yiri “Soomaaliya waxaa dadku inta badan ku nool yihiin guryo waaweyn oo qoys tiro bdan loogu talo galay. Halkan siddeed carruur ah ayaa laba qol laysugu soo xaraynayaa ama saddex qol, guryo yaraan ayaa ka jirta Ingiriiska markaa sameeyn bay ku yeelanysaa waxbarashadii carruurta. Halkee bay wax ku akhrisan, halkee bay ku nasan? Taasi oo keenaysa dib u dhac, waxaa kaloo muhiima in dugsiyada lagu xidhmo oo carruurta loo raadiyo meelo ay shaqo guriga kaga shaqeeyaan oo jawi deggan ah wax ugu akhristaan.” Ayuu yiri.

Xalku maxuu yahay?
Cilmi baarista uu sameeyey Dr. Nuur ayuu ku tusaaleyey qoddobbo ay muhiim tahay inay fuliyaan si meesha looga saaro caqabaha jira.

“Xalka ugu horreeya waa in xiriirka ka dhaxeeya iskuullada iyo waalidiinta la hagaajiyaa, waa inuu jira xiriir joogta ah oo macluumaadka waxbarashada ilmaha iyo hadba meesha uu marayo laga wada hadlo. Waa in waalidku carrruurtooda ay si joogta ah uga wada sheekaystaan waxa ay iskuullada kala kulmaan.

Waa in waalidku isku dayaa inuu ka qayb galo kulanka iskuulka iyo waalidka, haduu kaas kari waayo waa inay ballan ka samaystaan macallimiinta si goonni goonni ah oo joogta ah.

Waalidku waa inuu abuuro waqti munaasib ah oo carruurtoodu layliga kaga shaqeeyaan ama wax ku akhriyo.

Waalidku haddaysan luuqadda iyo aqoontiisa ku filnayn waa inuu xiriir la sameeyaa Soomaalida ka aqoon roon waxna waydiiyaa.

Waxaa muhiim ah in waalidku ogaado in ilmaha iskool la geeyo keliya in aanay mustaqbalkiisa hagaajin karin, waayo waxaa jira wax badan oo ilmuhu aanu iskuulka kaga bogan karin waxaan ka mid ah waxyaabahaas edebta.

Guriga ayaa ugu horreeya meesha ay tahay in waalidku wax ka qabto si uu uga dhigo meel ilmuhu edeb iyo aqoon ka kororsan karo khaas ahaan inta ilmuhu yar yahay ee uu guriga u badan yahay. Hadalada ay waalidiintu ku hadlayaan raad ayey ku yeeshaan caruurta korriimadooda oo haddii, tusaale ahaan, guriga laysku caayo oo lagu dagaallamo ogow in ilmuhu meeshaas duruus ka qaadanayo hadhowna ay dhici karto inuu wixii uu maqlayey uu waalidkii ama walaalihiisa ka weyn kula hadlo. Dadka ka shaqeeya waxbarashadu waxay caddeeyeen si qofku wax u barto waa inuu yaqaan waxa uu yahay, kadibna waa inuu yeeshaa qof ama dad uu tiigsado oo uu ku daydo oo uu jeclaado inuu iyaga oo kale noqdo mustaqbalka.” Ayuu intaa ku daray Dr Nuur.

bbcsomali

UN report exposes Ethiopia’s escalating human rights crisis; state forces responsible for 70% of violations in 2023

$
0
0

According to a recent report by the Office of the UN High Commissioner for Human Rights, 594 incidents of human rights violations and abuses affecting 8,253 victims occurred in 2023. The report indicated that government forces were allegedly responsible for 70% of these violations, impacting 7,103 victims. (Photo: China Daily)
Addis Abeba – A recent United Nations report has highlighted the troubling human rights situation in Ethiopia throughout 2023. Despite notable improvements in the Tigray region following the implementation of the Cessation of Hostilities Agreement (CoHA), the report expresses grave concerns regarding the repercussions of violent clashes, particularly in the Amhara and Oromia regions.

The Office of the UN High Commissioner for Human Rights (OHCHR) released a 24-page report today, documenting 594 incidents of human rights violations and abuses affecting 8,253 victims over the past year. This represents a significant 55.9% increase compared to the previous year.
Defense Force (ENDF), federal and regional police forces, as well as state-affiliated militia groups, were allegedly responsible for 70% of these violations, impacting 7,103 victims.

On the other hand, non-state armed groups accounted for 22.3% of the incidents, with 25 incidents specifically attributed to the Eritrean Defense Forces operating in the Tigray region.

The situation in the Amhara region was particularly concerning, according to the report.

total of 740 civilian deaths were recorded in the region during 2023, with the majority attributed to government security forces engaged in fighting against the Fano militia group.

The report additionally documented 366 civilian deaths in the Oromia region, where clashes between government forces and the Oromo Liberation Army (OLA) persisted throughout the year. Among those killed in Oromia, 46 were women.

Besides the ongoing conflict between government forces and the OLA, the report also highlighted inter-ethnic clashes between Amhara and Oromia militias, as well as between Oromia and Somali groups, which resulted in further casualties.

Addis Standard

Beesha Danwadaago oo taageero xoogan u muujisay xisbiga Waddani Kulan maanta dhex maray beesha iyo Cirro

$
0
0

Musharraxa Madaxweynaha xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa hoygiisa kulan kula yeeshay waxgaradka, Salaadiinta, aqoonyahanka, xildhibaannada,Siyaasiyiinta iyo haweenka Beesha Danwadaago ee beelweynta Ciidagale.

Waxgaradka Iyo haldoorka Beesha Danwadaago waxay sheegeen In dadka deegaankaasi ay si weyn oo culus codka u siin doonaan murrashax Cirro, islamarkaana isbedelka Waddani wado qayb weyn ka qaadanayaan.

Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan maxamed Cabdilaahi Cirro iyo masuuliyiinta xisbiga ee wehelinayay ayaa dadka deegaanka Danwadaag uga mahadceliyey taageeridda wakhtiga badan ay dhisayeen Murashaxnimadiisa iyo Xisbigaba isagoo Ku Booriyey Inay u diyaar garoobaan doorashooyinka

Viewing all 27666 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>