Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all 27666 articles
Browse latest View live

War-weyn:Hogaanka Xisbiga Waddani oo hadda ka hadlay Arimo xasaasiya oo ka taagan Somaliland,Muse Biixina….


Wakiilkii Hore ee QM u joogay Somalia Micheal Keatig oo xil cusub loo magacaabay

$
0
0

Wakiilkii Hore ee QM u joogay Somalia Micheal Keatig oo xil cusub loo magacaabay

 Ergaygii Hore ee Xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsanaa Soomaaliya Michael Keating, ayaa loo magacaabay xil cusub, kadib markii uu waayay xilkii uu ka hayay Somalia horaantii October.

Mr Keating, ayaa lasoo shaqeeyay dowladda Soomaaliya, waxaana hadda loo magacaabay agaasimaha Machadka Nabadda ee Qaaramada Yurub. iyadoo Machadkaasi uu bartiisa Twitter-ka ku sheegay inay ku faraxsan yihiin xilka loo dhiibay Keating.

Michael Keating, ayaa xilkaasi kala wareegaya Martin Griffiths oo hadda ahaa agaasimaha machadka Nabadda ee Qaaradda Yurub, waxaana la shaaciyay inuu xilka qaban doono 5 November.

Agaasimaha hadda ka tagaya xilka Agaasinka Machadka Nabadda ee Yurub, ayaa isagana loo magacaabay wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan dalka Yemen, oo colaado ay halakeeyeen.

Mac-hadkan oo uu fadhigiisu yahay Brussels, ayaa waxaa uu leeyahay 31 shaqaale joogto ah, waxaana Keating sugeysa in uu maamulo miisaaniyadda sanad laha ah ee Mac-hadka oo gaareysa Sagaal Milyan oo Yuro.

Khilaaf Cakiran oo Ka Dhex Qarxay Wasaaradaha Maaliyada iyo Gaadiidka+Nemberadii Cusbaa oo Dekeda Ku Xaniban

Maxamuud Xaashi oo beeniyay in goob joog ka ahaa meek Siilaanyo isku casilaayay

Sheeko Kale: 10 Boqor oo Xanuun Maskaxeed Ku Dhacay!

$
0
0

Cabdisalaam Yaasiin

1. Boqorkii Baabal – Nebuchadnezzar (604-562 B.C.): Waxa lagu naanaysay “Awooga Boroqada Maskada Ka Bukay), waayo wuxu jiray tarrikhada miilaadiga ee xilligan la adeegsado ka hor. Boqorkan xanuunkiisa waxa weriyay Baybalka Yahuudda ee Muslimiintu u taqaano Tawraat. Baybalku wuxu weriyay in boqorkani maskaxada ka xanuunsaday; waxaanu ismooday neef sac ah. Ka dibna inta uu qasrigii boqortooyada ka tegay ayuu duurka galay. Halkaas oo uu sida lo’da geedahu cuno u ahaayeen.

2. Imbraadoor Kiligula (37-41 AD): Imbaraadoor Kiligula, oo ka mid ahaa imbraadooradii Rooma, ka dib markii uu xukunka qabsaday, waxa markiiba muuqatay in uu maskaxda ka buko. Sidaasna waxa lagu ogaaday markuu bilaabay in uu dad aan waxba galabsan laayo isaga oo dilkooda ku raaxaysanaya. Waxa kala oo falkiisa muujinaya xanuunka maskaxdda ee ku dhacay ka mid ahaa in uu yidhi, “Ilaah baan ahaye waa in aad i caaabudaan.”

3. Charles VI ee Faraans (1380-1422): Boqor Charles kii lixaad ee Faraans waxa uu boqor noqday isaga oo 21 jir ah. Kolkii uu carshiga fadhiistayna waxa bilaabmay in dhaqaalii iyo siyaasaddii dalku tub wanaagsan qaaday. Sidaa darteedna waxa loo bixiyay “Boqorkii La Jeclaa”. Hasa yeeshee, markii uu gaadhay 32 jir wuxu, iyaga oo aan waxba gaysan, kas u dilay 4 abaanduule oo ka mid ahaa ciidankiisa. Waxa kale oo uu weerar gacanta ah ku qaaday walaalkii Louis ka Orleans. Intaa ka dibna, xanuunkii waa ku fiday, boqortooyadiina aad buu u saameeyay. Waxay gaadhay in “Boqorkii La Jeclaa” loo bixiyo “Boqorkii Waalaa”.

4. Henry VI ee Ingriiska (1422-1470): Boqorka Henry ee lixaad waxa awoow u ahaa Charles VI ee Faraans. Waxana loo tirinayaa in uu maskax xanuunka ka hiddoraacay awoowgii. In uu maskaxda ka xanuunsanyo waxay cadaatay markii uu maarayn kari waayay qalaalsihii boqortooyadiisa ka taagnayd. Sanadkii 1453, waxa ku dhacay ‘Dareen Jab”; taas oo keentay in uu muddo sanad ah xaalad fadhiid ah galay oo aanu waxba kala ogayn. Ka dib, dagaalaa ka dhexqarxay laamihii reer boqor. Dagaaladaasina waxay keeneen in boqortooyadii laga qaado oo lagu xidhay Tower ka London halkaas oo uu ku dhintay 1471.

5. Ivan kii Ruuska, ama Ivan kii Argagaxa (1547-1584): Boqor Ivan wuxu noqday Qaysar kii Ruush ka 1547. Markiiba waxa ka muuqatay in aanay maskaxdiisu deganayn oo kolba gufaacooyinka xanuunku ku soo kacaan. Markii ugu horaysay ee lagu kacay wuxu dilay inankiisii oo ahaa dhaxal sugaha boqortooyada. Mar labaad kiina waxa uu sameeyay ciidan argagax iyo dil ku qaaday odyadii iyo guurtidii dalka. Mar saddexaad kiina wuxu weeraray magaalada Novgorod oo ku dilay kumanaan qof.

6. Suldaan Ibraahim kii Cusmaaniyiinta (1640-1648): Suldaan Ibraahiim wuxu suldaan noqday 1640 ka dib markii walaalkii Muuraad IV dhintay. Markii uu suldaanka noqdayna da’diisu waxay ahayd 25 jir. In yar ka dibba waxa muuqatay in uu maskaxda ka buko. Waxaana loo bixiyay “Ibraahim kii Waalaa”. Falal kiisa xanuun ka muujinayayna waxa ka mid ahaa in uu hablaha qasriga ka shaqeeya berkedaha qasriga ku tuur jiray oo markay haftaan ku dhiman jireen. Waxa kaloo ka mid ahaa in uu cashuuro badan oo aanu dadku qaadi Karin saari jiray; dumarkiisa gabadh ka mid ahna ay taladii dalka in badani gacanta u gashay.

7. Imbaraadoor Zhendgii Shiinaha (1491-1521): Imbraadoor Zhendge wuxu ka mid ahaa imbraadooradii boqortooyada Ming. Wuxuu ku caanbaxay boqor aan maskaxdiisu degenayn oo axmaq ah. Wuxu qaadi jiray weeraro uu hogaaminyo abaanduule aan jirin oo uu maskaxdiisa ka sameeyay; weeraradaasna dad badan ayuu ku layn jiray. Waxa kale oo uu maamulkii dalka u dhiibay nin la dhufaanay oo shaqaalaha qasriga ka mid ahaa. Ka dib markuu ninkii ka boodayna wuxu amray in isaga oo nool kolba qurub la jira ilaa inta uu ka dhimanayo.

8. Imbraadoor Qianfeigii Shiinaha (449-465 AD): Imbaraadoor Qainfeige wuxu ka mid ahaa boqoradii boqortooyada Liu Song. Boqortooyadaasi waxay ku caanbaxday in ay laba nooc oo raciyadeeda ah laayaan. Nooca kowaad wuxu ahaa xubnaha reerka boqortooyada. Nooca kalena wuxuu ahaa raciyada kale dadkooda. Boqor Qianfege in yar mooyaan reerkiisii oo dhan wuu laayay. Eraygii u dambeeyay ee hoyadii tidhi intaanay aanay dhimanna wuxu ahaa, “Bal calooshayda jeexa oo eega sida xayawaankani ugu soo baxay.”

9. Suldaan Mustafihii Cusmaaniyiinta (1592-1639): Waxa jirtay in reerihii boqortooyinkii hore shirqool iyo dil badani dhexdooda ka dhici jiray. Waxa tusaale u ah Axmed iyo Mustafe, laba amiir oo cusmaaniyiintii ah oo walaala ah. Axmed ayaa suldaan noqday. Ka dibna walaalkii Mustafe oo ka yaraa ayuu uga cabsaday xukunkiisii. Dabadeedna waa xidhay. Wuxu ku xidhay qafas; dhismana wuu ku wareejiyay si aanu u bixi karin dadna xidhiidh ula yeelan. Suldaan Axmed waa dhintay. Ka dibna shirqoolkii reerka gudihiisa ayaa bilaabmay. Shirqoolki wuxu soo saaray in amiir Mustafe suldaan noqdo. Maskax xanuunka Suldaan Mustafe waxa ka mid ahaa in uu laba hablood oo adoomihiisa ka mid ahaa ku amray in ay mar walba la socdaan iyaga oo qaawan. Taa waxa ka daraa maamulkii dawladda wuxu gacanta u geliyay dad aan ehel u ahayn, sida nin reer miyi ah oo Suldaankoo socoto ah waraabiyay. Markuu maamulkiisi kala daatayna dibaa qafaskii loogu celiyay. Markan se waxa la raaciyay labada hablood ee qaawanaa.

10. Christian VII kii Denmark (1766-1808): Boqor Christian kii todobaad ee Denmark wuxu ahaa nin magac boqornimada uun huwan asaan maamulkii boqortoodiisa ka war hayn. Waxa muuqatay in uu maskaxda ka buko oo aanu dalkii maamuli karayn. Ka dibna waxa bilaabmay loolankii awoodda boqornimada; waxana kolba dalka maamulayay ciddii uu soo dhoweeyo ee dhegtiisa haysata. Reerka boqortooyada gudihiisa ayaa hadan loolan ka bilaabmay. Waxaan boqornimadii kala wareegay inankiisii Frederick VI, Frederickii lixaad.

DP World Wins Mumbai Terminal Deal – Port Technology International

$
0
0

DP World has won a bid to develop and operate the Free Trade Warehousing Zone (FTWZ) at India’s largest container gateway – Jawaharlal Nehru Port Trust (JNPT) – for USD$78 million.
The 60-year concession agreement for the Mumbai gateway will see the JNPT run by the Hindustan Infralog Private Limited (HIPL), a $3 billion joint venture between DP World and the National Investment and Infrastructure Fund (NIIF).

It is the HIPL’s second investment following the 90% stake it took in multimodal logistics company Continental Warehousing Corporation Ltd.

The HIPL will develop 18 hectares of the JNPT’s Special Economic Zone (SEZ), with the goal of increasing TEU traffic and utilizing its proximity to India’s biggest port.

The JNPT handles 5 million TEU per year, approximately 33% of India’s container traffic.

How are ports evolving to meet the challenges of today? Find out by reading a Port Technology e-Book
According to a statement from DP World, the deal will offer long-term advantages to domestic and global traders and manufacturers by facilitating a reliable and swift flow of cargo.

Sultan Ahmed Bin Sulayem, CEO, DP World, commented: “We are delighted to have won this long-term concession to develop the Free Trade Warehousing Zone in such a strategic location.

“DP World has a proven track-record in developing trade-zones and HIPL will aim to leverage on our global expertise to build out this much needed-capacity to support India’s fast-growing export-import trade.

“Furthermore, this asset strongly complements our port terminals in JNPT and our newly acquired inland Continental-Warehousing-Corporation business.

“Once operational, we will be able to offer a complete compelling

 

Port technology

Daawo .Maanso La Yidhaa Quman oo lagu soo bandhigay Berbera

Haweenaydii U Horreysay Ee Xirfadda Korontada Ku Shaqaysa oo Hargeysa Lagu Arkay


Sababaha Soomaaliya looga reebay Liiska Casuumaddii furitaanka Madaarka ugu weyn Caalamka ee Istanbul

$
0
0

Sababaha Soomaaliya looga reebay Liiska Casuumaddii furitaanka Madaarka ugu weyn Caalamka ee Istanbul

 

Soomaaliya ayaan lagu casuumin xafladdii 29-ka bishan lagu daahfuray garoonka Istanbul ee aduunka ugu weyn oo uu madaxweynaha Turkiga Erdogan xariga ka jaray, sababo la xiriira khilaaf ka dhex jira labada dhinac, sida ay ogaatay Wrabaahintu.

Soomaaliya ayaa laga reebay liiska 18 dal oo ay ka mid yihii Qadar, Sudan, Pakistan, Serbia iyo Uzbekistan oo iyagu lagu casumay xafladaas, inkasta oo markii hore qorsuhu ahaa in Soomaaliya la casuuumo.

Turkiga ayaa martiqaad u fidiyey dalalka saaxiibka dhaw la ah, hase haatee waxaa su’aal la’iska weydiiyey sababtii ay Soomaaliya uga qeybgalin waayeen.

Sida ay Warbaahinta u xaqiijiyeen ilo xog ogaal ah, waxaa loo aaneenayaa ka maqnaanshaha Muqdisho ee xafladaas go’aankii ay ku taageertay Sucuudiga ee ku saabsanaa dilkii loo geystay saxafi Jamal Khashoggi, oo Sacuudiga ku dhex khaarijiyeen qunsuliyaddooda Sacuudiga.

Waa tallaabadii labaad ee Turkiga ay qaadaan, oo ay ku muujiyeen sida ay ugu xun yihiin siyaasadda arrimaha dibedda Soomaaliya iyo qaabka ay u jihaysan tahay.

Wasiirka arrimaha dibadda ee Turkiga Mevlut Cavusoglu ayaa 27-kii bishan ka baaqday shir ka dhacay Muqdisho ee ay yeesheen kooxda xiriirka Soomaaliya ee ururka iskaashiga Islaamka(OIC), sabab lagu sheegay inuu ka dhiidhiyey warqaddii ay xukuumadda Soomaaliya ku taageertay Sacuudiga ee dilka saxafiga Jamal Khashoggi .

Ilo sare oo ka tirsan dowladda Turkiga ayaa xaqiijiyey in wasiir Mevlut Cavusoglu uu marka hore aqbalay ka soo qeyb-galka shirka balse markii xukuumadda Kheyre ay taageertay Sacuudiga uu ka laabtay go’aankii imaatinka Muqdisho.

Ganacsade Imaaraati ah oo kashifay sida dalkiisu uga faa’iideystay Hantida Soomaaliya

$
0
0

Ganacsade Imaaraati ah oo kashifay sida dalkiisu uga faa’iideystay Hantida Soomaaliya

 

Hussain Sajwani,  waa Ganacsade u dhashay Dalka Imaaraadka, waa milkiilaha Dharikadda Damac Properties,  waxaa uu ka warbixiyay sababta ay Dubai u noqotay xarunta Ganacsiga Caalamka.

Xuseen waxaa uu sheegay in dowladda Imaaraadka ay ka faa’ideysatay burburka Dalalka Ciraaq,  Soomaaliya,  iyo Kuwait.

Waxaa uu Wareysi siinayay CNBC,  oo laga leeyahay Mareykanka, xafiisyo cusubna ka furatay Magaalada Dubai, halkaas oo uu ka qeybgalay laguna wareystay.

Waxaa uu tusaale u soo qaatay dagaalkii Ciraaq iyo Iran ee  1980 ilaa 1988ddii,  faragelintii Ciraaq ee Kuwait sanadkii 1990kii iyo bur burkii Soomaaliya ee 1991dii.

 

Ganacsade Xuseen Sajwaan ayaa sheegay in Dubai ay markasta ka faa’ideysato dhibaatada ka jirta Gobolka ugana faa’ideysato si sahal ah.

Waxaa uu sheegay in maalqabeennada dalalka ay colaadaha iyo khilaafyada siyaasadeed ka dhacaan ay Hantidooda u soo wareejiyaan Dubai, halkaas oo amaan ah, waxaana uu sheegay in arrintaas ay fursad u tahay Imaaraadka.

Waxaa uu ku faanay in Dubai ay marti geliso dad ka yimaada dalalka China, Hindiya, Syria,  kuwa Europe iyo Afrika inteeda kale, kuwaas oo Hantidooda ku badbaadsanaya Dubai.

Xuseen Hantidiisa waxaa ay gaareysaa $2.6 Bilyan oo doollarka Mareykanka ah, waxaana uu wax ku bartay dalka Mareykanka.

Siyaasi Xilka ka hayey Xukumadii Siilanyo oo Duray Wasiirkii Hore ee Madaxtooyada S/land

Rabshado Sababay Dhimasho iyo Dhaawac Ka Dhacay Magaalada Jig Jiga

Wiil uu liqay dhaamka Daami Dadka Xaafada oo ka qayliyay madaxweynaha oo dhaamkaasi booqday todobaadkii hore iyo…

Africa Internship Academy celebrates two years of grooming Africa’s next generational change agents

$
0
0

PRESS RELEASE
Africa Internship Academy celebrates two years of grooming Africa’s next generational change agents
The organization has contributed immensely towards reducing the rate of unemployment on the African continent
ACCRA, Ghana, November 1, 2018/ — Africa holds a very high rate of youth unemployment. In Ghana for instance, about 120,000 young people graduate from various institutions with about 10% getting employed after the first year of completion. Over 16% will never work in their lifetime, yet every year, thousands of job vacancies go unfilled. According to employers, they cannot find people who are ready for work.

The mismatch between the large number of jobs available in the country and large number of young people who are desperate for work usually be attributed to lack of employable skills, poor social networks, and unavailability of funding capital for entrepreneurship and other.

Emmanuel Leslie Addae, and Daniel Amoako Antwi understudied this trend and decided to set up a social enterprise to address these issues, this was the genesis of Africa Internship Academy (AIA). AIA is a youth employment accelerator in Ghana; a self-sustaining social enterprise that trains higher education students, graduates, and entrepreneurs to gain entrepreneurial and employable skills, assign mentors to and connect its members to employers looking for entry-level talents.

Having partnered with employers, ranging from SMEs to large corporate and state-owned enterprises from various sectors, including retail, tourism, banking, business process outsourcing and manufacturing, the organization has contributed immensely towards reducing the rate of unemployment on the African continent.

Its mandate of grooming young talents as change agents to transform Africa; offering unique opportunities for future leaders, influencers, and decision-makers from all over Africa to be groomed professionally, network extensively, experience workplace culture, and build lasting positive relationships with the heavy weights in their chosen industries have been tremendously realized.

Exactly two years of establishment, AIA has groomed over 195 fellows over 6 cohorts and has been able to create a talent searching platform called www.TalentsInAfrica.com for employers looking for entry level talents in Africa. This platform is connecting more Africans to job opportunities across Ghana, Rwanda, Kenya, Nigeria, Tanzania, Senegal, and Cote D’ivoire. Irrespective of your qualifications or unique skills, you can always find job postings that are just right for you. Starting in English and French, if you are in any of the six countries, you can explore and find amazing results of jobs on the platform.

The platform does not only provide you with job opportunities across Africa, it also gives career advices on its blog and coach its applicants on CV and resume writing. Be prepared to learn for yourself the best way to prepare your job application documents and also how to beat the game when it comes to interviews. Tips on salary and professional work skills are also delivered to your mail free of charge.

Sign up and enjoy a professional career development whiles growing your personal skills and capabilities. Be part of the community now! www.AfricaInternshipAcademy.com

Are you a job seeker? Do you want to be connected to employers looking for employees? Log on to https://www.TalentsInAfrica.com/ and create your job search profile now.

Follow our social media pages now!

Facebook: Talents Community, Twitter: talentsinafrica, LinkedIn: Talents in Africa, Instagram: talentsinafrica.

Distributed by APO Group on behalf of Africa Internship Academy (AIA).
View multimedia content

Contact for Partnership and Collaborations:
Emmanuel Leslie Addae
leslie.addae@africainternshipacademy.com
+233 26 297 9845
Nora Asiedu
nora.asiedu@africainternshipacademy.com
+233 549105682
For more Information:
Twitter: https://twitter.com/InternsAcademy
Facebook: https://www.facebook.com/followaia/
Twitter: https://twitter.com/PeopleInitiate
Facebook: https://www.facebook.com/PeopleInitiativeFoundation
About Africa Internship Academy:
Africa Internship Academy (AIA) (www.AfricaInternshipAcademy.com) which is a YOUTH EMPLOYMENT ACCELERATOR here in Ghana with a continental focus. The platform grooms young Africans with employable skills through an extensive WORK INTEGRATED LEARNING PROGRAM MODULE. AIA Modules are focused on EMPLOYABLE and WORK-READINESS SKILLS TRAINING & EARLY BUSINESS ADVISORY SUPPORT.
About People Initiative Foundation:
People Initiative Foundation (https://PeopleInitiativeFoundation.org) is a Pan Africa Youth organization that promotes and supports Africa’s youth to achieve their goals in life. Our Thematic areas: Education & Youth Livelihood Skills Training ;Employment & Employability Skills Trainings; StartUps & SME Incubation Program; Talents Searching / Job Connecting Platform; Mentorship Platform, Internship placements and Social Impact Programs. These initiatives are geared towards employment, empowerment and job creation for Africa’s youth.
SOURCE
Africa Internship Academy (AIA)

Halkani ka daawo waraysi dhinacyo badan taabanaaya oo lala yeeshay gudoomiye Cirro


Takoorka iyo cunsiriyada maxaa sabab u ah?

Shan Faa’iido Oo Laga Helo Socodka Lugta Ah

$
0
0

Wakhtigan casriga ah ee haatan la joogo ha la yaabin hadii dhakhtar intaad u tagto uu kuu qoro socod lugta ah halki aad daawo ka sugaysay saabtooo ah waxa jira waxyaalo badan oo faa’iido caafimaad inoo leh oo aynaan fahansanayn balse way badan yihiin faa’iidooyinka socodka lag helo laakiin Halkan waxan ku soo koobay liis shan qodob ah ah oo kawaramayaa faa’iidada socodka lugtu leeyay.

1. Wuxuu ka hortagaa in uu miisaanka jidhku uu kor u kaco .Cilmi baadhayaal ka tirsan Harvard ayaaa daraasad cimli ah ku sameeyay in ka badan 12,000 oo qof si ay u go’aamiyaan faa’iidada socodk lugta ah leeyay waxaany daraasada ku xaqiijiyeen in uu miisaanka qofk hoos u dhigo islamarkaana faa’iido dhab ah u leeyay dadka cayilan ama buur buuran .

2. Labo daraasadood oo ka socdey Jaamacadda Exeter ayaa lagu ogaaday in socodka 15-daqiiqo uu xakamayn karo xiisadaha shukulaatada iyo xitaa yaraynta xaddiga shukulaatada iyo macmacaanka kale ee aad cunayso sidoo kale waxa lagu oogaaday in uu yareeyo xaaladaha walaaca iyo diiqada daraaasadii u dambaysay ee ay sameeyeen waxay xaqiijinaysaa in socodku uu yareeyn karo jahawareerka iyo isku buuqa.

3. Wuxuu yareeyaa halista kansarka naasaha cilmi-baadhayaashu waxay horey u ogaadeen in wax kasta oo jimicsi jidheed ahi uu ka dhigaayo mid hooseeya halista kansarka naasaha Laakiin cilmi-baadhis Maraykan ah oo Kansarka ah ayaa lagu ogaaday in dumarka todoba saacadood ka badan toddobaadkii socda ay 14% ka hooseeyo halista kansarka naasaha marka loo eego kuwa soconayay saddex saacadood ama in ka yar toddobaadkii.

4. Daraasado badan ayaa lagu ogaaday in uu socodka yareeyo xanuunka arthritis-ka ee kala goysyada ku dhaca socodka shan ilaa lix mayl toddobaadkii xitaa wuxuu ka hortagi karaa arthritis-ka inuu haleelo jidhka hadaba Socodku wuxuu ka ilaaliyaa kala-goysyada – gaar ahaan jilbaha iyo miskaha xanuuno kala duwan.

5. Socodku wuxuu xoojiyaa difaaca jidhka sida oo kalena Socodka ayaa xilliga qaboobaha kaa caawin kara in uu kaa ilaaliyo hargabka Daraasad ku saabsan xanuunada qaboobaha oo lagu sameeyay in ka badan 1,000 qof oo rag iyo dumar isugu jira ayaa lagu ogaaday in kuwii socday ugu yaraan 20 daqiiqo maalintii ugu yaraan 5 maalmood usbuucii inay haystaan 43% maalmo yar oo xanuun ah marka loo eego kuwa aan ku dhaqmin wiiggii ama in ka yar socoda.

W/D: Cabdiraxmaan Rashiid Axmed (Dalmar)

Suxufi madax banaan

Hargeysa somaliland

Emil: Cabdiraxmaan800@gmail.com

Corruption of Somaliland taxation+ PM and regional councilor election delaying

$
0
0

Corruption is defined as the abuse of entrusted power for personal gain, in public and the private sectors. (1) Countries are rated based on assessments of the prevalence of bribery of public officials, stealing of public money and the lack of public anti-corruption efforts. A recent report shows that conduct within most African countries in these areas leaves much to be desired.

The report from a Berlin-based group in 2010 lists and ranks six African nations among the 10 most corrupt countries around the world. These are Sudan, Chad, Burundi, Angola and Equatorial Guinea, with Somalia heading the list as the most corrupt nation of all those surveyed..That means Somaliland is a part of corrupted nations. However, there were a lot of optimism for the newly elected and his team to tackle corruption and restore the full confidence of the international community and public but it became nightmare and false perception,

So far, no arrests have been made against any government officials in connection of stealing public funds. The effects of these thefts are kickbacks in the Somaliland’s revenue collection from the airport and seaports; this represents an implicit cost making corruption into a regressive tax on the services that impoverish the country and its people that one can’t afford. As we all know, today Somaliland lacks basic public services such as education, healthcare ,financial solution and other Social services, no audit functioning to preserve the public taxation and asset . Thus, how do we move forward in order to develop our beloved Somaliland so that our people can thrive?

TO POSTPONE THE ELECTION OF CENTRAL AND REGIONAL PM .(PARLIMENTERIAN MEMBERSHIP)
according to our constitution and our modern newly Somaliland multiple party’s should be taken place pm(parliamentarian members) voting on his time , this is he rule and regulations of democratic objectives .it will be great democratic deficiency and setback to our nation and our integrity .no more PM delay, illegal 13 yeas to remain in seat is incredible we say enough and enough

otherwise anti parties and Somaliland civil society should take another measurement to secure our nation and our country .

long life Somaliland ,

long life somalilanders.

FREELY AUDITOR,

MUSA AW HASSAN LODOON,

AWDALI DUBAI..

Maxamed Xaashi Cilmi oo aad uga gubtay buuga Xirsi Cali Xaaji Xasan

Madax dhaqameed aad uga hadlay buuga wasiir Guri Barwaaqo Guurtidana fariin u diray

Viewing all 27666 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>