Ex-Wasiir Max’ud Xashi oo dafiray lacagtii loo Qeybiyey Barlamaanka Somaliland,Xildhibaanana lagu laayey
Xoghaya guud ee QM oo magacaabay ku-simaha ku-xigeenka ergeyga Somalia
Xoghaya guud ee QM oo magacaabay ku-simaha ku-xigeenka ergeyga Somalia
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa u magacaabay George Conway oo kasoo jeeda dalka Canada inuu noqdo ku-simaha ku-xigeenka ergeyga gaarka ah ee xafiiska Qaramada midoobay ee (UNSOM) isagoo sidoo kale ah isku-duwaha hawlaha bini’aadannimo ee Soomaaliya.
Mr Conway ayaa beddelaya Peter de Clerk oo kasoo jeeda dalka Netherlands. Xogahaya guud ee Qaramada Midoobay ayaa uga mahadceliyey de Clerk shaqadii wanaagsaneyd ee uu ka qabtay Soomaaliya intii uu joogay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM)
Mr Conway oo hadda ah mas’uul ka tirsan hay’adda UNDP Soomaaliya ayaa ah nin waaya-aragnimo durugsan leh shaqooyin aad muhiim ahna kasoo qabtay Qaramada Midoobay, isagoo soo qabtay xilalka la taliye xafiiska UNDP ee Africa, agaasime UNDP ka tirsan gaar ahaan dalka Koofurta Sudan iyo ku xigeenka madaxa barnaamijyada UNDP ee Koofurta Sudan.
Mr Conway wuxuu dhashay sannadkii 1970 waana nin ka qaatay shaadaha Master of Arts jaamacadda Carleton iyo jaamacadda Western Ontario, sidoo kale wuxuu Bachelor of Arts ka qaatay jaamacadda Winnipeg.
Ciladdii ay la dhacday diyaaradda Ethiopian Airlines oo la shaaciyay+Diyaarad hore u dhacday oo ay isku cilad noqdeen

Waxaa la shaaciyay qeyb ka mid ah warbixintii isbuucaan la sugayay ee ku aadanaa baaritaanka ciladda ay u dhacday diyaaraddii Ethiopian Airlines Boeings 737 Max8 ee bil ka hor ku dhacday dalka Itoobiya taas oo ay ku dhinteen dad lagu sheeay 157 ruux oo isugu jira rakaan iyo shaqaale.
Shilka diyaaraddan ayaa ku cilad noqotay middii sannadkii 2018 ku dhacday bannaanka caasimadda dalka Mareysia ee Jakarta taas oo ay laheyd shirkadda Lion Air islamarkaana ay ku wada dhinteen dhamaan rakaabka iyo shaqaalihii saarnaa.
Ciladda ayaa lagu sheegay mid ka timid sistam la daaray kaas oo jawiga u toosin lahaa diyaaradda, balse bilcaksi galiyay diyaaradda khalkhal, sababayna in ay dhulka afka aadiso.
Nooca diyaaraddan ayaa caalamka dhac laga mamnuucan kadib shilkii Itoobiya, waxaana islamarkiiba soo shaac´baxday in cilad dhanka diyaaradda ah ay jirto.
Warar iminka soo shaac baxaya ayaa waxaa ay sheegayaan in durba lagu bilaabay dacwad shirkadda sameysay diyaaradda taas oo ay gudbinayaan ehelada dadka ku dhintay diyaaradahan.
Dacwadda ayaa laga gudbiyay gudaha dalka Mareykanka.
Accident Bulletin no. 6
Issued on March 11, 2019 at 01:40 PM Local Time
The Digital Flight Data Recorder(DFDR) and Cockpit Voice Recorder(CVR) of ET302 have been Recovered.
Daawo:Ex-wasiir Maxud xaashi oo Su’aalo lagu hurgufay ku raftay,Jawaabo majara-haababina oo aan lagu qanci karina bixiyey
Soomaali baxsad ahaa oo xaaskiisa ku dilay Mareykanka oo lagu qabtay dalka Panama+Sawirro

Booliska magaalada San Diego ayaa shaaca ka qaaday in ay gacanta kusoo dhigeen ninka lagu magacaabo Abdiaziz Kerow (45-jir), kaas oo bil ka hor ku dilay xaaskiisa Muna Salad guri uga kireysnaa cinwaanka 4000 block of Van Dyke Avenue.
Eedeysanaha ayay boolisku sheegeen in laga soo qabtay dalka Panama ee dhaca qaaradda Ameerica, taariikhdu markey aheyd 20-bishan Maarso, waxaana ay intaa raaciyeen in uu iminka ku jiro xabsiga San Diego Central Jail.
Gabadh la dhalatay Muno ayaa subaxnimadii 02 bishan Maarso markii ay walaasheed khabarkeeda weyday ku booqatay gurigeeda, halkaas oo ay ku aragtay meydka walaasheed oo qeybeheeda sare ee jidhka kaga yaalaan dhaawac, waxaana ay halkaasi ku wacday booliska.
Tan iyo maalintaas, seyga Mudo ayuu baxsad ahaa, waxaana intaas lagu hayay baadi-goob kaas oo ugu dambeyn lagu soo qabtay.
Booliska ayaa lacag dhan 5 milyan oo dollar sheegay in damaanad ahaan loogu sii deyn karo dambiile Kerow.

Degdeg:Muuse Biixi oo isku-shaandheyn,Magacaabid & Xilka qaadis ku sameeyay Golihiisa Xukumada
Muuse Biixi oo iskushandheyn,Magacaabid & Xilka qaadis ku sameeyay Golihiisa Xukumada
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-286/032019, uu Xilka qaadis, Magacaabid iyo Isku-beddel ku sameeyey xubno ka mida xukuumadda.
Wareegto Madaxweyne
Ujeeddo: Xil Ka-qaadista Wasiiradda
Ku: Cabdiraxmaan Cabdillaahi Faarax Diiriye (Guri Barwaaqo);
Wasiirkii Hore ee Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka
Ku: Ciise Axmed Yuusuf Cabdalle;
Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Gaashaandhigga
Ku: Maxamed Muuse Abees
Wasiir Ku-xigeenkii Hore ee Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka
Mudanayaal,
Sida aad la socotaan, xilka qaranka ayey sunnihiisa tahay in uu meerto noqdo, oo loo igmado hadba ciddii hanan karta. Sidaa darteed, waxaan gartay in laga bilaabo taariikhda maanta aan idinka qaado xilalkii aad hayseen ee kala ahaa:
1. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka.
2. Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga.
3. Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta, Wacyi-gelinta iyo Dhaqanka.
Waxaan idiinka mahadcelinayaa muddadii aad hayseen xilalkaas Qaran.
Ujeeddo: Xil Ka-qaadista Agaasimeyaasha Guud
Ku: Jamaal Cabdilaahi Muxumed
Agaasimihii hore ee Wasaaradda Gaashaan-dhiga
Ku: Maxamed Xuseen Axmed Dhabbeeye
Agaasimihii Guud ee hore ee Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha iyo Arrimaha Dastuurka
Ku: Cabdikariim Xuseen Siciid
Agaasimihii Guud ee hore ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha
Mudanayaal,
Sida aad la socotaan, xilka qaranka ayey sunnihiisa tahay in uu meerto noqdo, oo hadba loo igmado ciddii hanan karta. Sidaa darteed, waxaan gartay in laga bilaabo taariikhda maanta aan idinka qaado xilalkii aad hayseen.
Waxaan idiinka mahadcelinayaa muddadii aad hayseen xilalkaas Qaran.
Ujeeddo: Xil Ka-qaadista Wakiilada
Ku: Xasan Hirad Yaasiin
Wakiilkii hore ee Somaliland ee Dalka Imaaraadka Carabta
Ku: Ayaanle Salaad Diiriye
Wakiil Ku Xigeenkii hore ee Somaliland ee Dalka Kenya
Mudanayaal,
Sida aad la socotaan, xilka qaranka ayey dabcigiisa tahay in uu meerto noqdo, oo hadba loo igmado ciddii hanan karta. Sidaa darteed, waxaan gartay in laga bilaabo taariikhda maanta aan idinka qaado xilalkii aad hayseen.
Waxaan idiinka mahadcelinayaa muddadii aad hayseen xilalkaas Qaran.
Magacaabida
Wareegto Madaxweyne
Magacaabid
Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad;
Markaan Arkay: Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda;
Markaan ku Qancay: In ay Hanan Karaan Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilalkan;
Markaan Sameeyey: La-tashi Ballaadhan;
Waxaan Go’aamiyey;
In laga bilaabo taariikhda maanta aan masuuliyiintan u magacaabo xilalkan:
1. Cabdiqani Maxamuud Caateeye Fariid Wasiirka Wasaaradda Gaashaan-dhiga
2. Maxamed Muuse Diiriye Wacays Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka
3. Cabdirisaaq Cali Cabdi Saalax Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda
4. LiibaanYuusuf Cismaan Xuseen Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka
5. Cabdinaasir Cumar Jaamac Rooble Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka
6. Cabdiqaadir Cumar Jaamac Maxamed Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah
7. Maxamed Yuusuf Ismaaciil Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Biyaha
8. Jamaal Cabdi Muuse Diiriye
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha iyo Arrimaha Dastuurka
9. Maxamed Cabdillaahi Siciid Khaawi Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha
10. Mukhtaar Maxamed Cali Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka
11. Farxaan Aadan Haybe Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda
12. Muniir Xaaji Cabdillaahi Abusite Wakiilka Somaliland ee Dalka Imaaraadka Carabta
13. Sharmaarke Axmed Muxummed Geelle Wakiil Ku Xigeenka Somaliland ee Dalka Kenya
14. Maxamed Cabdillaahi Ibraahim Guddoomiye Ku Xigeenka Gobolka Togdheer
ALLAA MAHAD LEH
Muuse Biixi Cabdi
Madaxweynaha JSL.
Daawo Muqaal Xasaasiya+Ilaalada Siciid Deni oo garaacaya Weriye ka tirsan
Boobe oo shaaciyey in nabadgelyo-darro dhici doonto haddii doorashadu…
Siyaasi ku dhawaaqey inaan Bulshadu cashuur bixin,Haweenay ay isku beel yihiin oo u jawaabtay
Somaliland: President Muse Bihi Sacks Ministers Accused Of Alleged Corruption
Somaliland: President Muse Bihi Sacks Ministers Accused Of Alleged Corruption
The Somaliland President, Muse Bihi Abdi has replaced two ministers who had been allegedly accused of corruption in a major reshuffle.
The two ministers, Abdirahman Abdillahi Farah “Guri Barwaaqo” formerly of Information ministry and Isse Ahmed Yusuf, ex-defense minister, who were recently indicted by the Attorney General on alleged charges of corruption have been sacked.
However, as of now there has not been a case brought before court and neither man has been placed under arrest.
Abdirahman Abdillahi “Guri Barwaaqo” has been a controversial minister who during his brief tenure had managed to alienate most of the independent media in Somaliland, the staff of the ministry and members of the Somaliland communities with his book “Sooyaal”.
A no nonsense character with strong views who had enjoyed the support of President Muse Bihi, has, it would seem, run out of luck.
On the other hand, Isse Ahmed Yusuf Abdulle, the ex-defense minister was a newcomer to the Somaliland political arena, and during his tenure has managed to improve the stature of the ministry, including the historic visit my the UK Defence Secretary, Gavin Williamson.
However, despite several adept and victorious maneuvers on the eastern border of Somaliland during his tenure, the formation of the rag-tag militia led by the turncoat, Carre in Qardho, seems to have put paid to his time in office. It would not be a surprise to see this capable minister back in government once the allegations of corruption are resolved.
Other notable moves, include Liban Yusuf Osman & Shermarke Gelle from the Foreign ministry & the Civil Service Commission respectively. Liban Yusuf had been very active in the Foreign Office, and was recently on a visit to Egypt. So, his move to the Health ministry would seem to be a possible promotion to replace the current minister, Dr. Hassan Ismail, who is in poor health and recently had a mini-stroke.
Shermarke Gelle did a splendid job at the Civil Service Commission, so it would it seem his promotion to Deputy Representative in Kenya, is to gain international experience.
A notable departure, is Ayanle Salad Dirie, formerly of the Somaliland Liaison Office in Addis Ababa and Nairobi. Ayanle was a always a competent and welcome face of Somaliland during his time in Ethiopia.
One notable return, Farhan Haybe former Aviation minister as the new Civil Service chair.
President Muse Bihi Abdi also made some recent changes to the Military and Security positions. A new Custodial Corps chief, a new Army Chief of Staff, a new Presidential Guard chief, and an old head back at the Security Service.
Finally, the error prone and naive Somaliland representative in the United Arab Emirates, Hasan Hirad Yasin, has been relieved of his duties.
Madaxwayne; Cudurka Kaagala Fardaha Hadii laga Gubo Dameer Dawada Lamagaadhayee!

Waxaa Mudooyinkii U Danbeeyay iyo bilowga xukuumada socod baradka ah ee madaxwayne Muuse Biixi Cabdi dhaqdhaqaaqooda aad loo dareemayay hanti dhawrka guud ee qaranka oo mudo dheer ahaa haayad fadhiid ah balse waqtigan xaadirka ah baadhitaano badan ka fuliyay qaar ka mid ah Wasaaradaha dalka iyo Xafiisyada dawladaha hoose qaarkood .
Wallow ay bulshada reer Somaliland ku diirsadeen baadhitaanada lagula dagaalamayo musuq maasuqa iyadoo dhawaan eedo musuq maasuq loo xidhxidhay masuuliyiin ka tirsan xukuumada, walow talaabadaasi qaabkii loo maamulay ay kasoo baxeen aragtiyo kala duwan oo dareeno kala duwan ka bixinayaan shacabka reer Somaliland talaabada ay qaaday xukuumadu oo iyadu leh fulinta eedaha uu soo jeediyo hanti dhawrku! Iyadoo arimuhu sidaasi yihiin waxaa tamid in la xidho laba masuul oo ka mid ah wasaarada warfaafinta oo kala ah agaasimihii guud ee dhawaan iscasilay iyo agaasimaha maamulka iyo lacagta,
balse markiiba lasiidaayay agaasimihii guud halka agaasimihii maamulka uu kusii xidhnaa xabsiga mudo todobaad ah, Xadhiga uu ku kaliyaystay agaasimaha maamulka iyo lacagta ee wasaarada warfaafinta ayaa keenay iswaydiimo faro badan oo dareeno culus ku kula abuuray shacabka reer somaliland gudo iyo dibadba, Ujeedadii uu u socoday hanti dhawrka guud ee qaranku maxaa badalay! Saamayn inteeg leeg ayay ku leedahay xukuumadu oo iyadu ah fulinta hawlaha qaranku? Waxyaabaha bulshada reer Somaliland ka yaabiyay waxaa kamida ah markii xadhigii iyo baadhitaanadii kusoo ururinteen agaasimaha maamulka oo isagu aan ahayn masuul uu magacaabo madaxwaynuhu balse wixii talaabo ee uu qaado uu ku fulayo amarka wasiirka wasaarada iyo agaasimaha guud. Marka aynu eegno ficilka iyo tacadiga lagula kacay Agaasimaha maamulka iyo lacagta wasaarada warfaafinta waxay ina tusaysaa in la majaro habaabiyay hawlihi hantidhawrka taasina waxay shacabka reer Somaliland u cadaynaysaa in xukuumada xisbiga kulmiye haday tahay xukuumadii siilaanyo iyo tan madaxwayne Biixi ay marwalba taargad ka dhigteen Agaasimaha maamulka iyo lacagta ee wasaarada warfaafinta oo isagu xilka kala mid ah dhamaan Agaasimayaasha maamulka iyo lacagta ee wasaaradaha iyo haayadaha dawlada oo mudo dheer iyagu xilalkaa haya.
Hadii aan udhaadhaco ujeedada maqaalkaygan waxaan leeyahay madaxwayne Muuse Biixi Cabdi waxaad dhawr jeer hadalkaaga kusoo dartay in dalku kala qaybsan yahay oo saamayn ay ku yeelatay doorashadii madaxtooyadu ee adiga aad kusoo baxday tartankeedii Mudane madaxwayne agaasimaha maamulka iyo lacagta ee wasaarada warfaafintu wuxuu kasoo jeedaa gobolka Awdal gaar ahaan deegaanka degmada Dilla oo iyadu lahayd musharax madaxwayne kuxigeen ee xisbiga Wadani oo ah xisbigii aad doorashada kaga guulaysatay, hadaba ficilka ku kooban agaasime Xasan miyaan la odhan Karin wuxuu daba socdaa ka aar goosashada beelihii aan kuu codayn, ama waxaad haysaa jidkii Kulmiye ku caanka ahaa! Mudane madaxwayne waxaan kugula talin lahaa anigoo hadalkaagii la xidhiidhay kala qaybsanaanta bulshada iyo xanaftii ay reebtay doorashadu raacaya , ficilada socda wakhtigan iyo xadhiga ku gaarka ah Agaasimaha waaxeedka waxaan ku odhan lahaa hasii kala fogayn Somaliland iyo gobolka Awdal kana fiirso ficilka iyo falalka kasoo fulaya xukuumada oo muuuqda kuwo sii kala fogaynaya Somaliland iyo gobolka Awdal Mudane madaxwayne gobolka Gabiley ee aad kasoo jeedo waxaan ku odhan lahaa dhaxal uga tag oo hadii aad wax kale uqaban waydo ka shaqee wixii iyaga iyo reer Awdal isku soo dhawaynaya iyadoo lawada og yahay utuntii uu kala dhex dhigay kulmiye Gabiley iyo Dilla in aad dawayso ogowna waxkasta oo aad gasho in reer Gabileyna kula leeyihiin maadama ay tahay gobolkii sida wayn lagaaga doortay, Gabileyna hadii ay shalay ka aamustay dhacdooyinkii la ogaa ee kulmiye u horseeday maanta waxaan filayaa in aanay noqonayn daawade ficilada xukuumadaha kulmiye ku beegsanayaan agaasimaha maamulka iyo lacagta ee wasaarada warfaafinta iyo caadaysiga falalka aan soomaliland danta u ahayn ee kulmiye ku sii kala fogaynayo inan iyo abtigii waxaana lagaaga fadhiyaa cadaalad iyo sinaan aad kumaamusho Somaliland balse aan ahayn kala qaadasho kursi iyo kala fogaynta shacabka reer Somaliland, ee walaalaha siiba gabiley iyo boorama.
QALINKII; FARXAAN MAXAMED BARKHAD
HARGAYSA SOMALILAND
wajalenews@gmail.com |
.
Saudis hacked Amazon CEO Jeff Bezos’s phone, company’s security chief claims
Boeing anti-stall system ’caused Ethiopia crash’
Daawo:Xildhibaan Xoog oo luuqad adag kula hadlay Muse Biixi,Ex-Wasiir Max’ud Xaashina Hadhuudhlaha ku daray
Daawo:M/weyne Geelle oo kashifey Sirro badan,Shirkada Dubai Port-na karbaashey
Fanaanad sheegtay in Barteedii Facebook-la habsaday Laguna shaanbadeeyay qabiilaysato
Madaxweyne Muuse Bixii Cabdi waxa Ummadu ka sugaysa Hanaan ka duwan kii hore soo jireenka ah ?
Ma ah isku (Shandheyn ) ee waa (Xilka-Qaadis )Tallabada uu Madaxweynuhu qaaday. Waa Wasiiradihi la Tuhun -sanaa oo ilaa Agasimayaashoodii uu raaciyey qaarkood markaan ku ha Xilka-qaadis buuxda ku sameeyey .Waxa kale Madaxweynaha lagga sugaya in Tuhun kii Ummada soo gaadhay ee iminka uu Madaxweynuhu cadeeyey inuu ahaa mid jiray oo xaqiiq ah inuu Umma,u soo bandhigoo ,inta uu leegyahay ?
Sidda jirta waa mid aad kor-ugu qaaday Xukumada Maanta, hadii ay so hufnaan ah u wajahdo wasaradaha Hantida-lunsiga laguu tuhmo amma ku dhaqaqay.
Xagga Ummada and its and ayey u soo dhaweynaysa Madaxweyne Muuse haddii uu la Xisaabtan ka Golihisa Wasiirada iyo Sidda ay u Qabbanayaan Shaqada Qaranka ee loo xilsaaray amma Shaqadoodu tahay.
Hasa yeeshe Ummadu ma doonayso arinka Wasiir Harti-lunsi ku dhaqaaqay inuu noqodo la Xisaabtinkiisu uun Xilka Qaadis kaliya,? Waa arin Ummadu aad u daneynayso in Madaxweyne Muuse ula Dhaqmo Golaha Wasiiradiisa si ka duwan tii soo jireynka ahayd ee Xukumadii hore ku dhaqmi jireen ee wasiirada Xatooyo-lunsiga ku kacay xilka uun lagga qaadi jiray siddaan na lagag hadhi-jiray .
Ugu yaraan waxay doonaysa Ummadu inay mar uun arkaan Wasiirada Hanti-lunsiga lagaga qaaday Xilka Wasiirnimo in Sharciga la la tiigsado oo la soo taago Maxkamda.
Waa ta Ummada jawaab buuxda ka siin karta inay Xukumada Muuse ,tahay mid Sharciga iyo Shuruucda Qaranku, leeyahay ku dhaqamysa isla markaanna ku qaadaysa qof kasto oo Xatooyo-lunsi Arinkiisu, yahay ama la xidhiidho
Halka hadii uu Marayo Madaxweyne JSL Md Muuse Bixii Cabdi Arimahan la Xidhiidha labbada Wasiir ee uu Xilka ka ,Eryey Maanta waa yadidiilo cusub iyo Hanaan ,Hufan oo hagaagsan Jamhuuriyada Somaliland iyo ummadeed, uu bud-dhigi ugu horeyey dhagxiisi uu dhigaayo Madaxweynaha ah Qaranka Hogaanka u hayaa Muuse Bixii Cabdi .
Waxay tallabada in Sharciga la la tiigsanyo cid gasha amma ku dhaqaqday Harti-lunsi , ka mid noqon doona kuwa u galla-diwaanka taariikhda oo lagu xasuusto, Md Muususe Bixi cabdi ,waa hadii uu garto oo uu uga soo dhalaalo sidda ay tahay markaanna ,Tixgelin iyo ku Dhaqankooda ba, kuna dhiirado ,Sharciga iyo Shuruucda Qaranka, sideed ba ay baal mari-jireen Xukumadii hore markaanna ahayd siyaabaha Xukumadaha hore u hogaamin jireen Dalka .
Fikradaha iyo Aargtida xorta ah ee Muwaadinka .
Abokorm@hotmail.co.uk
Qorre: Abokor I Mohamud.
Alle Mahad u Sugnaataya .
The case of Somaliland and Somalia needs tough mind, strong stand and hard decisions
The case of Somaliland and Somalia needs tough mind, strong stand and hard decisions.
“I am sometimes a fox and sometimes a lion. The whole secret of a government lies in knowing when to be the lion and when to be the fox” Napoleon Bonaparte.
According to what we experienced from the past events and considering what is going on at present, it is clear to every person that it is unlikely that any Government in Somalia will accept to approve and recognize Somaliland as a sovereign and free state in the foreseeable future. As we are nearing the 28th anniversary of our independence, Somalia is still claiming Somaliland as part of Somalia; and working hard with much effort to isolate Somaliland and impose sanctions on it. Somalia believes that Somaliland can only exist in a temporary limbo with this stable de jure independence, expecting it to vanish soon through forceful reintegration into Somalia; like the way of Chechnya vanished through forceful reintegration into Russia. Somalia is also consequently expecting Somaliland to collapse on its own in a very short time, becoming a forgotten footnote in history.
History showed that Somalia was always the enemy of Somaliland and its people. All Somali leaders beginning from the union of the two territories have considered the people of Somaliland an inferior minority who do not deserve to rule or even take their part of the rule as Adam Adde did and the others followed his path up to the end. They considered that Somalilanders do not deserve to have a decision for their future, as their vote against 1961 constitutional referendum was neglected. They considered that Somalilanders’ claims do not deserve to be listened and were punished when they protested for their rights in the 1980-s. They considered that Somaliland people are the slaves and they are the masters. The authority in Mogadishu is now roaming around the world to diplomatically undermine our statehood; to get more sophisticated weapons aimed to reintegrate the two territories forcefully; and to do again the same acts that their elders did to the people of Somaliland;
The best policy of good leaders to face the country problems whether internal or beyond its borders is to be realistic and see situations on their factual and real status on the ground. We don’t know when someone will emerge from Somalia, who has a good grip on the reality of the situations and understands what can and cannot be done; who understands that neither Somalia nor Somaliland is vanishing from the map and either of them cannot substitute its neighborhood with the other. We don’t know when a good leader will emerge from Somalia who can understand that envisaged unification from one side would not be succeeded ever; and any meaningless conflicts and hatred created between the two countries will end up only with long lasting regretful results.
With this attitude full of hate and enmity from Somalia and its leaders on the ground, why Somaliland is always in Somalia’s favour and supporting every effort aimed at achieving peace, security and stability in Somalia? Why Somaliland is considering Somalia as its brother and neighbor, while Somalia is a frenemy to our development, existence and statehood? Alice Walker said “A person who demands your silence, or denies your right to exist and grow is not your friend”. Somaliland government should not lose any more time roaming around talks with Somalia. Seven years without any positive outcome that Somaliland achieved is enough. It is time for Somaliland to reconsider its sympathetic feelings and respectful responses toward Somalia; it is time to end tolerating Somalia’s endless aggressive responses; it is time to face toward Somalia with a realistic, tough hearted and militant leadership; it is time to take political offensives and actions that will make Somalia realize Somaliland has already practiced the confidence of its longevity.
Though lack of recognition caused many important doors remain closed from Somaliland; but this does not change its principle to exist in this world as an independent state by its own people, for its own people, to its own people and within its own territory. Somaliland has already existed more than a quarter of a century without any help from the entire world; and will exist regardless of how long its recognition will take; as same as many other de facto states in the world have existed. The current political failures of Somaliland are because of its lesser and slow political maneuverings towards the countries in the region and towards the international community. This idle policy of our government helped Farmaajo achieve some political gains in the last two years.
The case of Somaliland and Somalia needs tough mind, strong stand and hard decisions. If the government doesn’t make reorientation with its slow and stagnant foreign policy; and does not prepare a defensive strategy against Somalia’s enlarging threats; it is sure Somalia will succeed its policy of sanctioning us sooner or later. Leadership requires both a tough mind and tender heart. This reminded me of a French philosopher who once said: “No leader is strong unless he bears within his character antitheses strongly marked”; which means that a strong leader has a balance of opposites; he is both idealistic and realistic or militant and passive. A good leader knows when a tough mind, strong stand and hard decisions are required; and when a tender heart, sympathetic responses and caring decisions are needed. Napoleon Bonaparte’s quote is a fact to refer as he said “I am sometimes a fox and sometimes a lion. The whole secret of a government lies in knowing when to be the lion and when to be the fox”.
The government of Somaliland can decide between whether it let darkness control her or it has to overcome it and make light; that is it’s time to put aside the philosophy of Somaliland- Somalia talks using the policy of late president Egal and president Rayaale. We have to remember that Somaliland received the highest political consideration from the region, from the continent and from the international community when Egal then Rayaale used the policy which closed the door hard on the face of Somalia; and worked to develop the unity, peace, governing institutions, constitution, democracy byelaws; and conducted peaceful one-man-one-vote- elections . At that time we reached the highest point of the Mountain of Politics, that the world put our case under consideration. But now we fell from the peak of that political mountain in to a very deep political cave; that even the nearest neighbor or Ethiopia closed the door from us.
The major cause of this political setback is nothing but the unproductive talks Siilaanyo’s government began with Somalia; because our actions and behaviors within those talks looked like as if Somaliland is retreating from its declaration as an independent state. And that is why all the compassionate sympathizers and intercessors of Somaliland who pleaded the cause of our statehood, who were advocating for our country be recognized stopped to offer their supports. Falling down is an accident; but staying down is a choice. Why the government preferred to lie down so long on the ground while the time is running out, with no moving forward political steps taken for so long.
The government of Somaliland should seek better integration into the international system as a de facto existing state; dealing with and putting our case in front of countries, institutions and even influential personalities that feel compassion and sympathy to Somaliland; and in front of all International & regional organizations. The government should conduct the elections on their scheduled time. I hope if the government puts much effort to this direction; it will improve the status quo and strengthen Somaliland’s de facto independence in the short-to-medium term and possibly make future recognition more likely.
it’s time our leaders should use tough NO with confidence instead of very weak yes and bowing their heads; it’s time to make Somalia a forgotten footnote in history; it is the time our leaders should turn the switch to doing their other responsibilities like saving our country from the violence in the neighbors—solving the problem of water scarcity—securing essential food for all—advancing health services—quality education for all children—reducing income in equality—lifting people out of poverty—advancing economic growth…and an urgent recognition for Somaliland. These problems are one and the same fight; we need someone who has the gut to ignore Somalia; who can connect the dots between our above mentioned problems and has one solution for all these problems—that is a leadership with values thinking on national success only.
Adam. Ali. Younis
Email:aayonis@hotmail.com
As per usual the opinions expressed in this articale are those of the author and do not reflect the opinions of qarannews.com
Mohamoud Hashi Abdi is a Psychopath and Pathological Liar
Mohamoud Hashi Abdi is a Psychopath and Pathological Liar
The ex-minister Mohamoud Hashi insulted the intelligence of the people or the people of somaliland have a sickness called cognitive impairment. Since Somalilanders have always been advocates of good governance they were shocked to witness the ex-minister openly lying to the UN Monitory Group Report. The UN Monitory as well as some members of the Legislative House confirmed the bribery. The members of both houses have never been denied the kick back that they received.
According to psychologists, a pathological liar has multiple purposes for lying. For example, he lies to gain attention from the public. He likes to portray himself as either a hero or a victim of a particular situation, which he believes will make life more interesting. The ex-minister lied and contradicted himself in fort of the audiences, while the audience asked Somaliland’s standpoint of the gulf crisis, the DPW and military base.
These kinds of liars have no remorse when lying, which is exactly what the ex-minister did. They do not see lying as bad. They do not worry about the consequences either. They simply lie and go on with life as if it were a normal thing to do. Let us go back to the day the House of Legislative debated the DPW. He explained the terms of the treaty between the Somaliland government and DPW. He said, “if the DPW does not start the construction within one year, the treaty would be null and void,” However, on this day, the extension of Berbera port does not have any significance.
These people -Pathological lairs- do not value honesty and are known to relate events and incidents that they have been told in confidence to others. And when that happens, they may also exaggerate the facts as well. The whole purpose of the event seems to me as if it is an exaggeration of the facts that everyone already knows. Mohamoud Hashi Abdi has been the permanent minister of Siilaany’s cabinet. He was one of the most powerful people and was acting prime minister. The only reason that he got this position is because he has tribalism privilege and because he is President Siilaanyo’s distance nephew. Mohamoud Hashi Abdi has no qualifications and he did not even complete high education. He got that position because of nepotism. Every Somalilander witnessed the corruption, fraud, dishonest, nepotist that he had committed as the minister when he was in office.
He purposely hides the truth and lies because of the five million dollars his government took from the United Arab Emirates during his time as presidential minister. The current Finance minister said that the amount was transferred to a previous government that Mohamoud Hashi Abdi acted as Prime Minister. As everyone knows, the current minister of finance Saad Ali Shire was a part of the previous government and he is most likely telling the truth.
The ex-minister has characteristics of a psychopath. He has traits of a person who can be identified as a psychopath. This has to be acknowledged because his lack of regret, lack of remorse, lack of empathy and lack of responsibility is not acceptable. These kinds of behaviors were revealed when he was answering the questions asked by the audiences.
For the Center for Policy analysis, let me give you a little token of my advice, please stop prompting for politically exposed person (PEP). Those who looted the people’s money, took the public properties and illegally constructed its own palaces in Hargeisa, the capital of Somaliland.
Osman Awad
waaba2003@yahoo.ca