Sawirada Todobaadka: Siilaanyo waxa aan ogolaan doonaa ururkasta dalkuna waa...
Hargysa,(Qaran news)- Waxa todobaadkani magaalada Hargysa lagaga dhawaaqay gole wada tashi oo aan ahayn urur siyaasadeed hase ahaatee ka naxay dadka iyo dalku halka uu maraayo, golahani waxa ay...
View ArticleBaaq Taageero Golaha wadatashiga iyo Toosinta Qaranka Somaliland
Waxaan marka hore salmayaa dhamaan Dadwaynaha Somaliland gudaha iyo Debada jooga waxaan kaloo salamyaa warbahinta Somaliland Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Aqoonyahaynka, Waxgaradka ,...
View ArticleXil Gudosho La’aanta Axsaabta Mucaaridku, Waa Danbi ay Tahay in Lagula
Qof walabaa mujtamaca meel ayuu kaga jiraa oo xil ayuu u hayaa. Xilkaasi ama ha noqodo mid loo igmaday oo masalan ah xil dawladi u dhiibtey sida Wasiir, Agaasime iyo Maareeye, ama ha noqdo mid loo...
View ArticleQarax ismiidaamina oo ka dhacay Muqdisho+khasaaruhu keenay +weriye BBC-da ka...
Qarax ismiidaamina oo ka dhacay Muqdisho+khasaaruhu keenay +weriye BBC-da ka tirsan oo ku dhaawcmay Qaraxa Muqdisho-(Qaran-news)-Qarax ismiidamin ah oo loo adeegsadey Gaadhi laga soo buuxiyey walxaha...
View ArticleSomaliland iyo Hawadeeda sare ? Q.1aad
Sida aynu la wada socono, waxa dhowaan lagu soo gebogebeeyey dalka Turkiga wareegii 4aad ee wada hadaladii u dhexeeyey Somaliland iyo Somaliya. Arimaha lagu heshiiyey waxa ka mid ah, qodob qeexaya in...
View ArticleGuddoomiye xigeenka 1aad ee xisbiga WADDANI Axmed Muumin Seed oo ka qabgalay...
Guddoomiye xigeenka 1aad ee xisbiga WADDANI Axmed Muumin Seed oo ka qabgalay tartan ciyaareed ay ciyaareen WADDANI FOOTBALL CLUB maanta 13/07/2013 Garoonka Xawaadle ee Magaalada Hargeysa Guddoomiye...
View ArticleProf. Samatar: Somaliland waan aqoonsan lahaa haddii la ii dooran lahaa...
Prof. Samatar: Somaliland waan aqoonsan lahaa haddii la ii dooran lahaa madaxweynaha Somalia! London-(Qaran-news)-Prof. Axmed Ismaciil Samatar ayaa sheegay inuu aqoonsan lahaa Somaliland haddii uu...
View ArticleDulmi Doon oo Dulmi Diidaan Aragnee, Dulmi Diidow Dulmi Doon Ha isku Noqon
Dulmi Doon oo Dulmi Diidaan Aragnee, Dulmi Diidow Dulmi Doon Ha isku Noqon Yusuf Adan (AHUN) 1991 Weedha kor ku qoran Alla ha u naxariistee waa hees uu tiriyey Abwaan Yusuf Adan 1991. Xiligaa ayuu...
View ArticleBaaq tageero buuxda dhalinyarta Ciidagale
MARKA HORE WAXAAN HALKAN KA SALAAMAYNA ANAGA OO KASOO JEEDNA DHALINYARTA DAAUD QARXAJIS(CIDAGALE) DHAMAAN UMADA REER SOMALILAND MEEL KASTA OO AY JOOGAANBA WAXA KALE OO AAN SALAAMAYNA DHAMAAN BAHDA...
View ArticleCabsi laga qabo dagaal ka dhex qarxa Ciidamada Somaliland iyo Maleeshiyaadka...
Cabsi laga qabo dagaal ka dhex qarxa Ciidamada Somaliland iyo Maleeshiyaadka Puntland Aaga Badhan Badhan-(Qaran-news)-Warar Qarannews ka heshay ilo wareeedyo rasmi oo ku sugan degaanka Badhan ayaa...
View ArticleThe conscience of the nation Metamorphosed in to “Golaha wadatashiga iyo...
What is wrong with that? What is wrong with the re-emergence of the Conscience of the nation after it was missing in action in the national registry!? a) For the overwhelming majority of the people,...
View ArticleCharacters Of Failed State
A failed state is a state perceived as having failed at some of the basic conditions and responsibilities of a sovereign government. There is no general consensus on the definition of a failed state....
View ArticleHubaal miyaa la Hilmaamay…..Miyaan Hiil la Hureyn! by Boobe
“Wallee qalin-daraalaha, Denbi Qaranka laga galay, Kama qariyo wadhatada, Wallee qoonta mililka leh, Qarka sare ma dhay-dhayo, Haddii ay qudh-gooyiyo, Joogto qoorta soo dhigo, Walle gabay ma...
View ArticleDhagaweyne oo sheegay in aan xukuumadu wali ka jawaabin dhaliilihii 16-ka...
Hargeysa(Qaran news)-Afhayeenka Golaha Madaxbanaan ee Wada tashiga iyo Toosinta Qaranka Ibraahin Cabdilaahi Xuseen (Dhagaweyne), ayaa sheegay in aan xukuumadu wali ka jawaabin dhaliilihii 16-ka qodob...
View ArticleStatement from the ICC President: International Criminal Justice Day
Fifteen years ago, on 17 July 1998, history was made. Gathered in Rome, Italy, the international community agreed on the creation of a permanent international court with a mandate to punish the...
View ArticleXukumada Siilanyo oo Afar qof goor dhaweyd xabsiga Berbera u taxabaatey iyo...
Xukumada Siilanyo oo Afar qof goor dhaweyd xabsiga Berbera u taxabaatey iyo xaalada Berbera oo aad u kacsan!. Berbera-(Qaran-news)-Sadex ruux oo ka mid ah Dadweynaha caadiga ah ee reer Berbera iyo...
View ArticlePoroticole dawliga ahaa oo ku dumay gacanta madaxweyne Siilaanyo
Tan iyo intii uu xukunka dalka haaneeday m,weyne Axmed Siilaanyo waxaa soo muuqanayey oo kasoo darayey muuqaalkii fashilkaa is dhex yaaca aqoon la,aanta haysta xuukuumada uu horjooga u yahay m,weyne...
View ArticleKulan Balaadhan oo Afur,Casho iyo Qayilaada oo ka dhici doona Qasriga...
Kulan Balaadhan oo Afur,Casho iyo Qayilaada oo ka dhici doona Qasriga Madaxtooyada caawa ,yaase goroda isku dari doona? Hargeisa-(Qaran-news)-Xogo rasmiya oo Qarannews ka heshay ilo u dhuun daloola...
View ArticleWada Hadalo Wax Wada Qabsi Oo U Bilaabmay Xisbiyada Wadani & UCID + Faysal...
Wada Hadalo Wax Wada Qabsi Oo U Bilaabmay Xisbiyada Wadani & UCID + Faysal Cali Waraabe Iyo Cirro Oo La Filayo In La Isu Keeno Hargeisa-(Qaran-news)-Wada hadalo muhiim ah ayaa u bilaabmay labada...
View ArticleTolay Yaa Reer Hebelaaydii Siilaanyo + u Hiilintii Koomishanka Dorashooyinka,...
Tolay Yaa Reer Hebelaaydii Siilaanyo + u Hiilintii Koomishanka Dorashooyinka, = Guul Daradii Daahir Rayaale Kaahin Qormadii 1aad Waxaan marka hore leeyahay umadda Muslimka ah Ramadaan Kariim gaar...
View Article