Xisbiga Waddani oo Sharci Daro ku Tilmaamay Xukunka Laba Masuul, Xukuumaddana...
Gudoomiyaha xisbiga Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Ismaaciil Jirde ayaa sharci daro ku tilmaamay xukunka Maxkamada Gobolka Hargeysa ay shalay ku riday laba sarkaal oo ka tirsan Xisbiga Waddani oo in...
View ArticleWaraqad furan Oo Ku Socota Madxweynha Somaliland
Mudane, Madaxweyne waxaa Dastuurku dhiga qodobiisa 85-aad wax ka reeban madaxweynha iyo madaxweyne -ku-xigeenka labadab arrimood: 1. Uma bannaana Madaxweynaha iyo Madaxweyne-ku-xigeenka iyo...
View ArticleSomaliland Iyo Xidhiidhkii Caalamka Ay La Lahayd Oo Gaabis Ku Yimi, Iyo Sababta
Waxa aan shaki ku jirin in siyaasadii arimaha debeda ee dalku ay hoos uga dhacday halkii ay joogtay sannooyin ka hor, gaar ahaana xukuumadii ka horeysay tan haatan talada haysa ee xisbiga Kulmiye uu...
View ArticleXarunta Xuquuqal Insaanku waxaay canbaaraynaysaa xadhiga laba siyaasi oo...
Xarunta Xuquuqal Insaanku waxaay canbaaraynaysaa xadhiga laba siyaasi oo mucaarad ah 21 May 2017 waxa Maxkamadda Gobolka Hargeysa ay sanad ku xukuntay Yoonis Axmed Yoonis oo ah Xoghayaha Ciyaaraha iyo...
View ArticleDaawo:Kulan Xasaasiya oo Farmaajo & Trump ku dhexmaray Riyaad & Waxyaabihii...
Daawo:Kulan Xasaasiya oo Farmaajo & Trump ku dhexmaray Riyaad & Waxyaabihii laga wadahadlay
View ArticleDaawo:Wasiir Xaglatoosiye oo duray Cali Khaliif+Fariin uu u diray Reer Buhoodle
Daawo:Wasiir Xaglatoosiye oo duray Cali Khaliif+Fariin uu u diray Reer Buhoodle
View ArticleDaawo:Siyaasi karbaashay Wasiir Cali Mareexaan Soona bandhigay Fadeexado...
Daawo:Siyaasi karbaashay Wasiir Cali Mareexaan Soona bandhigay Fadeexado Musuqmaasuq oo Dul-hoganaya
View ArticleCuqaasha, Waxgaradka iyo Siyaasiyiin ka soo jeeda Beesha Toljecle oo...
Hargeysa(Qaran-news)-Cuqaal, waxgarad iyo Siyaasiyiin ka soo jeeda Beesha Xoghayaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xisbiga Waddani, ayaa si kulul u cambaareeyey xukunka ay shalay Maxkamadda Gobolka...
View ArticleKa Jawaabid kulanka dhexmaray xisbiga Kulmiye iyo beesha Ayuub Maxaa ka jira?
KULANKI XISBIGA KULMIYE IYO BEELAHA AYUUB WAXA UU KA DHIGNAA SHEEKO BARALLEY!!!!!!!!!!! (Maxamed Cali Biloow Maaha Sidaad mooday Siyaasada Ayuub) Maxamed Cali Bile waxaan kar helay inaad diyaarisay...
View ArticleSarkaal sare oo ka tirsan ciidanka Booliska Somaliland oo ku dhaawac qudhmay...
Gaashaanle Cabdi Kayd Halab ayaa waxa uu ku dhaawacmay hawl gal boolis oo kusugayay nabadgelyo, taas oo kadhacday bishii March 6 deedii, abaaro 1:00 habeenimo, Sidoo kale waxa uu dhaawac fudud soo...
View ArticleDaawo:Cali Khaliif oo shaaciyey Shuruuda uu S/land kaga mid noqon karo,Ninka...
Daawo:Cali Khaliif oo shaaciyey Shuruuda uu S/land kaga mid noqon karo,Ninka Somalia kala go’yay,Sababtay Hargeisa ugu shiri waayeen & Dibudhac ku yimi safarkiisa.
View ArticleDaawo:Hargeisa:Siyaasi si adag uga hadlay qadiyada Gabadh loo deldelay Wiil...
Daawo:Hargeisa:Siyaasi si adag uga hadlay qadiyada Gabadh loo deldelay Wiil Gabooye ah oo ay Guursatay,DG-ga Wasaarada Diintana duray.
View ArticleDaawo:Khudbadii ay Riyaad ka jeedisay “Ivanka Trump” oo ah Inan uu dhalay...
Daawo:Khudbadii ay Riyaad ka jeedisay “Ivanka Trump” oo ah Inan uu dhalay Madaxweyne Trump oo u dhaxday….
View ArticleSheeko Kale: Nafyahay Ku Maan …
Sheeko Kale: Nafyahay Ku Maan … Cabdisalaam Yaasiin Nafyahay Ku Eegoo Nafyahay ku eegoo arrinkaaga maan garan! Ashahaadadaan qari hadana waan inkirayaa Alle keliya mooyee inaan jirin ilaahyaba...
View ArticleDaawo:Kulmiye ha dhaco,idina Haweenka Subeer-awal baa hormood u tihiin sow...
Daawo:Kulmiye ha dhaco,idina Haweenka Subeer-awal baa hormood u tihiin sow maha..Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble
View Article