Daawo:Nuxurka Wadahadalo Xisbiga Waddani & Ucid Garabka Jamaal yeesheen &...
Daawo:Nuxurka Wadahadalo Xisbiga Waddani & Ucid Garabka Jamaal yeesheen & Wuxu daaran yahay
View ArticleDaawo:Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Waddani oo ku eedeeyay Muuse Biixi...
Daawo:Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Waddani oo ku eedeeyay Muuse Biixi inuu kufsaday shuruucdii dalka & wareegtooyinkii Siiilanyo
View ArticleMusharraxii Soo Shaqa tagay iyo waayihiisii nololeed
Sugulle waxa uu dhasahay nuskii danbe ee qarnigii 20aad. Waxa uuna ku dhashay Rays-dheer. Rays-dheer waa tuulo aad u yar oo reerahoodu degijireen, walow ay aad u yarayd haddana waxa ay ahayd mid aad u...
View ArticleJaamacadaha Qadiimka ah ee Dawlada Federaalka Ruushka ayaa albaabada u furay...
MEDICAL FIELDS: General Medicine = = 6 Years Paediatrics = = == 6 Years Dentistry = ====== 5 Years Pharmacy = ====== 5 Years Public Health = == 6 Years Nursing === = = 4 Years Veterinary Medicine = 5...
View ArticleQorshe Howleedkii Higsiga Qaranka ( 2012- 2016 ) Waxaa fashiliyey Abaarahan...
Xukuumada Somaliland waxay ku fashilantay in aanay laheyn istiraajiyad guud oo lagu badbaadiyo naf iyo maalba hadii abaarahan oo kale ay dalka ka dhacaan. Waxa aynu ka dheregsanahay in cilimadu aduunka...
View ArticleIn-Xaashow adoo awooda Umadda ku tagrifalaaya ruux maalmo waad xidhi...
Muslin kuma Cabiidsamo, waloon Madax kaa goyn Waa arin dabiic ah,in Ruux Maan iyo Maskax cafimaad qabta oo xor ah leh,kana madax banana dacaayada iyo been abuuraka maan gaabyadu warinayaa ,in uu is...
View ArticleDaawo:Dib u milicso Mawqifka & Siduu Jamaal Cali Xuseen u arko dagaalku ku...
Daawo:Dib u milicso Mawqifka & Siduu Jamaal Cali Xuseen u arko dagaalku ku qaaday Muuse Biixi
View ArticleDaawo:Madaxweyne Obama oo abaalmarin siiyey wiil soomaali ah,Halkuu degan...
Daawo:Madaxweyne Obama oo abaalmarin siiyey wiil soomaali ah,Halkuu degan yahay & Sababta uu ku mutaystay Abaalmarinta
View ArticleDawlada Marykanka oo daboolka ka qaaday in muwaadiniinteedu booqan karaan...
Hargeysa,(Qaran-news)-Dawladda Maraykanka ayaa shalay soo saartay Khariidad cusub oo muujinaysa dalalka ay ka jirto cabsida amni ee aanay muwaadiniinteedu booqan karin iyo dalalka ay booqan karaan ee...
View ArticleDaawo:Wadahadalo u Socday Xisbiga Waddani & Ucid Garabka Jamaal oo dhamaaday...
Daawo:Wadahadalo u Socday Xisbiga Waddani & Ucid Garabka Jamaal oo dhamaaday +Nuxurka Natiijada ka soo baxday
View ArticleMurashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Salaadii Roob-doonta La Tukaday Boqolaal Ka...
Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Salaadii Roob-doonta La Tukaday Boqolaal Ka Mid ah Shacabka Reer Hargeysa+SAWIRO Hargeisa-(Qaran-news)-Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Murashaxa...
View ArticleSiyaasi Muniir Axmed Cigaal oo Xisbiga KULMIYE iyo Wasiiro Ka Tirsan...
Siyaasi Muniir Axmed Cigaal oo ka mid ah mas’uuliyiinta ugu sar-saraysa Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa gaashaanka u daruuray qorshe ku cusub dhaqanka iyo siyaasadda Somaliland oo ay...
View ArticleAgaasime Cumar-Sayid Oo Is Hortaagay Arday Deeq Waxbarasho Ka Heshay Hay’adda...
Arday deeq waxbarasho ka heshay hay’adda ICAO ayaa waxa ay cabasho ka muujiyeen maamulka wasaaradda duulista Hawada iyo gaadiidka cirka Somaliland gaar ahaan Agaasimaha guud ee wasaaraddaasi mudane...
View ArticleMusharax C/raxmaan Cirro Oo Ka Haddlay Dil Xalay Ka Dhacay Hargeysa Iyo...
Guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ahna musharax Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro,ayaa cisbitaalka weyn ee magaalada Hargeysa ku bookhday dad kala...
View Article