Wax ka Ogow Taariikhda Madaxweynihii Dagaalka lagu dilay ee Dalka Chad Idriss...
Idriss Déby: Kumuu ahaa madaxweynihii la dilay ee Chad? Taliska militariga waxay sheegeen in Idriss Déby uu u dhintay dhaawac kasoo gaaray dagaalka jiidda hore Madaxweynihii dalka Chad, Idriss Déby,...
View ArticleNin Dad laayey,Qaarna si xun u dhaawacay oo codsadey in la toogto
Nin Dad laayey,Qaarna si xun dhaawacay oo codsadey in la toogto Dacwad oogeyaasha gobolka Nevada ayaa soo jeediyay in Zane Michael Floyd lagu dilo qaabka loo adeegsado irbadda Nin lagu helay dambiyo...
View ArticleAskarigii Dilay Ninkii Madoobaa George Floyd oo lagu helay denbiyadii lagu...
Askarigii Dilay Ninkii Madoobaa George Floyd oo lagu helay denbi Dila+Wuxu xukunkiisu noqon doono Xeer-beegti ayaa sarkaal hore oo booliis ahaa ku heshay dambi ah in sannadkii hore uu waddo ku taal...
View ArticleHaween markii ugu horeysay ka mid noqday ilaalada Masjidka Xaramka+Sawirro
Haween markii ugu horeysay ka mid noqday ilaalada Masjidka Xaramka+Sawirro Boqortooyada Sacuudiga ayaa markii ugu horeysay haween ku soo dartay ciidanka Booliska ee ilaalada ka ah Xaramka barakeysan...
View ArticleMaxaynu ka naqaanaa Wiilka uu dhalay Madaxweynihii hore Chad ee la dilay oo...
Maxaynu ka naqaanaa Wiilka madaxweynihii hore Chad ee Xukunka dalka la wareegay Idriss Deby Itno iyo wiilkiisa Maxamed Xaqiiqdii, wax badan lagama yaqaano sarkaalkan milatariga ah oo aan weli gaarin...
View ArticleDegdeg: Ilaa 5 Hoobiye oo lagu weeraray Madaxtooyada Soomaaliya & Khasaare ka...
Ilaa 5 Hoobiye oo lala beegsaday Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Hoobiyeyaal Duhurnimadii maanta lagu weerarray Xarunta madaxtooyada Soomaaliya. Hoobiyayaal...
View ArticleSomalia’s rival factions spread across Mogadishu as they jockey for power
Click here to read more about this article
View ArticleSomalia braces for record levels of displacement as drought takes hold
Somalia is bracing for record levels of displacement this year as drought ravages parts of the country, leaving tens of thousands of people without water and livelihoods. “Once again Somalia is facing...
View ArticleGanacsade Maxamed Cabdillaahi Farmaajo oo lagu dilay dalka Koofur Afrika
Ganacsade Maxamed Cabdillaahi Farmaajo oo lagu dilay dalka Koofur Afrika Wararka ka imanaaya dalka Koofur Afrika ayaa sheegaya in halkaasi goordhaweyd lagu dilay allaha u naxariistee muwaadin...
View ArticleKomishanka Doorashooyinka S/land oo shaaciyey Liiska Musharaxiinta...
Komishanka Doorashooyinka S/land oo shaaciyey Liiska Musharaxiinta Golayaasha Deegaanka 3-da Xisbi Ee u tartami doona Doorashooda dhici doonta 31 May 2021
View ArticleDalka kenya oo Qunsul cusub u soo magacaabay Somaliland
Dalka kenya oo Qunsul cusub u soo magacaabay Somaliland Wasiir-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Kenya ayaa kula soo dhoweyn u qabtay xildhibaanada cusub ee Beesha Barriga Afrika iyo Qunsulka guud...
View ArticleDhakhtar Caan ka ah magaalada Muqdisho,Bilaashna Dadka ku daaweyen jiray oo...
Dhakhtar Caan ka ah magaalada Muqdisho oo la khaarajiyey Dr. BuuraneKooxo hubeysan ayaa lagu soo warramayaa inay goordhow xaafadda Albaraka ku toogteen Dr. Xasan Cismaan Ciise (Buurane) oo ka mid ahaa...
View Article