Quantcast
Channel: Qaran News
Browsing all 27666 articles
Browse latest View live

Maayirka iyo xigeenka Hargeysi way ku guul daraysteen shaqadii loo doortay .

Maayirka iyo ku xigeenka caasimada Hargeysi waa labo masuul oo ku guul daraystay shaqadii ay shacabka magaalada Hargeysi u doorteen waxa loo baahan yahay in xubnaha golaha deegaanka caasimada dalku ay...

View Article


Bashe Morgan oo la wareegay awoodii dalka oo doonaaya in uu khasab ku marsiiyo……

Hargeysa,(Qaran-news)-Qorshe dawladda imaaraatka loogu ogolaanayo saldhig milatari oo ay ku yeelato Somaliland oo uu wato wiilka uu madaxweyne Siilaanyo soddog u yahay ee Baashe Cawil ayaa la filayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xisbiga Waddani Oo Soo Dhaweyn Balaadhan U Sameeyey Garabkii Aqlabiyada...

 Xisbiga Waddani Oo Soo Dhaweyn Balaadhan U Sameeyey Garabkii Aqlabiyada Xisbiga UCID Oo Maanta Cududooda Ku Biiriyey  Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu maanta munaasibadsoo dhaweyn ah oo...

View Article

Daawo:Gudoomiye Cirro oo ka dhawaajiyey in Radio Hargeysa shabaho Radiyowgii...

Daawo:Gudoomiye Cirro oo ka dhawaajiyey in Radio Hargeysa shabaho Radiyowgii Ruwanda ee xasuuqay Milyanka Qof

View Article

Daawo:Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo shaaciyey in Reer Laan-mulaaxo...

Daawo:Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo shaaciyey in Reer Laan-mulaaxo (H/yoonis) Abaal Cod ku leeyihiin reer Saaxil (Ciise Muuse) Balse Muuse Biixi…

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Garabkii Jamaal Cali Xuseen oo maanta isku shubay Waddani iyo Jamaal oo...

Garabkii Jamaal Cali Xuseen ee xisbiga ucid- ayaa gabi ahaanba maanta isku shubay xisbiga Waddani, marka laga reebo Jamaal iyo laba xubnood oo kala ah Maxamed Gacayte iyo Xuseen Badmaax, hadaba maanta...

View Article

Halkani ka daawo khudbadii maanta uu xaflada ka jeediyay Hogaamiye Xirsi Cali...

View Article

Xoriyada fikirka iyo aragtida madaxbanaanida ra’yiga iyo hadalka

Sida aynu la socono aduunku waa isbadalaa , aduunyadan danbe ee casriga ah waxaynu ka haqab beelnay inaynu si dhib yar isku waydaarsano afkaarta iyo falaqaynta had iyo jeer salka ku leh arimaha...

View Article


Taxaabistaydii Iyo Tacaddigii Aan Arkay (20kii Ogos 2016ka illaa 15kii...

Waxa yaab igu noqday markii aan Radio Hargeysa ka dhegstay Taliyaha Ciidanka Waddooyinka ahna Af-hayeenka Ciidanka Booliska Somaliland Gaashaanle Sare Faysal Xiis oo 28kii Ogos 2016ka ka hadlaya...

View Article


Daawo:Buubaa oo tafsiir saaray hadallo uu warbaahinta mariyey oo ay ku...

Daawo:Buubaa oo tafsiir saaray hadallo uu warbaahinta mariyey oo ay ku dawakheen kulmiye & hadhaaga UCID

View Article

Daawo:Cabdi Good oo la ololeynaya Jamaal Cali Xuseen xilli uu salaanka ka...

Daawo:Cabdi Good oo la ololeynaya Jamaal Cali Xuseen xilli uu salaanka ka siibtay,Muxuuse ka yidhi Haweenka Reer Gabiley……

View Article

Daawo:Wasiirkii hore ee Hawlaha Guud oo Fariin duurxula ku ganay Taliyaha...

Daawo:Wasiirkii hore ee Hawlaha Guud oo Fariin duurxula ku ganay Taliyaha Booliiska S/land oo xisbiga kulmiye la olog ah+Xubno damiirkooda la iibsaday

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baashe Morgan oo aqalo qaali ah ka dhisnaaya Hargeysa kuwo u dhamaaday xili...

. Aqalka Baashe Morgan uu ka deganaan doono Hargeysa marka ay xukumadda sodogii banayso xilka, inkasta oo aanu inta badan dalka joogi doonin hadana aqalkiisaasi cusubi waxba kama foga qasriga...

View Article


Ganacsade ina Aw Siciid iyo qisas-kii Qaaruun ee waagiii Fircoon dhacday

Casrigii Fircoon waxa jiray nin maal qabeen ahaa oo la odhan jiray Qaaruun. Nin kaasi kibir wuxuu ka qabo mar-mar buu xoolihiisa iyo khadaama-dihiisa iyo fardihiisa iyo siinadiisa iyo mafaatiixda...

View Article

Macalinkii Cadaabta

MACALINKII CADAABTA: Xushmada, Maamuuska iyo milgaha macalinka aragti bulsheedka dunida kale, waa mid ku qotoma aqoon fogaan arag dheer. In uu yahay tiir dhaxaadka bulsho, hanaqaad dadnimo, hiiraal...

View Article


Khilaaf ku soo waajahan gudiga doorashooyinka qaranka

Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa soo socdaal dheer ku maray Bariga & Galbeedka Somaliland si ay hubiyaan in codbixiyaashi “ Registered Voters “ ay deggan yaheen goobahi ay iska diiwan geliyeen ....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Dhalinyarada Koonfurta Hargeysa oo ku soo biiray xisbiga Waddani iyo...

+ wo dhalinyarada Koonfurta Hargeysa oo kkkkkk Xaflad aad u ballaadhan oo Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI uu ku soo dhaweynaayey boqolaal ka mid ah dhallinyarta ka soo jeeda degmooyinka Maxamuud...

View Article


Daawo: Siyaasi Saleebaan Mandela oo kabaha la Maray Muuse biixi iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saxaafada Af-Somaliga wax ku qortaa sidee ayay uga hadashay email-ada Faysal...

FASHIL “Feysal Cali Waraabe oo la jabsaday E-mailkiisa ayaa …  calanside.net/2017/01/01/fashil-feysal-cali-waraabe–oo…   Cached FASHIL “Feysal Cali Waraabe oo la jabsaday E … oo ah in Gudoomiye Faysal...

View Article

Sheekh Aadan-Siiro ayaa ka digay in la buriyo Heshiiska Reer Somaliland ka...

Hargeysa (Qaran-news)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ka digay in la buriyo Heshiiska Reer Somaliland ka dhexeeya ee lagu dhisay Dawladnimada iyo Hanaanka Is-maamul ee...

View Article
Browsing all 27666 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>