Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all 27666 articles
Browse latest View live

Ethiopia- US: Senate Foreign Relations Committee Chairman calls on Biden’s administration to “sanction senior Ethiopian

$
0
0

Ethiopia-US: Senate Foreign Relations Committee Chairman calls on Biden’s administration to “sanction senior Ethiopian officials and fighting forces for past and present atrocities.”

Senator James Risch, U.S. Senate Foreign Relations Committee Chairman, has called on the Biden administration to “sanction senior Ethiopian officials and fighting forces for past and present atrocities.”

The Republican Senator said this in reacting to Addis Standard’s recent news about the latest report by the UN High Commissioner for Human Rights (#OHCHR) on Ethiopia’s escalating human rights crisis.

The report exposed that state forces were responsible for 70% of rights violations in Ethiopia in 2023 alone.

“The ongoing human rights abuses and civilian deaths in Ethiopia are horrific. The Biden Administration should sanction senior Ethiopian officials and fighting forces for past and present atrocities – there is no excuse for continued inaction from the U.S.”, Senator Risch said.

Addis Standard


Tahriibiyaal ayaa la soo werinayaa in doomihii ay saarnaayeen ku degeen xeebaha Talyaaniga

$
0
0

Ugu yaraan 11 qof ayaa ku dhintay in ka badan 60 kalena waa la la’yahay ka dib markii laba markab ay ku degeen xeebaha koonfurta Talyaaniga, sida ay sheegeen samatabbixiyeyaal.

Hay’adda samafalka ee RESQSHIP ee Jarmalka ayaa sheegtay inay 51 qof ka soo saartay doon degtay, oo alwaax ah, waxayna heshay 10 mayd ah oo ku xyiran burburka doontaas meel u dhow jasiiradda Lampedusa Isniintii.

Dhacdo kale, isla maalintaas, in ka badan 60 qof ayaa la sheegay in la la’yahay, iyadoo 26 ka mid ah la soo weriyey inay carruur yihiin, sida ay sheegtay Médecins Sans Frontières (MSF).

Doonyahaan ayaa waxaa la socday Tahriibayaal ka soo ambabaxay dalalka Liibiya iyo Turkiga, sida ay sheegeen Hay’adaha Qaramada Midoobay.

Markabka kale ee ayaa isna ku burburay meel125 mile u jirta xeebta magaalada Calabria ee koonfurta Talyaaniga, sida ay wakaaladaha wararka ee aaggaas sheegeen.

bbcsomali

Jabuuti oo dhisaneysa waddo halbowle u noqon doonta ganacsiga dalkeeda

$
0
0

Jabuuti oo dhisaneysa waddo halbowle u noqon doonta ganacsiga dalkeeda
Gudaha dalka Jabuuti ayaa waxaa la daahfuray mashruuc lagu dhisayo waddo wayn oo isku xiri doonta gobolada Koonfurta ee dalkaas.

Ujeedka mashruucaan ayay dawladdu ku sheegtay horumarinta isku xidhka gobolka iyo horumarinta dhaqan-dhaqaale ee deegaanada ay mari doonto.

Qaar ka mid ah bangiyada maxalliga ah ee dalkaas ayaa ah maalgaliyeyaasha mashruucaan wadada isku xirta Doudoubalala iyo Dikhil. Djibouti SA iyo Salaam Bank ayaa la sheegay in ay yihiin kuwa bixin doona guud ahaan lacagta ku bixi doonta mashruucaan oo ku kacaya $15 milyan oo doolarka Maraykanka ah.

Waxaana waxaa la sheegay in mashruuca ay gacanta ku hayso shirkad iyana maxalli ah oo lagu magacaabo Al Nasri, taas oo laga rajeynayo in ay ku dhameyso mashruuca muddo 8 bilood ah.

Goob culus oo Kulmiye ku xooganaa oo gabi ahaanba isu rogtay Waddani Iyo Dr Cabdiraxmaan Cirro oo laga taageeray Daawo

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa lagu wadaa inuu ku dhawaaqo siyaasad cusub oo ilaalinaysa dadka magangalyo doonka

$
0
0

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa lagu wadaa inuu ku dhawaaqo siyaasad cusub oo ilaalinaysa dadka magangalyo doonka ah ee dalkaas tagay muddo hore si aan loo masaafurin, sida ay sheegeen saraakiisha maamulka.

Siyaasadan cusub ayaa caawin doonta kumanaan qof oo muddo 0 sano ah ku noolaa Maraykanka balse an la siin sharciga dalkaasi.

Dadkaas ayaa isugu jira kuwo iyagoo carruur ah waalidkooda si tarhiib ah kula galeen Maraykanka, kuwo qaangaar ahaa oo si sharci darraa ku galay dalkaas balse markii danbe guursaday muwaadinad ama muwaadin Maryakanka ah.

Waxaa kale oo sharcigu caawin kari doonaa dadka dalka Maraykanka ku galay Viso balse aan laaban markii uu dhacay oo muddo tobban sanaana ku noolaa dalkaasi.

Dadkaas waxaa kale oo ku jira kuwa muddo dheer wax ka baranayey Maraykanka iyo kuwo bixinayey canshuuraha oo shaqooyin ku helay sharciyo kumelgaara oo bini’aaddanimo ah.

Sida uu BBCda u sheegay sharciyaqaan Aamiin Haruun oo ka howlgala magalaad Minneapolis, ku dhawaad shan boqol ilaa hal milyan oo qof ayaa la rajaynayaa inay ka faa’iidaysan doonaan siyaasadan cusub ee maamulka Biden.

Waxaa jira Soomaali badan oo dalka Maraykanka ku galay qaab tahriib sanado badan ka hor kuwaas oo inta gaarta mudda 10 sanaa sidoo kale ay heli karayaan fursadan sida uu xusay garyaqaan Aamiin Haaruun.

“ Dabcan haa, Soomaali ayaa ku jiri karaan, laakiin sidaa uma badna waxaa laga yaabaa inay yihiin ilaa boqolaal hadaysan kunba gaarayn oo Soomaali ah.

“Marka dadkaas waxay hore u haysteen sharci la yiraahdo ‘TPS’ ee bini’aadanimo oo ah mid la cusboonaysiiyo, marka waxaa suura gal in dadkaas Soomaalidaa ka faa’iidaysan karaan” ayuu yiri Aamiin Haaruun.

Aamiin, ayaa sidoo kale xusay inay jireen dad Soomaali ah oo muddo sharci darro ku ahaa Maraykanka oo ka faa’iidaystay sharcigii ‘DACA’ ee labo iyo tobban sano ka hor soo saaray Madaxweynihii hore ee Maraykanka Obama.

Aqalka Cad ayaa rumeysan in in ka badan 500,000 oo xaasas ah oo haysta dhalashada Mareykanka ay ka faa’ideysan doonaan, marka lagu daro 50,000 oo dhallinyaro ah oo ka yar 21 sano oo ay dhaleen waalidiin haysta dhalashada Maraykanka.

Barnaamijku wuxuu u oggolaanayaa lammaanaha iyo carruurtaba inay codsadaan deggenaansho rasmi ah iyaga oo aan ka tagin Maraykanka, nidaamka ayaana Meesha ka saaraysa habraac dheer oo suurtagal ah haddii uu tarxiil imaan lahaa in qoysasku go’aan.

Maxaa xilligan ugu soo beegmay sharcigan

soo galootiga sharci darrada ku galay maraykanka

Tani waxay waxay muujisay in socdaalku uu yahay walaaca koowaad ee codbixiyeyaal badan ka hor doorashada madaxweynaha ee Noofambar.

Sida uu qabo sharci yaqaan Aamiin Haaruun, tani waxay jawaab u tahay balanqaadkii madaxweyne Biden kalkiisii hore ee doorashada iyo cadaadiska ay saareen kooxaha u dooda soogalootiga oo ka hor yimi sharciyada xaddidaya dadka magangalya doonkaa ee Maraynka galaya.

“Madaxweyne Biden, waxaa ku soo foodleh doorasho marka wuxuu doonayaa inuu ku dajiyo dadka maadama uu hore u sameeyey tallaabooyin ka dhana soo galootiga” ayuu yiri sharci yaqaan Amiin Haaruun.

Tallaabadan uu qaadayo madaxweyne biden ayaa daba socota iyadoo labo iyo tobban sano ka hor xukuumadii madaxweyne Obama ee ku xigeena ka ahaa isla biden ay furtay barnaamij loogu magac daray “DACA” kaas oo sharciyo lagu siiyey dad ka badan 530,000 oo ahaa muhaajiriin Maraykanka ku galay carruurnimo.

Horaantii bishaan, Biden wuxuu ka mamnuucay inta badan muhaajiriinta ka soo gudbaysa xadka Mareykanka iyo Mexico inay codsadaan magangalyo, siyaasad ka turjumeysa mamnuucid magangalyo oo la mid ah xilligii Trump.

Barnaamijka sharciyaynta ee Biden ee la qorsheeyay ee xaasaska muwaadiniinta Maraykanka ayaa xoojin karta fariintiisa ololaha ee ah inuu taageersan yahay nidaamka socdaalka ee bini’aadantinimada iyo muujinta sida uu uga duwan yahay Trump, oo muddo dheer mawqif adag ka taagnaa socdaalka sharci iyo sharci-darrada ah labadaba.

bbcsomali

 

Yaajabiyay ciidanka qaranka

Heatwave kills over 550 people during 2024 Hajj pilgrimage in Saudi Arabia

$
0
0

With temperatures crossing the half-century mark on Monday, Egypt’s foreign ministry confirmed collaboration with Saudi authorities in searching for missing Egyptians but did not specify the number of casualties.
Saudi authorities told news agencies that they have treated over 2,000 pilgrims for heat stress, though there have been no updates on the death toll since Sunday.
Last year, various nations reported at least 240 deaths among pilgrims, predominantly Indonesians.

AFP journalists reported pilgrims dousing themselves with water while volunteers distributed cold beverages and ice cream to combat the heat.
Saudi officials recommended that pilgrims use umbrellas, stay hydrated, and avoid peak sun exposure, though many rituals necessitate prolonged outdoor activities.
Risks for unregistered pilgrims
Unregistered pilgrims, lacking access to air-conditioned facilities, face heightened risks. An Egyptian diplomat reportedly noted that these pilgrims significantly contributed to Egypt’s death toll, citing service breakdowns in camps.
This year, approximately 1.8 million pilgrims participated in the Hajj, including 1.6 million from abroad. The pilgrimage’s rituals often require extended outdoor stays, increasing exposure to intense heat.

Earlier this month, Saudi officials removed hundreds of thousands of unregistered pilgrims from Mecca.
Countries such as Indonesia, Iran, and Senegal also reported deaths among pilgrims, with many not specifying if they were heat-related.
Meanwhile, Saudi Health Minister Fahd bin Abdul Rahman Al-Jalajel reported successful health measures during the Hajj, including over 5,800 virtual consultations for heat-related issues, according to the Saudi Press Agency.
Despite advisories for pilgrims to use umbrellas, stay hydrated, and avoid sun exposure during peak hours, the extreme heat has posed significant challenges.
Climate change is intensifying the heat challenges during the Hajj, with May 2024 being the hottest May on record globally. Experts warn that rising temperatures and changing weather patterns will continue to pose significant risks for future pilgrimages

Business standard

Professor Samatar’s words offered precise feedback and should be regarded as …….

$
0
0

Professor Samatar’s words offered precise feedback and should be regarded as complimentary advice, but his manner of delivery was overly dramatic.

Despite his evident patriotism and love for Somaliland, his speeches often take on a teacher-student dynamic. He lacks an understanding of the local culture and how people receive criticism and feedback.

While he tends to categorize people he meets, putting them into different boxes and assuming some are beneath him, above all, he is a genuine person who loves his country. However, he needs to refine his perception of others.

As a nation, we should embrace criticism as constructive feedback. His remarks about the condition of Hargeisa’s roads were accurate, considering the budget constraints of the local government. Mayor Mogeh has done a brilliant job, but there is room for improvement.

Regarding international recognition for Somaliland, despite the government’s efforts over the past 30 years, we have missed numerous opportunities that could have led to recognition. The Somaliland Ministry of Foreign Affairs lacks senior diplomats and advisors who could elevate the ministry and provide training for the next generation of diplomats.

We need to be a nation that views criticism as feedback and is open to accepting recommendations and advice.

Hussain Alishaqi


Daawo waftigii ka socday dalka Maraykanka oo booqasho ku tagay magaaladda Berbera

Musharaxa madaxweyne ku xigeenka xisbiga Waddani oo soo dhaweeyay xubno ka soo baxay Kulmiye

$
0
0


Musharraxa madaxweyne kuxigeenka xisbiga WADDANI Ambassador Maxamed Cali Aw-Cabdi ayaa kulan la qaatay Naasir Cabdoo Cumar oo ka mid ahaa xubnaha Golaha dhexe ee gobolka Awdal ka soo gala xisbiga kulmiye oo shalay xilkii iyo xubinimadii xisbigaas iska casilay.

Kulanka waxa goobjoog ka ahaa gudoomiyaha garabka dhalinyarada heer qaran ee xisbiga WADDANI Md Cabdirashiid Cabdi Jaamac iyo gudoomiyaha gobolka Awdal ee xisbiga Md Rooble Muuse Xoosh.

Buuni yaan lagu mashquulin bari ayuu guul wadayn doonaa

Siyaasi Nacnac oo sheegay in uu dhisaayo musharaxa xisbiga Waddani

Xisbiga Kulmiye oo maanta baajiyay socdaal ay ku tagi lahaayeen Baligubadle kadib markii la waayay Taageerayaal soo dhaweeya

$
0
0

Wasiir Ciise Kayd ayaa xisbiga Kulmiye u sheegay inaanay jirin wax taageero ah oo ay ku leeyihiin deegaanada beesha uu ka soo jeedo. Taas oo sababtay in masuuliyiinta Kulmiye dib u dhigaan safar ay maanta ku tagi lahaayeen gobolka Hawd.

Warku waxa uu xaqiijiyey in shir ka dhacay xarunta xisbiga Kulmiye ay isku af dhaafeen wasiir Ciiise Kayd iyo Cabdicasiis Samaale ka dib markii uu wasiirku u sheegay gudoomiye ku xigeenka Kulmiye inaanu suuragal ahayn socdaal ay wefti Kulmiye ahi qorsheeyeen inay ku tagaan xarunta gobolka Hawd ee Balli-gubadle.

Wasiir Ciise Kayd waxa uu xisbiga Kulmiye u la socodsiiyey in dhamaan beelaha Arab ay ka mid noqdeen mucaaridka isla markaana aanay jirin wax taageero ah oo ay u hayaan xisbiga Kulmiye, balse Cabdicasiis Samaale oo ku adkaysanaya socdaal ay ku tagaan gobolka Hawd ayaa soo jeediyey inay safarkooda dib ugu dhigeen maalinta sabtida ah inta ka horaysana la abaabulo dad basas lagu qaado oo la geeyo xarunta gobolka Hawd.

Cabdicasiis Samaale waxa uu soo jeediyey in dad laga guro xaafada state House-ka ee magaalada Hargeysa la geeyo xarunta gobolka Hawd si ay u soo dhaweeyaan weftiga xisbiga Kulmiye. Kharashka ku baxaya oo lagu sheegay $15000 (Shanyo Toban Kun oo Doollar) ayaa laysla gartay in maanta laga doono Muuse Biixi.

Dhinaca kale waxa fashil ku dhamaaday shirkii xisbiga Kulmiye doonayey in loo qabto beelaha Arab, suldaankii ay ka dalbadeen inuu abaabulo oo lagula shiray xarunta xisbiga Kulmiye ayaa quus ka muujiyey in shirkaasi qabsoomo.

Suldaan Xuseen Cabdi Cabdilaahi oo xisbiga Kulmiye kula shiray xarunta xisbigaas ayaa lay xaqiijiyey in la siiyey lacag $500(shan boqol oo dollar) si uu u sii wado kala qaybinta beelaha Arab iyo abaabulka shirka Kulmiyeysan.

Beelaha Arab iyo Kulmiye oo quus kala jooga, ninkii danaystay oo isagana laga danaystay.

Abdirizak Goud

Somaliland: Ethiopia says it will be first to Recognize Somaliland

$
0
0

The Ethiopian government has announced its intention to implement the agreement previously signed by the President of Somaliland and the Prime Minister of Ethiopia, which involved Ethiopia recognizing Somaliland and it providing it with a port and naval base.

The Minister of Foreign Affairs of the Federal Government of Ethiopia, Tarekegn Bululta, stated that Ethiopia would become the first country to officially recognize the self-declared republic of Somaliland.

In a statement released by the minister, he expressed confidence that his country would soon recognize Somaliland, indicating their readiness to fulfill the terms of the MoU agreement reached by both sides.

Minister Tarekegn Bululta also said that the Ethiopian government’s allies in the economic and military fields will agree with the decision of Ethiopia to recognize Somaliland

The Somali government strongly opposes Ethiopia’s desire to acquire a Somali-owned maritime territory, and the former government has taken diplomatic measures against the Ethiopia-Somaliland agreement

SD

Ambassador Cabdifatax oo Beeniyay Warar Laga Faafiyay Safaarada Somaliland ee Jabuuti…

$
0
0

Safiirka Somaliland u Fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax oo Beeniyay Warar Laga Faafiyay Safaarada Somaliland ee Jabuuti…

Safiirka Somaliland u Fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed, oo ku sugan dalka Ingiriiska, isla markaana u jooga hawlo gaar ah iyo kuwo shaqo, ayaa beeniyay Warar been Abuur ah, oo lagu faafiyay baraha Bulshada ee Facebook.
Safiirka oo Warbaahinta Xogreeb Media khadka Telefoonka kula xidhiidhay, isla markaana waxka waydiisay Wararka sheegaya in Safaarada Somaliland ee Jabuuti, lagu amray inay dalkaas ka baxdo, ayaa sheegay in Wararkaasi yihiin been abuur.
Safiirka Somaliland u Fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed, waxa uu sheegay inay Wararkaas ay faafinayaan dad cadow ah, isla markaana waxku raadsada faafinta dacaayadaha, waxa u dadkaas kula taliyay inay beenta iska daayan.
Sidoo kale waxa u tilmaamay in shaqada safaarada iyo xidhiidhka wada-shaqayneed ee labada dalka aanay waxba iska bedelin.


Gudoomiyaha xisbiga Wadani oo la kulmay Cuqaal ,Odayaal, dhalinyaro aqoonyahan iyo haween kasoo jeeda gobollada Togdheer ,Saraar iyo Sanaag

$
0
0

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Xirsi Cali X Xasan iyo Masuuliyin ka Tirsan Xisbiga WADDANI ayaa Magalada Burco kulan balaadhan kula qaatay Cuqaal ,Odayaal, dhalinyaro aqoonyahan iyo haween kaso jeeda gobollada Togdheer ,Saraar iyo Sanaag ee beesha Axmed Faarax Biciide ee Habar jeclo

Waxgaradka Beesha ayaa tilmaamay in ay kaalin weyn ka qaadanayaan dadaalka isbedel ee xisbiga WADDANI, islamarkaana codkooda iyo cududooda la barbar istaagayaan hoggaanka xisbiga si isbedel hoggaamineed dalka uga dhaco xisbiguna ugu guulaysto dooroshooyinka muddaysan

Madaxda Xisbiga WADDANI ayaa si kal furan u soo dhaweeyay haldoorka beesha, islamarkaana uga mahadceliyay taageeradooda.Sidokale tilmaamay in ay xil weyn iska saari doonaan wax ka qabashada deegaannada beesha iyo horumarintooda.

Waraysi lala yeeshay porf. Axmed Ismaaciil Samatar kana hadlay…..

Marwo Foosiya Yuusuf Xaaji Adan oo sheegtay in ayna ka tanaasulaynin u tartanka hogaanka Midowga Afrika

Xisbiga Waddani oo ka hadlay xadhiga Cismaan Cumar Dool

Ceebtiis ma aha ee waa caadadiis Xasan Sheekh

$
0
0

𝘾𝙀𝙀𝘽𝙏𝙄𝙄𝙎𝑨 𝙈𝘼𝘼𝙃𝘼𝙉 𝙀𝙀 𝙒𝘼𝘼 𝘾𝘼𝘼𝘿𝘼𝘿𝙄𝙄𝙎

Waxaan goor dhaweyd daawaday khudbadii Walaasheen Wasiir Fawsiyo Yuusuf Xaaji.

𝙆𝙤𝙤𝙬: Waligay garnaqsi ka culus oo ka degan maanan arag.

𝙇𝙖𝙗𝙤: Madaxweyne Xasan Sheekh muddo xileedkiisaan labaad, waa markii labaad oo uu dal shisheeye uga hiiliyey gabdho Soomaaliyeed. Ileen waxaa jirtay, in mudo xileedkiisii hore uu sidaan oo kale falay, oo uu dal shisheeye uga hiiliyey gabar Soomaaliyeed. Marka ceebtiisa maahee waa caadadiis.

𝙎𝙖𝙙𝙙𝙚𝙭: Ahlul Qubuur qof u diir nixi waayey oo soo faagay walluusan u danqaneynin Inanta Halgamaa Yuusuf Xaaji Aadan iyo Xaaska Jeneraal Aftooje.

𝘼𝙛𝙖𝙧: Khaladka ugu weyn ee ay Fawsiyo nafteeda ka gashay waa ineysan Xasan Sheekh fahamsiinin fursadaha dhaqaale iyo qandaraas oo ay usoo dhicin karto hadduu kursigaas la raadiyo. Haday taas fahamsiin lahayd Ciil walaal dhag jalaq uma siiyeen. Macal Asaf

– Fahad Yaasiin

Viewing all 27666 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>