Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all 27666 articles
Browse latest View live

Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Shacabka Somaliland ugu Hambalyeeyey Munaasibadda Ciidul-fidriga

$
0
0

Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Shacabka Somaliland ugu Hambalyeeyey Munaasibadda Ciidul-fidriga

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), oo ku hadlaaya magaciisa, ka xildhibbaanada Golaha, hoggaanada, guddiyada fulinta, garabbada dhallinyarta iyo haweenka iyo weli ba taageerayaasha Xisbigaasi ee gudo iyo dibad ba, waxa uu hambalyo iyo boggaadin uu u dirayaa guud ahaan umadda Islaamka ah iyo shacabka Somaliland isaga oo ugu hambalyeynaa munaasibadda Ciidul-fidriga ee sanadka 1438-ka oo ku beegan maalinta beri ah.

Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi(Cirro), waxa kale oo uu si gaara hambalyo ugu dirayaa ciidamada kala duwan ee qaranka Somaliland, shaqaale weynaha qaranka iyo weli ba sida oo kale taageerayaasha Xisbiga WADDANI ee ku kala sugan dalka gudahiisa iyo dibaddiisa ba isaga oo qaranka u rajeeyey in Eebe uu gaadhsiiyo Ictiraaf iyo weli ba horumar aad u ballaadhan.

Guddoomiye Cirro, waxa ugu dambeyntii uu Eebe ka baryayaa in uu xanuunka ka dulqaado intii buktay ee xanuunsaneysay isaga oo sida oo kale na inta kale na u rajeeyey caafimaad iyo cimri dherer, waxa kale oo uu guud ahaan shacabka Somaliland uu u rajeeyey in ay sanadka sanadkiisa ku gaadhaan caafimaad, cimi-dherer, horumar iyo barwaaqo.

 


Daawo:Fariinta Akhristayaasha/Daawadayaasha Gudo & Debedba

Daawo:Sh.Adam Siiro oo tilmaamay Heerka Musuq & Dulmigu gaadhay S/land,Durayna qadiyada “Wasiirada Cumrada” tegtay oo uu sheegay inaan waxba laga aqbalayn+Arimo kale oo xasaasiya

Daawo:Halkee F.C.waraabe & Cali Khaliif ku ciideen+Fariimo iskumida oo ay u direen Shacabka Somalia+Waxay fariimahoodu daaran yihiin

Daawo:Wadaad Somaliland Xiisad Diimeed ka istaadhay oo cafis weydiistay Dhinacyadii ay isqabteen oo Sh.Berberaawi ku jiro

Daawo:Saylaci oo duray Qolyo uu sheegay inay nashuushadaynayaan heshiiska Khaatumo & Somaliland

Somaliland: Extractive Sector Exploitation Headed Right Way’ SONSAF Report

Faizal Cali Waraabe muxuu uga xumaaday reer Waddani ga cimrada tegay?

$
0
0

Faizal Cali Waraabe ayaa propagandhe la daba ciiray dhowr qof oo Waddani ka tirsan oo Cimrada soo gudanayay. Faizal intuu afka kala waaxay buu yidhi 35 qof oo reer Waddani ah ayaa dowlada Somalia Cimrada ka bixisay….Nin weyn oo been sheegayaa fool xumaa… Waxa la yidhi baqashu ma dhasho wixii dhalana way ka xanaaqdaa. Faizal wuxuu intaa ku daray wasiiro badanina wadanka way ka maqan yiin iyo madaxweynhi oo ummadani cid xukunta ayay u baahantay. Faizal wuxuu garan la’yey in wasiirada iyo madaxweynu huba ay fasax qaadan karaan, wuxuu se u jeedaa maxaa ana la ii kaxayn waayay. Wuxuu raaciyey maalin ka hor intaan madaxweynuhu safrin baan u tegay oo waxaan ku idhi laba wax soo saar. 1. in aan aan qabyaalad TV yada lagaga hadal 2. in aan caaqladan bugta ihi iyaguna media ka hadal. Fikraduhu wey fiican yiin hase yeeshee Faizal bal in uu hanfade waalan yahay wuxuu u haystaa haduu madaxweynaha wax u sheegay in uu ku qasbanyay in uu qaato. Faizal mar wal oo madaxweynuhu dalka ka baxo wuxuu daba yidhaa intaannu dhoofin baan u tegay, taana macna heedu waxa weeye waa shaxaad tag. Faizal wuu ka sii daray oo wuxuu hadana yidhi isaga oo iska cadhaysiinaya dadkan waa loo talinayaa….Yaa Salaam…. Siduu uugu talinayaa, tamartaa ma leeyey xisbigiisu, qofka hadlayaa miyaannu Faizal oo General Gani u basaas ahaan jiraya ahayn oo xidh-xidhay inamadii UFO. Wuu is ilowsanyay Faizal oo bulshada ayaa u seeta dheereysay ee waxay ahayd in uu Jailka Mandheera liinta ku cabo. Faizal wuxuu caytama ba maanta wuxuu marayaa in uu aflagaadeeyo dadkii Cimrada soo gudanayay…..
Faizal should realize the fact, that he is suffering from depression and needs treatment instead of criticizing those who went to Haram & Mecca.

Abdi Mustafe
Abmustafe123@gmail.com


Daawo:Dabaaldegii Ciida Burco & fariintii Culimaa’udiinka,Salaadiinta & Masuuliyiinta Gobolka Togdheer

Daawo:Fariin Musharaxa Madaxweyne ee xisbiga Waddani Cirro & Hogaamiye Xirsi ka soo direen Masjidul-Xaramka

Daawo:Madaxweyne Siilanyo oo tahli kari waayey inuu warbaahinta fariin uga diro Ciida darteed Shacabka Somaliland+Tawtawdii Baashe Morgan & Cukuse+Qasriga Qoyska Siilanyo ka iibsaday UAE

Xildhibaanka ugu fadhiidsan golaha wakiilada Somaliland

$
0
0

XILDHIBANKA UGU FADHIIDSAN GOLAHA BAARLAMANKA SOMALILAND.

29 september 2005 aya waxa loo dareeray soo xulashada golaha metala shacabka ee aqalka hoose ee baarlamanka, waana markii ugu horaysay ee ay dadku soo doortan golahas, iyadoo ay isu sharaxeen 246 musharax oo 5 kamidi haween yihiin kana kala socday sadex xisbi qaran oo kala ah UDUB,KULMIYE IYO UCID,laguna soo dooranayey 82 xildhibaan oo laga soo dooranayey lixda gobol ee waaweyn MAROODIJEEX 20,AWDAL 13,SOOL 12,SANAAG 12, TOGDHEER 15, SAAXIL 10.

golahan oo ku salaysan deegan si uu uga turjumo baahida ku gedaaman shacabkiisa si uu ugu gudbiyo xukuumada baahida dhaqan dhaqaale ee deegankiisu hibanayo.

Rag iskuma jiree xildhibaan IBRAAHIM CARAALE (RUUSH) waa xildhiban laga soo doorto gobolka ugu dib dhacsan misana ugu khayraadka badan ee soomaliland ee SANAAG, waa gobol ka araday horumarinta iyo dib u dhiska iyadoo eededa ugu weyn ay leeyihiin xubnaha dawlada ugu jira oo uu kow ka yahay xildhiban ruush.

Xildhiban deganada adiga sida gaarka ah lagaaga soo doorto waa 20 goobood oo ku astaysan magalooyin mudada aad xildhibanka ahayd waxad hirgelisay saldhig boolis oo degmada huluul yeelato wanad ku amaanan tahay.

degmadan oo uu magacabay madaxweynihii hore ee s/land mudane DAAHIR RIYAALE aya ah degmo aan lahayn wax horumar ah ilaa mudadaa 9sano ah ee ay magacawnayd maleh school ay kasoo baxaan arday u fadhiisata imtixanadka shahaadiga ah, maleh goobo caafimad iyo gaadiidka gurmadka degdega ah qaada ee ambulanceka ah xitaa hal xabo maleh mahelaan biyo nadiif ah maleh iyo wadooyin iyadoo 250km ay u jirto magaala madaxda.

Xildhiban dadku kuumay dooran inad wasiir maxamud xaashi raaligeliso wuxuu doonayana u qabato ee waxay kuu doorten inad iyaga raaligeliso baahidoodana ka turjunto.

Xildhiban wax qabadkaagu wuxu kusoo ururay inta udhaxaysa madaxtooyada iyo aqalka baarlamanka taasina maaha wixii aanu kuu dooranay,waxad tahay xildhiban tun weyn xukumada dhexdeda lkn xuub caaro kala fudud deegankisa dhexdiisa .

Xildhiban kuuma dooran xaafada shacabka ee hargeysa lkn waxaanu kuu dooranay u hiilinta iyo u doonida waxa ka maqan gobolka sanaag ceelaayo ilaa gar adag inta ka dhaxaysa waanuna kala hanweynayn intaas markanu ku dooranaynay.

Soomalidu waxay ku maahmaahda ciridkan arkaayo ilko kama soo jeedaan

Biyahan hortooda arkaa dabadoodu waa huubo.

Waxay kalo ku maahmahda barasho horteed hay nicin, dadku waa ku bartoo kuma daayo iyo ku bartoo kuma noqdo.

Sidaa daradeed waxad noqotay ku baranoo kuuma noqono.

Dhaman waxan u soo jeedinaya dadweynihii doortay xildhiban ruush in aynu candhuufteena dib uga liqno qorshahana ku darsano inaan cidina inoo maqnayn ceelna inoo qodnayn.

By kingkaafi10@hotmail.com

.

Somaliland Diaspora Agency congratulates Somalilanders abroad for the 57th Somaliland’s Anniversary and remarks the event celebration as highly momentous for Somaliland history.

$
0
0

THE CHAIRMAN

Head Office: inside the compound of SL MOFA, Presidency road, Hargeisa City
Tel: +252 (0) 63 4081527 / +252 (0) 65 9725373 / + 252 (0) 63 3870396
Email: sldiasporaagency@gmail.com |Website: www.sldiasporaagency.org

PRESS STATEMENT:

Somaliland Diaspora Agency congratulates Somalilanders abroad for the 57th Somaliland’s Anniversary and remarks the event celebration as highly momentous for Somaliland history.

The Somaliland Diaspora Agency (SLDA) under the Ministry of Foreign Affairs & International Cooperation of the Republic of Somaliland congratulates all the esteemed Somaliland Diaspora communities living abroad for the celebration of the 57th Somaliland Anniversary, 26th June, 2017 and urges them to uphold commemorating the Independence Day each year along with 18 May, the Independence Regaining Day.

The Republic of Somaliland is the British Protectorate that won its independence from United Kingdom on 26th June 1960, five days before entering the failed unity with Somalia on 1st July. We annually commemorate 18 May and greaten its festivity as the Celebrated Day we regained our sovereignty from Somalia and declared the self-determination of the people of Somaliland in May 18, 1991, after grievous decades of distress and oppression that botched unity resulted. We accentuate the May Day as for the long struggle it took us, the many lives sacrificed and the massive loss to bring back this independence which then brought us the peace, brotherhood, justice and the equality enjoyed in Somaliland today. However, June 26 is another momentous history for the people of Somaliland. It is the day we received our independence from United Kingdom after 76 years under the British Rule (1884-1960) as every other country celebrates such event, and so not only essential for Somalilanders as history but also as evidence and support for the Legal Case and the Campaign for obtaining international recognition. It is exclusive history belonging to Somaliland and does not at all concern Somalia.

We need our young generations particularly those Diaspora-born Somalilanders to learn and know the difference and the importance of both the two national days of Somaliland and the related histories; June 26, 1960, and May 18, 1991: as the day of Somaliland’s Independence receiving from United Kingdom, and later for declaring independence retrieval from Somalia respectively and thus espouse celebrations of both events every year. By celebrating June 26, we also need to inform those who may not be aware that Somaliland was a separate country from Somalia and with its historic independence in 1960.

Finally, may we again congratulate you on the Somaliland 57th Anniversary Celebration in June 2017 and wish you all the best, well-being and prosperity, your more collective action, your strengthened unity and stronger cooperation, as well as your increased contribution to the nation building and the campaign for Somaliland recognition seeking.

Also refer to and share it with your world this link http://www.somalilandlaw.com/state_of_somaliland_1960.html regarding the State of Somaliland: An Independent State and its Laws, June 1960 (See also the linked Somaliland Protectorate Laws page)

Abdi Abdullahi Hersi (Dayaxweerar)
Chairman of Somaliland Diaspora Agency
Ministry of Foreign Affairs & International Cooperation
Hargeisa, Republic of Somaliland
sldiasporaagency@gmail.com
26th June, 2017

MA ISWAYDIISAY WAXA AY MUQDISHO, HARGEYSA UGA DAMAASHAAD WACNAATAY XUSKA 26 JUUN?4

$
0
0

MA ISWAYDIISAY WAXA AY MUQDISHO, HARGEYSA UGA DAMAASHAAD WACNAATAY XUSKA 26 JUUN?

Hargeysa waa loo ga dabbaal-degay 26 June, Muqdishana si weyn oo ka fiican sida Hargeysa ayaa loo ga dabbaal-degay; iswaydiintu se waxa ay tahay; waayo? Maxaa keenay in Somaliland xornimadii ay gumaystaha ka heshay loo ga farxad badsado? Sababtu wax kale ma aha e, waa in Muqdisho ay u dabbaal-degayso in ay ka mid noqotay ummadaha wax gumaysta! Muqdisho waxa ay gumaysatay Hargeysa oo iyadu midnimo rabtay iyo Soomaalinimo lagu badhaadho oo ujeedku yahay shanta Soomaaliyeed oo hal calan, hal dawlad iyo hal dhul leh. Taa cakiskeeda Muqdisho midnimada waxa ay u aragtay in ay heshay dad iyo dhul habow ah oo ay ka manaafacaadsato; waana sababta keentay in midnimadu ay tammarin kari waydo oo ay noqoto hal bacaad lagu lisay.

Waa laga yaabaa in aad qariibsato, amma ay kaa daadegi waydo in Muqdisho ay Hargeysa gumaysatay! Haddii se aad si fiican u fahamto macnaha erayga gumaysi, isla markaana aad barbar-dhigto dhibkii Somaliland midnimada Soomaaliya ka soo gaadhay waxa aad garowsan doontaa in Muqdisho si baas oo daran u gumaysatay Hargeysa. Eragyga gumaysi waa in xaqaaqa, rabitaankaaga ummadnimo, dammacaaga garasho iyo doonistaada hammiga ah lagaa hor istaago oo aad xor u noqon waydo garashadaada. Intaa iyo in kale oo dil, dhac, kufsi, xadhig iyo kadeed ahba waa laga mutay midnimadii fashilantay ee habaarka u dhalan-gaddisantay.

Somaliland waxa ay ka xorrowday gumayste, waxa se ay la midawday gumayste kale oo madaxa ka garaacay! Muqdisho waxa ay u dabbaal-degaysaa in ay heshay dad iyo dhul bilaash ah oo ay gumayso, adigu se maxaad u dabbaal-degi? Ma in gumaysi cad aad ka hoos baxday oo aad gumaysi madow oo kun jeer kaaga daran aad u gacan gashay? Faa’idada ugu weyn ee taariikh laga helaa waa in cashar laga barto wixii la qalday shalay si xumaan loo ga samatabaxo, waana in tagtadu intii ay wanaag lahayd la kaydiyo oo la biiriyo.

Haddii se ummadi fahamka taariikhda ku guul-darraysato waa in qaladkii shalay la galay maanta iyo marar badan lagu celceliyo, halka hagaaggii shalay uu ab iyo abtirsiin beelo oo uu habaasku ciidda ku af-rogo. Madaxbannaanidii 26 June 1960, reer Somaliland ilays u baxay iyo iftiin ayey u arkayeen waaney ula ekoonayd. Xornimadaa hal ujeedo keliya ayey ka lahaayeen; waana in gumaystuhu tago oo Soomaali dawladnimo ku midawdo.

Arrintaasi waa ay isla rogtay, midawgii 1 July 1960 ee Jamhuuriyaddii Soomaalidu waxa uu noqday in mar labaad Somaliland la gumaysto! Weliba si aad u daran oo dhaxal-xumaysatay loo gumeeyo. Ujeedadii midawga oo ahaa in shan Soomaaliyeed la helo waa lagu khasaaray, Midawgaa waxa ay natiijadiisu noqotay in dawladnimadii Soomaalidu dhiig gacanta la gasho oo kuwii keenay midnimada abaalkoodu noqdo xasuuq cir iyo dhul ah oo aan loo aabbo yeelin.

Gumaysigii 76 sano ee Ingiriis ayaa janno noqday iyo wax dib loo gu baahdo, waayo 31 sano ee midnimada ayaa dhaxal-xumaystay! Waxa la xasuuqay maati, waxa la burburiyey xoolo, waxa la dhacay hanti, waxa la masaxay magaalooyin oo waxa la xaqiray ummad walaalnimo doon ah, iyada oo abaal loo ga dhigayo xadhig, kufsi, cago-juglayn dhul boob, isir tirtir iyo gunnimo nooc ay tahay. In ka badan 60,000 oo waxba aan galabsan ayaa cir iyo dhulba lagu halligay. Dadkaasi waxa ay ahaayeen maati aan waxba gaysan; cid ay yihiin darteed se loo bartilmaameedsaday. Maalintii xornimada 26 June 1960 waxa laga dhaxlay dhib iyo silic kii ugu darnaa ee ummad la mariyo.

Inkasta oo ay madaxbannaanida gumaysi laga xoroobayaa tahay sharaf, haddana in gumaysi cad oo wax xeerinaya aad ku beddelato mid madow oo aad jinsiyad bidday se ah axmaq ka xun kun jeer gumayste aan kula diir, af iyo diin ahayn waa mid mudan in aan waligeed la ilaabin haddii xilkasnimo iyo damiir xasuus oggoli jiro.

Anigu shakhsiyan 26 June waxa aan u aaminsanahay taariikh. Tagto in garashadu i farayso in mar danbe aannan degmin oo nacasnimo hodmin. Tagto in aan dal la mid ah dalalka kale ee xornimada helay aan ahaa; se aan nacasnimo holladay oo waayo-aragnimo la’aan yari kufay. Si aad u rumaysato warkayga bal eeg Jabuuti sida ay xornimo u heshay ee ay u adkaysatay iyo sida ay u badbaaday ee ay u samatabaxday. Maanta miyaaney saddexdii midnimada ka hadhay ka wacneyn Xamartii midnimada khiyaantay; halka ay Hayrgeysi ka raysatay 26 kii sano ee ay mooganeyd gumaystaha walaalka u eg ee riyadii midnimo xabaalay!

Somaliland cashar xanuun badan oo wax lagu qaato ayaa soo maray; waa se sida aay uga faa’idaysataa! Waxa aan idin leeyahay walaalayaal ka digtoonaada booraan haddimo iyo midnimo afka ah oo been ah. Soomaaliyana waxa aan leeyahay, dadku ma aha xashiish cab dib ugu xiisoonaya xumihii aad baddeen iyo silicii aad walaalnimada ku dooriseen waa halkii Abwaan Dheeg eh. Ciid Wanaagsan

Mohamed Hagi Mohamoud. Department of Politics and International Studies. The University of Warwick. Email:m.hagi-mohamoud@warwick.ac.uk, mohamedhagi@gmx.co.uk

Daawo:Madaxweyne Farmaajo oo si adag uga hadlay qadiyada gooni-isutaaga Somaliland & 26-ka Juun


Daawo: F.C.waraabe oo habaaray Somalia,weerar afka ahna ku qaaday Kililka 5aad,Itoobiya,madax-dhaqameedka,Kulmiye+Khuuro cusub oo ku dhaawacayo qadiyada S/land oo uu Boorama kaga dhawaaqay

26’ka Juun waa xoriyadii 1960’kii ee Somaliland oo 57’jirsatay

$
0
0

1.26 june 1960 waa maalintii SOMALILAND ka xorawday mustacmaradii Engriis.80 sano oo mustacmaradah ka dib.

2. waa maalintii SOMALILAND 30 dawladeed ictiraafeen.

3.waa maalinta aduunku inoo ictiraafsanyahay.

4. waa maalin 57 sano.

5. maalin SOMALILNDER walba qiimo weyen uGu fadhida.

Qatar Starts Maritime Operations through Oman, Assisted by Iran Newburgh Gazette: The Republic of Somaliland fully supports Saudi Arabia and the United Arab Emirates

Ethiopia: MSF sees tenfold increase in children with malnutrition in Doolo zone

$
0
0

An acute humanitarian emergency is unfolding in Doolo zone, in Ethiopia’s Somali region, as malnutrition reaches alarming levels, warns international medical organisation Médecins Sans Frontières/Doctors Without Borders (MSF), whose teams are working in Doolo zone, the worst affected area.
“The numbers of young children with severe acute malnutrition in Doolo zone are the highest ever seen in this area by our teams in the 10 years we have worked in the region,” says Saskia van der Kam, MSF nutritional advisor.

MSF teams, working alongside Ethiopian health authorities, have set up 27 outpatient therapeutic feeding centres and four inpatient therapeutic feeding centres to treat children with severe malnutrition. In Danod, Lehel-Yucub, Wardher, Galadi and Daratole, MSF teams have treated 6,136 children under five for severe acute malnutrition since January. This is over 10 times more than in the same period of 2016, when 491 children received treatment for the life-threatening condition.

In the first two weeks of June alone, 322 severely malnourished children were admitted in the four inpatient feeding centres supported by MSF. Despite all medical efforts, 51 of these children did not survive. The total number in June has risen to 67 children. “The deaths of these 67 children show the gravity of the situation,” says van der Kam. “What we are seeing is a humanitarian emergency.”

Thousands of people are fully dependent on external aid

The malnutrition crisis comes in the wake of two failed rainy seasons. Many people have seen their livestock die as a result of the drought, which has forced them to abandon their traditional nomadic way of life. They have settled in informal camps, where they do not have enough food and safe water to survive.

“When the drought came, our animals died so we could no longer stay in the bush,” says Fardausa, who has brought her three-year-old granddaughter, Maida, for treatment to one of the therapeutic feeding centres supported by MSF. “I have never seen a situation like this. We had animals that gave us everything we needed. Now we have nothing and our children become sick and die.”

Droughts are nothing new for people in this area. The mainly-pastoralist population knows how to adapt so as to lose as few camels and cows as possible until the next rains come. But after two failed rainy seasons in a row, many can no longer cope and are now totally dependent on external aid.

“Our teams are seeing entire communities left without milk, as most of their animals have died,” says Karline Kleijer, head of MSF’s Emergency Support Desk. “Without their animals, they no longer have a source of income or the means of transporting food and water when on the move. People are knocking on our doors begging for food.”

Malnutrition soars as food aid runs short

People in the camps have been receiving food aid and the regional government has been providing 2 to 3 cooked meals to people in most of the informal camps. However, supplies of food are insufficient for the high number of displaced people in need and are now running out.

“In the last week of May, the distribution of cooked food was halted, and the monthly distribution of dry food rations was delayed, leaving large numbers of people without any food at all,” says Kleijer.

“More concerning, the World Food Programme has warned that its supply of emergency food aid for the Somali region will run out at the end of July, leaving 1.7 million people even more vulnerable to malnutrition,” says van der Kam.

MSF urges donors and other organisations to scale up their support to the Somali region

Fearing a stark deterioration of the nutrition and humanitarian situation in the Somali region, MSF is planning to expand its emergency response to other zones, including Jarar and Nogob zones.

“Our teams are working with the health authorities to reach as many children as possible to provide them with therapeutic food so as to reduce the immediate mortality, rather than providing comprehensive care to a smaller number of children,” says Kleijer. “But we shouldn’t have to make such a choice. More food aid and more humanitarian organisations need to arrive in this region urgently.”

MSF calls on donors to step up their support to Ethiopia to ensure that a continuous supply of food reaches the people who need it. In conjunction, humanitarian organisations need to send teams and supplies to the hardest-hit areas to prevent the crisis from escalating further.

Distributed by APO on behalf of Médecins sans frontières (MSF).

Daawo:Musharaxii u horeeyay ee Hungureeya Musharaxa ku-Xigeenka F.C.Waraabe oo damaciisa shaaciyey

Viewing all 27666 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>