Hagardaamooyinka & Tacadiyada uu Bulshada ku hayo Maamulka Kastamka Saylac oo la soo bandhigay
Ex-Wasiir Abgaal oo shaaciyey inaan Kulmiye waxba u ool Gobolka Awdal oo hore u kal anasiib qaadeen
Daawo:Khabiir Daraasad Cilmiyeysan ku sameeyay,soona bandhigay Xalka & Daawada Sixir bararka & Sarif-bararka ka taagan Somaliland
Khabiir Daraasad Cilmiyeysan ku sameeyay,soona bandhigay Xalka & Daawada Sixir bararka & Sarif-bararka ka taagan Somaliland
Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Waraysi kooban oo aanu hargeysa kula yeelanay Cali Ibrahim Jaamac Caateeye “Baqdaadi” oo deggan Dalka Canada. Cali wuxuu muddo 46 sano ka shaqaynaayay bangiyo kala duwan oo aan ka xusi karno Ex- Banco Di Roma-Muqdisho , Arab African International Bank-Abu Dhabi iyo TD Canada Trust-Canada.Haatana wuxu Cali Gudoomiye-xigeen ka yahay Ururka Midaynta Beelaha Somaliland, oo laamo ku leh Gudaha iyo Dibedda Somaliland.Cali wuxuu dhawaan Safar gaaban ku yimi Somaliland si uu darasaad ugu sameeyo sidii xal loogu heli lahaa aafada dhaqaale ee ku habsatay Somaliland ee loo yaqaano Siixir-Bararka “Inflation”.
Halkan ka Daawo Waraysigaas oo Faahfaahsan:
Laascaanood oo aan faraxad ku soo dhaweyn Ciida+Arimo kale oo xasaasiya
Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Shacabka Somaliland iyo Umadda Islaamka ah ba ugu Hambalyeeyey Munaasibadda Ciida
Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Shacabka Somaliland iyo Umadda Islaamka ah ba ugu Hambalyeeyey Munaasibadda Ciida

Murashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ee WADDANI ahna guddoomiyaha Xisbigaasi Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) oo ku hadlaaya magaciisa, ka hoggaanada, guddiyada fulinta, garabbada dhallinyarta iyo haweenka iyo weli ba taageerayaasha Xisbigaasi ee gudo iyo dibad ba, ayaa waxa uu hambalyo iyo boggaadin u dirayaa guud ahaan umadda Islaamka iyo weli ba shacabka Somaliland isaga oo ugu hambalyeynaaya munaasibadda Ciidul Udxaa oo ku beegan maalinta beri ah oo ay taariikhdu tahay Dul-Xij/1438 Hijriya.
Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), waxa sida oo kale uu si gaara hambalyo uu ugu dirayaa ciidamada kala duwan ee qaranka Somaliland, xaasaskooda iyo caruurtooda iyo weli ba sida oo kale shaqaale-weynaha iyo guud ahaan ba shacabka reer Somaliland meel kasta oo ay kala joogaan gudo iyo dibad ba, waxa kale oo uu fariin hambalyo ah uu gaadhsiinayaa taageerayaasha baaxadda weyn ee Xisbiga WADDANI ee kala jooga dalka gudahiisa iyo dibaddiisa ba iyada oo uu dhammaantood ba u rajeeyey in Alle uu sanadka sanadkiisa ku gaadhsiiyo bash-bash, barwaaqo, horumar iyo Ictiraaf ay Somaliland ka hesho beesha caalamka.
Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan Cirro, waxa sida oo kale uu guud ahaan umadda Islaamka ah iyo reer Somaliland ba uu Alle uga baryayaa adkeynta midnimadooda iyada oo uu Eebe ka baryey in uu caafimaad sareecan ah uu siiyo inta xanuunsanaysa sida oo kale na uu jannatul Fardowsa ka waraabiyo intii dhimatay.
Daawo:Hooyo Wiilkeedii Xukumada Kulmiye u dhiibtay Sirdoonka jabuuti oo Madaxweyne Geelle….
Daawo:Gudoomiyaha Jabhada ONLF oo Madaxweynaha Somalia Farmaajo Khaayin ku tilmaamay
Africa: Facebook & Instagram help put African tourism on the social media map
PRESS RELEASE
Facebook & Instagram help put African tourism on the social media map
Showcasing how tourism operators and agencies can leverage Instagram, Facebook Live and Facebook 360, the Facebook and Instagram team discussed how new technologies can be used to create a seamless experience for both the tourist and the operator
KIGALI, Rwanda, August 31, 2017/ — Attending the Annual World Tourism Conference in Rwanda, Facebook (www.Facebook.com) and Instagram representatives were in Kigali this week (28-31 August) to discuss and explore ways in which social media can be used to effectively drive tourism growth across the Continent. Showcasing how both platforms can be used as a tool to creatively help change the narrative of Africa as a tourist destination, the team also took part in a live panel discussion exploring the ‘Evolution of Online Travel and Lifestyle Tourism: Leveraging Africa’s Diversity’.
The event, developed by the Rwanda Development Board, the Corporate Council on Africa (CCA) and the Africa Travel Association (ATA), saw government officials, tourism ministers, tourism boards and business professionals from across the world and the Continent descend onto the capital.
Showcasing how tourism operators and agencies can leverage Instagram, Facebook Live and Facebook 360, the Facebook and Instagram team discussed how new technologies can be used to create a seamless experience for both the tourist and the operator; from immersive travel experiences to entice potential customers, to using WhatsApp and Facebook Messenger to allow tourism companies to build customer service channels and communicate with customers prior to booking, during their trip and on their return home.
Commenting on Facebook’s involvement in the World Tourism Conference Akua Gyekye, Public Policy Manager for Africa at Facebook said: “Social platforms offer tourism agencies and companies in Rwanda and across the Continent, wonderful opportunities to put their countries firmly on the map. We’re excited to share ideas about how Instagram and Facebook can help Africa share its rich culture and beautiful landscapes with the world, and connect with the tourists of today and the future —an effort we’re proud to support.”
Ahead of the conference, Facebook undertook a number of training sessions including partnering with the ATA and Rwanda Development, the local business council, to train 100 tourism focused SMBs in how to use Facebook platforms to promote, engage with communities, and grow their businesses.
Distributed by APO
Run’eey lagu neceb by Cabdi Shootali
Akhristw, beenta iyo daba-gaalaynta, wax aan jirin abuuristu, ciira isku qarintu, wax soo bixi doona buste ku dedeku, waa dhaqanka Maamulka Kulmiye, oo wixii illaahay xaaraan-timeeyey caadaystay ku dhaqan-keedda, siduu isu lahaa xaqiiqdda ummadda ka qari, oo kolba meel ku dhukus, oo yaan la helin, lana arkin, maqlin, waxa aad isku cayn iyo bayd goynayso, waxa-se ka khaldan, oo ay ka aradan yihiin, waxa ay tahay runtu iyo daacadu, ummaduna maaha mid afka la qaban karo, oo hortii jire-ba waa. Somalidu wax walba way waraystay, xataa hadalka laf-tiisa, bay wax weydiisay, waxay yidhaah-deen ” Beeneey maxaad tartaa?”. Waxa tidhi, ruux aan meel uu u raaco lahayn, Ayaan u waramaa, ka-se aan ka gabadaa, waa ka I raad gura. Muwaadin hadaba xaalku waa ” Ceebeey Tacaal” goormaa la arki jirey, dad ka dambeeya, oo ka hadha wax beriba , lugta la soo qaban doono, oo aan meel gaadhsii-sanayn, oo khiyaali-huf iyo been ahaa, oo lagu madarufi-naayey ummadda, miyaanay is lahayn, wax qarsoomayaa ma jiraan, ee waa la idinka horeeyaa, oo la idinka dambeeyaa, oo hareerihiina baa saxaafadda ugu xidhan tahay, aanteeno tusbaxley ahi, oo meel walba dadsan, si toos ah u soo lalisaa, wararka shakiga laga qabo, oo markiiba ummadda hor keenta, wixii la hadoodi-laayey, Ayaan daro weynaa, ilayn nimaan xishoonayn dagaal xeeli kama hayso.
Inkastuu dur-dur iyo dabaal galo, doofaar abidkii ma daahiro, baa maahmaahi ahayde, Kumiyaw ma taqaanid beenta’e, runta barashadeedaa, belo kaa horjoogtaa.Wuxu yidhi Abwaan Gaariye (IHN) ” Runeey lagu necebn, rafiiqaagiyo raayid daalina midna kuma rabo, laysku kaa riix, ninba dhan u rogay” aan ku soo noqdo halka i manakh lehe, wuxu Kulmiye iyo maamul-kiisaa is barkani ay ku dacwiyi jireen, la dhux-dhuxlayn jireen, iyaka oo ibriiq ka adimaaya, wax ay iyaku hoosta ka wataan, oo ay la shaqaystaan,oo ay wadda ceeshaan. Qudhinkaa ay walaaqa-nayaan bay kula soo galgalan jireen Xusbiga Nadiifta aah ee Waddani Iyo Musharaxiisa Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ( Cirro), Hogaamiyaha Xirsi Xaaji Cali iyo madaxdda kale , sidda wasiirkii Arimaha debedda Maxamed Biixi Yoonis iyo qaar kaloo badan. Wax ay la wareegaan huf-iyo-haf biyo col dhaanshay ah, oo ummadda lagu wareersho khiyaali, iyadda baa xaqiiddii is keentay iyadda oo koorinaysa, shaacana ka qaaday cIdda la socota, ee ay xulafadda yihiin Waxa lagu sheego Somaliya, halkan hoose ka akhri iyadda oo aan biyo ismarin, cadaana ah oo si weyn u qayaxan.
Waxan halkan hoose idiinku qeexayaa, arimihii uu KUlmiye ku eedayn jirey Waddani oo ku cad Kulmiye ee ku soo dhawaw:-
(1) Waxan idiin sheegay, in Wasiirkii hore ee Arimaha debedu, Maxamed Cabdilaahi Cumar uu joogay Xamar wiiggii hore , isaga oo u socdda in uu taageero u helo Xusbiga Kulmiye, siddii uu u soo bixi lahaa, ugna balan qaaday, haddii uu Kulmiye Soo baxo in ay isku soo dhawaan doonaan Somaliland iyo Somaliya. Waad la socotaan In Maxamed Cabdilaahi Cumar, uu yahay gacanta midig ee Askariga Ina Biixi, isga awgeena looga qaaday xilkii markii ay Siilaanyo iyo Ina Biixi isku haysteen musharax-nimadda, ee aanu weli Madx-weyne Siilaanyo ka tanaasulin. arimaha uu Xamar u tegayna wax kale maaha ee waa Isku soo celinta Somaliya iyo Somaliland, oo Caasimadda Laga dhigo Hargaysa.
(2) Waxa kale oo booramae Joogta, Gabdhii isla soo sharaxday Kan ay ugu yeedhaan Farmaajo, ee sheegta in uu yahay madax-weyne, oo dhul Al-shabaab gacanta ku hayso yidhaahdda annaa Xukuma, Gabadhaasi iyana waxay ka mid tahay madaxdda Gudidda Kulmiye ugu qaabilsan Arimaha debedda. Saw ummad yahay markaa idiinma cadda, cidda doonaysa in aynu dib isugu noqono Xamar in ay yihiin Maamulka Kulmiye, ee aanay xidhiidh lahayn Xusbiga Waddani.
Waxan ku soo qoofalay qoraalkan, markii Cabdilaahi Cirro ( Waa Wasiirkii Arimaha gudaha ee riyaale), uu kashifay in ay arimaha ku suxsan qodobadda 1& 2 ee sare ku yaal ay jiraan, baa ilayn ma dafiri karaane ay qirteen, oo uu cadeeyey Agaasimaha Arimaha debedu, ku lahaa, waxan cafis u fidinay madax xilal ka soo qabtay waxn Somaliya ay yidhaahaan, oo u dhashay Somaliland, hadaba maxay u sheegi waayeen markii hore, ee ay ugu fir-ka-naxeen markii Mudane Cabdilaahi Cirro uu ku qarxiyey miinadda horteed, saw kiis iska waal ma aha, oo beentooddii lugta lama soo qaban. Waxa kulmiye hore ugu soo caano maalay, oo uu kursiga ku fuulay waa beentaa iyo wax la mid ah, imakana wuxu waddaa wixii uu hore u eeday, oo uu rabaa in uu kugu soo xero geliyo ee sidaa ula socdda.
Qore:- Cabdi Shootali
Manchester
How to make the green revolution a reality in Africa
Jennifer Blanke is the Vice-President, Agriculture, Human and Social Development at the African Development Bank (AfDB).
In this interview, she speaks on the seventh African Green Revolution Forum, taking place in Abidjan, Côte d’Ivoire, from 4-8 September 2017; how to mitigate the impact of climate change on agriculture; the Bank’s Feed Africa Strategy, and other key issues.
What are the goals of the AGRF-AfDB Partnership?
The African Development Bank’s Feed Africa Strategy is to transform African agriculture over the next decade into a competitive and inclusive agribusiness sector that creates wealth, improves lives and secures the environment. The goals of Feed Africa are to help eliminate extreme poverty in Africa by 2025; end hunger and malnutrition in Africa by 2025; make Africa a net food exporter; and move Africa to the top of export-orientated global value chains where it has comparative advantage.
For its part, the Alliance for a Green Revolution in Africa (AGRA) focuses on catalyzing smallholder farmer productivity to unleash agricultural transformation by using an integrated value chain approach, with an emphasis on staple crops.
AGRF is a multi-stakeholder partnership effort led and coordinated by AGRA. Its primary objective is to foster public-private partnerships and drive sustainable agricultural productivity as a catalyst for enhancing long-term food and nutrition security, and ultimately, broad-based economic growth for Africa. AGRF is thus a vehicle for unlocking the full potential of agriculture as a driver of economic growth and stability for Africa and transforming smallholder farms into productive and profitable businesses.
Both the Bank and AGRA focus on fostering agriculture as a vehicle for inclusive and sustainable economic transformation in Africa, and eradicating poverty and hunger. To this end, since 2010 when the first AGRF was held in Accra, Ghana, the Bank has participated in all of the meetings: Tanzania, Mozambique, Ethiopia, Zambia, Kenya and Cote d’Ivoire.
The AGRF continues to serve as a vital medium for exchange aimed at unlocking the full potential of Africa’s agriculture and agribusiness to help drive growth and standards of living and transform smallholder farms into productive and profitable businesses.
How does the AGRF event align with the African Development Bank’s High 5s?
Since the primary objective of AGRF is to foster public-private partnerships and drive sustainable agricultural productivity, as a catalyst for enhancing long-term food and nutrition security, and ultimately, broad-based economic growth for Africa, there is strong alignment between the Forum and the African Development Bank’s High 5s.
The Bank’s blueprint of operational priority areas, referred to as the High 5s also constitute its vision for African economic transformation. Launched in June 2016, these are to: Light up and Power Africa, Industrialize Africa, Integrate Africa, Feed Africa, and Improve the Quality of Life for the People of Africa. Two of the High 5s- Feed Africa, and Improve the Quality of Life for the People of Africa- are fully aligned with the purpose and activities of the AGRF.
SDG 2 focuses on end hunger, achieve food security and improved nutrition, and promote sustainable agriculture. What are AfDB’s key initiatives in reducing malnutrition on the continent?
Within our High 5s strategy, AfDB is poised to invest significantly more in fighting undernutrition through nutrition-sensitive and nutrition-specific activities across all of its sectors by means of partnerships and direct investments, bringing together both critical sides of the equation: food producers and nutrition experts. Indeed, improved nutrition is an articulated goal of Feed Africa, to end hunger and malnutrition in Africa by 2025.
The Bank’s key flagship initiatives for nutrition include the Grey Matter Infrastructure which consists of Banking on Nutrition (mainstreaming nutrition as a cross cutting issue across the Bank’s portfolio, capacity strengthening of Bank staff, monitoring and evaluation Framework); and Capacity Strengthening in the ECOWAS Region. The Bank is addressing institutional, organizational and human capacity gaps for nutrition in the West African region with a focus on strengthening and harmonizing existing nutrition training modules, developing a skilled workforce for nutrition, and creating a network of nutrition training institutions and/or center of excellence for nutrition in the region
We also have the African Leaders for Nutrition (ALN) initiative which leverages high-level membership to increase the visibility of nutrition, strengthen political will and encourage policy and financial commitments and spark investment and progress on nutrition goals such as the Comprehensive Africa Agriculture Development Program (CAADP) /Malabo targets and the SDG 2. This includes the dissemination of an updated economic case for cost effective nutrition interventions, proposal of evidence-based policies and programs and the development of an accountability scorecard to track progress towards Malabo & World Health Assembly nutrition targets.
AGRF 2017 will focus on Accelerating Africa’s Path to Prosperity: Growing Economies and Jobs through African Agriculture. How does this align with AfDB’s initiatives?
As we are all aware, there is a dearth of jobs for the many young Africans coming into the job market. By some estimates, there are only 3 million formal jobs awaiting more than 12 million young people who join Africa’s workforce each year. Yet they represent a massive opportunity for Africa’s economies if their talents are harnessed. The goal of AfDB’s wider Jobs for Youth in Africa Strategy is to create 25 million Jobs and equipping 50 million youth in the ten years leading up to 2025.
This is being achieved through various channels. For example, the Bank is equipping itself and its Regional Member Countries to become engines of job creation, ensuring that all projects we finance have a job creation or vocational training component. In addition, the Bank is assessing, incubating, implementing, and scaling up promising solutions, as well as catalyzing private sector investment for job creation.
Within the agricultural sector, AfDB has approached the continental youth unemployment challenges through the Empowering Novel Agri-Business-Led Employment (ENABLE Youth) model by designing a program to empower young graduates at each stage of agribusiness value chains. It develops ‘agripreneurs’ by harnessing new skills, technologies and financing approaches so that young people can establish viable and profitable agribusinesses, creating jobs and income for themselves and others.
Is the green revolution really possible in Africa?
The Green Revolution is absolutely possible in Africa. India has shown what can happen in a relatively short period of time. But it has not happened yet given a number of well-known constraints: the lack of decent roads, storage, extension capacity, and finance to name but a few. But when governments and companies invest in agriculture, dramatic gains are possible. Just look at what has happened in Ethiopia (floriculture), Kenya (horticulture), Nigeria (e-wallet and efficient input distribution system), Rwanda (various crops), among others. For the green revolution to happen in Africa, there is an urgent necessity to increase productivity and to move up the value chain into processed foods. Africa cannot feed itself while getting only a quarter of its potential yields and without processing what it grows.
To what level is climate change a threat to the green revolution in Africa, and what measures can mitigate any possible threat?
Climate change is a fundamental threat for Africa. Given its susceptibility to the effects of climate change and other extreme weather events, African agriculture must be developed to simultaneously address three intertwined challenges: ensuring food security through increased productivity and income, adapting to climate change and contributing to climate change mitigation. Addressing these challenges will require radical changes in our food systems. It was precisely to articulate these changes that FAO forged the concept of Climate Smart Agriculture, as a way forward for food security in a changing climate.
The goal is to improve food security, help communities adapt to climate change and contribute to climate change mitigation by adopting appropriate practices, develop enabling policies and institutions and mobilizing needed finances.
For Africa to reap the potential benefits, multiple actions must be taken. This ranges from improving our evidence base underpinning strategic choices, promoting the adoption by farmers of appropriate technologies, creating supportive policy frameworks and public investments and developing and implementing effective risk-
Hereri iyo Tanzaniya Qaybtii 3’aad hor dhac daawo
Daawo:Oohinta & Farxada Raila Odinga markii uu ku guulaystay Dacwadii uu…
Daawo:Sidii Burco looga ciiday
Daawo:Sheekh Adan Siiro oo Fariimo culculus u diray Komishanka Doorashooyinka Somaliland
Warbixin:Halka Qadiyadii & Nabadeyntii Ceel-afweyn Marayso
Maanta iyo sidii looga ciiday magaalada Ceerigaabo
Abdirashiid Xasan Mataan oo lagaga baxay lacagtii loogu balan qaaday iyo muraara dilaaca haysta iyo ku dheel dheelka xukumadda iyo xisbigeeda Kulmiye
Borama,(Qaran-news)- Siyaasi Abdirashiid Xasan Mataan oo ka tirsanaan jiray isla markaasina u kala danbeeyay xisbiyada UCID, Waddani iyo xisbigii hawada ka baxay ee UDUB, ayaa dhawaan markii uu ku soo biiraayaayay xisbiga talada haya ee Kulmiye waxa uu ku doorasaday xisbigii uu ka tirsanaan jiray ee Waddani in la siiyo lacag ku dhow 3 boqol oo kun oo doolar taasi oo aakhirkii xisbiga Kulmiye iyo xukumadduba ogolaadeen lakiin shuruud looga dhigay in uu qabto xafladda uu kaga baxaayo xisbiga Waddani isla markaasina uu muujiyo in uu ku biiray xisbiga Kulmiye oo aan taageero badan ku lahayn gobolka Awdal gaar ahaan magaalada Borama.
Wadado hadalo mudo qaatay waxa siyaasi Cabdirashiid Xasan Mataan iyo xukumadda iyo xisbigeeda Kulmiye isku afgarteen in 30kun oo doolar loo sii qadimo oo uu xaflada ku qabsado isla markaasina uu soo kaxaysto xubno taageersan oo laga daawado shaashadaha, intaasi marka ay qabsoontana la siin doono lacagta inta u baaqiga ah oo dhan 270kun oo doolar.
Hadaba tan iyo todobaadkii ina soo dhaafay waxa uu Cabdirashiid ku mashquulsnaa sidii uu u heli lahaa lacagtii loogu balan qaaday ee baaqiga ahayd taasi oo haba yaraatee la isku tuur tuuray aakhirkiina loo aamusay loona sheegay in uu xisbiga Kulmiye wax ka dhiso oo uu dhexda u xidho sidii uu xisbigu u soo bixi lahaa hadana aan la ahaynin wax lacag oo deg deg ah ee u sugo marka uu xisbigu soo baxo oo la siin doono xil culus iyo aduunka iyo wax ka maqanba, arintaasi oo u cunami wayday Cabdirashiid Xasan Mataan ayaa noqotay mid uu xejisan kari waayay isla markaasina uu goobo badan kaga nacdalaayay xukumadda iyo xisbigeedaba, waxna xubno sar sare oo ka tirsan xukumadda Kulmiye ay sheegayaan in Abdirashiid uu ku qasabanyahay xiligani in uu xisbiga Kulmiye taageero aduun iyo aduun laanba taasina waa siyaasada dhabta ah ee laga lahaa Abdirashiid Xasan Mataan oo maanta ay leexadu sidato, taasi oo ay hore uga soo hor jeedsadeen dhalinyarada iyo odayaasha beesha uu ka soo jeedo waxana uu u eegyahay nin dhanwalba seegay inkasta oo uu ku khasbanaan doono sidii ay ugu taliyaan xisbiga Kulmiye
20 Western envoys welcome Supreme Court ruling call for fair……
Daawo:Safiirka Somalia u fadhiya Nairobi oo ay Khatar galiyeen Dad gadoodsan+Sirdoonka Kenya oo badbaadiyey…