Mayorka Berbera oo duray,kuna gacan-saydhay oo Wareegtadii….
Barnaamij Xasaasiya:Maxaa lagu xasuusan doonaa Xukumada Kornayl Muuse Biixi
Siyaasi shaaciyey in Xukumada Kornayl Muuse Biixi magacaabay dhinac ka raran tahay,Cali Khaliifna Dhegaha ka furaystay
Sababta Farmaajo xilka Wasiirka Ganacsiga ugu magaacbay waqtigan Maareeye oo ka soo jeeda Somaliland
Beeshii ugu horeysay ee Isbahaysiga Jeegaanta ee Luuqad adag kula hadasha Kornayl Muse bixi tan & intii uu xilka Madaxtooyada la wareegay
Bile Rafle Guuleed oo maanta ay siyaasiyiin iyo hogaamiye dhaqameed ka soo jeeda bariga Sanaag qado sharaf ugu samysay magaalada Hargeysa Daawo
Hablo Somali ah oo lagu haysto Liibiya kufsi iyo jidh dil loo gaystay fariin ay u soo dirayaan tahriibayaasha soo socda
Nidaam hagbadaysan oo halgamaysan
waxan ognahay Somliland marxaladuu soo maray midwalba waayaheega iyo wakhtigeeda lahaa.
wakhtii kala guurka dagaalkii 1977 kii somali ku jabtay iyo dhibtii ciidankii jabay geystay,
iyo xasuuqii somaaliland ka dhacay ee naf iyo maal lahaa gaar ahaan ku habsaday caasimadaha
somaliland Hargeisa, Burco dhaliyey qax iyo gabood fal weyen.iyo kacdoon jabhadeed SNM.
Bacda muruur saman wakhti ka dib la tuuray xukunkii oo marxuum caydiid ka caydhiyey muqdisho
naafayentii SNM ka dib.1991 kii snm xasuuq ba,an bay ka geysatay gobolka AWDAL iyadoo xasuuq naf iyo maal le
u gaysatay MAGAALOOYINKA WAAWEYEN ee Awdal Sida Dilla iyo Borama taas oo dhashay qax iyo barakac ku dhacay dadkii reer Awdal xasuuqii jabhada SNM uga qaaxay Awbare iyo DHarwanaaje kilinka 5aad ee somaliya ee Ethiopia .waa taariikh aan dafir lahayen ku suntan jabhada SNM oo dad shacab ah xaaqday magaalooyin burburiyey siiba magaalada DILLA.waxay jabhadu sii waday cadaawadii AWDAL dad ganacsato ah iyo maacalimiin jidka Dilla iyo kalabayedh ee QOOLKA ka qafaashay afar maclimmin ah iyo ganacsato ku laayey
buuraha gabiley hoosteeda waqooyi.SEMAAL baa ku xigtay oo dad hurda la la laayey.
in ka mida SNM hawshaa cadaawadeed way wadaan weli ee ogaada. xuskii qoolku waa feberuary ha loo diyaar garoobo.
waxay u muuqataa heshiiskii BORAMA SHEKH ALI JAWHAR SECONDARY SCHOOL SOMALIAND CONVENTION
EE 1993 GII marxuum EX MADAX CIGAAL lagu doortay ee MUDANE EX MADAX RIYAALE hirgeliyeen in
uu geba geboobay albaabada loo laabbay waxa lagu bedelay nidaam hagbad ah waa qayeb SNM GAAR U LEEDAHAY.
SNM tii dhabta ahayed qoriga wey dhigtay dibad iyo gudo waa nabadoono ee waa hagbad snmaysan oo mustaqbalkii
midnimadii iyo halgankii siyaasadeed ee dalku dawladnimo ku hananlahaa mija xaabiyey afduubay u bedelay DUAL SNM MONOPOLY.
waxa salaan mudan ragii ka midho dhaliyey halganka ee xukunka shacabka gacmahooga ku soo celiyey
tusaale gaaban IBRAHIM DHEGAWEYENE, CABDIRAXMAN AW CALI, AHMED MIRE, JAWAAN iyo qaar kaloo badan
ragaas oo raba somaliland oo midaysan loo simanyahay min darif ilaa darif lakala sedbursan dheef dhuuni dhib
iyo xilqabadba.
SOMALILAND XAALADAN HAGBADEED SNMAYSAN HADAAN WAX LAGA BEDELIN SOMAILAND 27 SANO HALKAY JOOGTAY BAY DIB UGU MAJIIRANAYSAA.
HAFEEF.
======.
SNM waa qayeb ka mid ah inta sita sida xun u isticmaalaysa WADANIGA SNM SAXA IHI kuma jiro.
somaliland waxay maraysaa marxald adag looma baahna mantaa ANAA KADIDAYDA U SOO CABAY.
somaliland waxa horyaala halkan kulul oo DAGAAL SIYAAASI AH taas waxa lagaga midho dhalinkaraa
midnimo somaliland, cadaalad, sinaan iyo qarannimo maya snm nimo.
ma kulmiyaa mise waa SNM.
DALKA WAXA QABSADAY SNM WAXA KA MARKHAATI KACAY SIYAASI BOOBE YUSUF DUCAAE.
Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Shekeyay Kalintii Marxum Ibrahim Maygaag Samatar Ee Dib U Dhiskii S/land
youtu.be
Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Sheekeyay Kaalintii Marxum Ibrahim Maygaag Samatar Ee Dib U Dhiskii S/land
XAQ U DIRIR
MUSA AW HASSAN LODOON
AWDALI DUBAI.
Masuul ka tirsan xisbiga Waddani oo soo dhaweeyay dhulka Berbera ee ay xukumadda xayirtay
Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Waddani Cismaan Afgaab Nuur, ayaa soo dhaweeyey dhulka raasiga ee Madaxweynuhu amarka ka soo saaray, waxaanu ku taliyey in hantida qaranka ee ay umaddu wada leedahay ee sifo sharci daro ah lagu bixiyey in dib loogu soo celiyo gacanta Dawladda,
Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Waddani Cismaan Afgaab Nuur, oo u waramay Wargeyska Geeska Afrika ayaa sidoo kale ka hadlay Wasiirka Qorsheynta Somaliya ee dalka yimid iyo Maamulka Hawada Somaliland ee Somaliya lagu wareejiyey, waxaanu ugu horeyn hadalkiisi ku bilaabay“Todobadii sanno iyo badhkii ay Xukuumaddii hore Kulmiye ina xukumaysay ayaa keenay inay Wasiiradda Somaliya iska tamashleeyaan dalkeena, oo masuuliyiin badan oo Somaliya ahi dalka yimadaan, oo siday doonaan dalka iskaga dhex qaadan, una socdaan, oo marba in halbawle muhiim ah oo qaranku leeyahay marba lala wareego, sida maamulka hawada Somaliland iyo heshiisyadii baadilka ahaa ee ay soo camcamiyeen, doc faruurna wey ku sameeyeen Somaliland, Xukuumaddii hore taladda dalka iyada ayaa hogaaminaysay, oo masuuliyadda iyada ayaa qaadanaysa taariikh ahaan, laakiin dhammaan Xukuumaddaha Kulmiye ee kala dambeeyey, ama tan ha noqoto ama tii hore ha noqotee, waa hawl ay ka siman yihiin, waayo Xisbiga Kulmiye goob joog buu ka ahaa Madaxweynaha hadda”.
Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Waddani mar uu ka hadlaayey Raasiga Dekadda Berbera ayaa yidhi “Waanu soo dhaweeynaynaa meel kasta oo muhiim ah oo dalkani leeyahay, oo sifo sharci daro ah ku baxay in la soo celiyo, waana talaabo wanaagsan in Raasiga la soo caliyo, laakiin waxa jirta in Raasigu ka mid yahay bugcada dhulka muhiimka ah, ee qaranku leeyahay, ee berbera ku teedsan, ee xeebta ku teedsan, ee Berbera ee lala wareegay, in wixii manfac dalka u lahaa ee dadka ka dhexeeyey wey balaadhan yihiin ee dhammaan ha loo soo caliyo, wixii Dekadda hareeraheeda laga bixiyey, iyo hantida kale ee la bixiyeyba, hantida qaranka ee Shirkado iyo dad gaar ah la siiyey, ee sifo sharci daro ah lagu bixiyey baadhitaan lagu sameeyo, qarankana gacantiisa ha lagu soo celiyo”
Waa kuma cadawaga koowaad ee dadka ka horjooga Quraanka?
Assalamu Calaykum
Barmaamijkii kan ka horeeyay waxa aan ku sheegnay in ay jiraan cudurdaaro wahmiya oo uu ku andacooodo qofka Muslimka (een xidhiidhka la lahayn Quraanku) in ay ka horjoogaan xidhiidh wanaagsan oo uu la yeesho Quraanka. Xaqiiqdu waxa ay tahay waxa kaa horjooga ma aha cudurdaaradaas wahmiga ah ee waxa kaa horjoogaa waa cadawgaaga kowaad ee aad leedahay. Waa kuma cadowgaasi?
Mahadsanid
—
Said Ali Ahmed
Ottawa
Oday Dhaqameedka Beelaha Bariga Burco oo ka jawaabay Hadalo xanaf & Xajiin badan oo ka soo yeedhay Dhigooda….
Oday Dhaqameedka Beelaha Bariga Burco oo ka jawaabay Hadalo xanaf & Xajiin badan oo ka soo yeedhay….
Qaabkii Kornayl Muse Biixi Dalka uga dhoofay+cida ku wehelisay safarkiisa+warbaahinta oo..
Waxa Kornaylka Safarkiisa ku wehelinaayey Xubnahan:-
1. Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Sacad Cali Shire
2. Wasiirka waxbarashada iyo Sayniska Yaasiin X Maxamuud Xiir (Faratoon)
3. Wasiirka Caddaalada, Md. Cabdiqani Maxamuud Cateeye
4. Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal Imaan
5. Taliyaha Ciidanka Badda Somaliland Cabdi Xirsi Ducaale
Xoggo ku saabsan Safarka Farmaajo ee Puntland & Degmooyinka Gobolka Sanaag Qaarkood oo Sawiradiisa lagu xardhay
Xoggo ku saabsan Safarka Farmaajo ee Puntland & Degmooyinka Gobolka Sanaag Qaarkood oo Sawiradiisa lagu xardhay

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa safarkiisii ugu horeyay ee tan iyo markii uu madaxweynaha noqday Maalinta Bari oo Axad ah ku tagaya Magaalada Garoowe.
Qaban qaabo balaadhan oo lagu soo dhoweeynayo Farmaajo ayaa laga dareemayaa Magaalada Garoowe ee Caasimada Maamulka Puntland.
Madaxweyne Farmaajo ayaa sidoo kale waxa uu u safri doonaa Magaalada Qardho halkaasi uu kula kulmi doono Boqorka Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse.
Madaxweynaha ayaa sida qorshahu yahay waxa uu safarkiisa ku soo gaba gabeeyn doono Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland.
Qaban qaabada Soo dhoweynta Farmaajo ayaa si aad ah looga dareemayaa Deegaanada Puntland waxaana sawirkiisa lagu xardhay magaalooyinka Puntland oo ay ku jiraan Degaano ka tirsan Gobolka Sanaag oo aan ka xusi karno Degmooyinka Dhahar,Hadaaftimo,Laasqoray & Badhan oo uu hayb ahaan ka soo jeedo wasiirka Gaashandhiga ee Somaliland Ciise xawaar.
Xildhibaan Baar Siciid oo ka hadashay wasiirka ka socda Somaliya ee yimid bariga Sanaag kuna sababysay wax qabad laanta xukumaddaha Kulmiye ee kala danbeeyay
Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland waxa kusoo badanaya meherada laga cuno cuntooyinka waddaniga. iyadoo …….
Farmaajo oo Garoowe u soo diray Ciidamo khaasa & Hawlgaladay fulinayaan….
Sucuudiga Oo Maanta Xidhay 11 Amiir
Sucuudiga Oo Maanta Xidhay 11 Dhaxal Suge
Wararka ka imanaya Dalka Sucuudiga waxaa ay sheegayaan in maanta oo sabti ah xasbiga la dhigay 11 Dhaxal suge kaddib markii ay gadood ka keeneen hanaanka isbeddelka dhaqaalaha dalkaas.
Dhaxal sugayaasha ayaa waxaa ay cabasho ka dhigayeen dib u habeynta dhaqaalaha oo saameyn taban ku yeelaneysa ganacsigooda.
Waxyaabaha ay ka gedoodeen waxaa ka mid ah canshuurka la saaro dulsaarka,in dowladdu joojiso lacagaha kharashaadka ah ee ay ka qaadeyso dadka adeegsada biyaha iyo Korontada Dowladda iyo waxyaabaha la midka ah.
Sida uu qoray Website-ka Sabq, Amiirradan ka tirsan boqortooyada Sucuudiga ayaa lagu xidhay Xabsiga Ha’ir ee koofurta Magaalada Riyaadh.
Xabsigan waa mid aad loo ilaaliyo,waxaana sidoo kale horay loogu xir xiray ganacsato,dhaxalsugayaal,wasiirro iyo maalqabeenno kale oo dhaxalsugaha Sucuudiga Maxamed Bin Salmaan uu musuqa ku bartilmaameedsanayay.
Maanta oo sabti ah wareegto ka soo baxday xafiiska Boqorka Sucuudiga, boqor Salmaan; waxaa uu ku sheegay in qof kasta oo ka mid ah shaqaalaha dowladda uu bil kasta qaadanayo $267 doollar oo gunno ah,halka Milatariga Sucuudiga ee howlgalka uga jira Yemen ay bishii qaadan doonaan $1,000 doollar oo gunno ah,waxaana ay ka billaabaneysaa sanadka soo socda ee 2019ka.
Heerka shaqo la’aanta Sucuudiga ayaa gaaray 12%,waxaana dowladda oo markii hore ku tiirsaneyd shidaalka ay hadda dooneysaa in ay u wareegto ilo kale oo dhaqaalaha laga sameyn karo sida dalxiiska iyo maalgashiga dibadda
Eleven Saudi princes detained following protest over utility bills
Saudi Arabian authorities have detained 11 princes after they gathered at a royal palace in Riyadh in a rare protest against the government suspending payment of their utility bills, the public prosecutor said on Saturday.
Saudi Arabia, the world’s top oil exporter, has introduced reforms that include reducing energy subsidies, introducing value-added tax and cutting some perks to royal family members to try to cope with a drop in crude prices that has caused a budget deficit estimated at 195 billion riyals ($52 billion) in 2018.
The princes had gathered on Thursday at Qasr al-Hokm palace demanding the cancellation of a recent decree that halted state payment of water and electricity bills for royal family members and seeking compensation for a death sentence implemented in 2016 against one of their cousins, Prince Turki bin Saud al-Kabeer.
“Despite being informed that their demands are not lawful, the 11 princes refused to leave the area, disrupting public peace and order. Members of a security services stepped in to restore order and the princes were arrested,” the public prosecutor’s statement said, without identifying the princes.
“Following their arrest, they have been charged on a number of counts in relation to these offences. They are detained at Al-Hayer prison south of the capital pending their trial.”
News website Sabq earlier identified the leader of the group of princes by the initials S.A.S. The Saud al-Kabeer branch of the House of Saud descend from a cousin of late King Abdulaziz, who founded the modern kingdom.
The meteoric rise of 32-year-old Crown Prince Mohammed bin Salman, the king’s favored son, and his ambitious, sometimes aggressive, policies have caused rare tensions within the royal family, which for decades favored rule by consensus.
Dozens of prices, high officials and senior businessmen were rounded up in November in a crackdown on graft that has boosted Prince Mohammed’s power.
They have been held at the five-star Ritz-Carlton hotel in Riyadh while government officials negotiate financial settlements, asking them to hand over assets and cash in return for their freedom.
The round-up followed a meticulously planned palace coup in June through which Prince Mohammed ousted his elder cousin Prince Mohammed bin Nayef as heir to the throne.
Farqiga Meeqaamka Baratakoolkii Madaxweyne Geelle ku soo dhaweeyay Siilanyo Jabuuti 2010-kii & Kornayl Muuse Biixi 2018’ka Labo Kala haaba daawo
Muqaal kooban Safarkii Farmaajo oo bilaabmay & Ciduu la kulmi doono oo la baahiyey
Dawlada Somalia oo war muhiima ka soo saartay Xajka 2018-ka & Xamladaha ka ganacsada Xujaajta+Sababaha kelifay
Somaliya oo war Cusub ka soo saartay Xajka 2018-ka & Xamladaha ka shaqeysta Xujaajta

Daabulidda Xujeyda waxa muddo dheer si gaar ah u haystay ganacsato iyo shirkado diyaaradeed oo kooban.
Shirkadda Duulimaadka ee Jubba oo saami weyn ku leeyaha xildhibaan Siciid Nuur Gariish; ayaa kamid ah diyaaradaa sida gaarka ah uga shaqeynayey howsha daabulidda xujeyda iyada oo ay jiraan shirkado diyaaradeed oo yar oo la wadaagayey howsha daabulidda xujeyda.
Warbixin ku saabsan Qiimaha xajka iyo habka ay xujeydu ugu safraan una helaann deegaan oo la soo saaray sanadkii 2017; ayaa muujisay in xajku uu qiime ahaan aad u yahay qaali, islamarkaana aanay xujeydu helin adeeg iyo deegana fiican oo ku habboon xujeyda, sidaas awgeed waxa laga yaabaa in ay tani sahasho wax ka beddel ku yimaada safarka xajka ee xujeyda Soomalaiyeed.