Milicsiga Hal-Ku-Dhegyada Xusuusta Reebay Ee Madaxweyne Daahir Rayaale Iyo...
Milicsiga Hal-Ku-Dhegyada Xusuusta Reebay Ee Madaxweyne Daahir Rayaale Iyo Marxalada Maanta Hargeisa-(Qaran-news)-Khudbadihii uu Madaxweynihii hore ee Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, jeedin...
View ArticleXoogaga Al-shabaab oo soo riday markii u horeysay Taariikhda Diyaarad nooca...
Xoogaga Al-shabaab oo soo riday markii u horeysay Taariikhda Diyaarad nooca wax basaasa ah (Drone) oo reer Galbeedku leeyihiin. Buulo-mareer-(Qaran-news)-Diyaarad yar oo nooca la hago ama Drones-ska...
View ArticleKhayraadka Dabiiciga Ee Afrika Waxa Uu Kor U Qaadi Karaa Isbadal Dhaqaale UN...
Afrika waa inay boodhka ka jaftaa Khayraadkeeda dabiiciga ah ee Wax Soo Saarka Beeraha, Macdan Qodida iyo Khayraadka Tamarta si ay u kordhiso koboc dhaqaale, sidaasi waxa lagu sheegay Warbixin ka soo...
View ArticleOgaysiis: Xaflada soo dhawaynta gudoomiyaha xisbiga Kulmiye ee Seattle WA
Waxaa Dhamaan la ogaysiinayaa Jaaliyada Reer Somaliland ee Ku nool Gobolka Washington. In Gudoomiyaha xisbiga kulmiya Muj. Muuse Biixi Cabdi. Uu imanayo Magaalada Seattle, WA Halkaasna uu Kula Kulmi...
View ArticleXoolaheenu waa laf’dhabarta dhaqaalaheena
Bulshada reer Somaliland xoogoodu waxa ay ku nool yihiin miyiga waana xoola dhaqato reer guuraaya (nomadic pastoral) ama beeralay xool dhaqato ah ( agro pastoral), waxaynu ognahay in dhaqaalaha...
View ArticleHargeisa club to re-open with extended pub and dance hall
Our sources from Hargeisa have reported that the old Hageisa officers club is soon to be re-opened with a pub – spirits and beer sales counters with a dance stage . The club has originally been built...
View ArticleWasiirka A.Debeda S/land oo ka qeyb galay shir Somaliya uga socda Nairobi oo...
Wasiirka Arimaha Debeda Somaliland oo maanta ka qeyb galay shirka dibudhiska iyo Maalgashiga Somaliya ee ka socda Nairobi oo uu gudoominaayey Wasiirka Maaliyada Somaliya! Nairobi-(Qaran-news)-Wasiirka...
View ArticleLa jiifiyaana Banaan la joojiyaana Banaan
Waxaa kasoo wareegatay mudo 13 Casho markii dhamaan umada reer Somaliland meelwalba aynu joogno u dabaal degeynay qadiyada gooni isu taaga Somaliland, Waxaa taa dheer wax ay ahayd 7 may markii aynu ka...
View ArticleSawirka Todobaadka: Wasiirka arimaha dibada ee Somaliland iyo calanka Somaliya
Sawirkani waa wasiirka arimaha dibada ee Somaliland Dr Maxamed C/lahi Cumar oo aad aragtid in uu ka qayb qaadanaayo shir ay xukumadda Somaliya ku marti qaaday ganacsatada caalmka oo ka dhacay dalka...
View ArticleXildhibaan toogasho ku dilay Qof shiciba+Mawduuca ugu hadal haynta badan...
Xildhibaan toogasho ku dilay Qof shiciba+Mawduuca ugu hadal haynta badan Hargeysa Maanta! Hargeisa-(Qaran-news)-Xildhibaan ka tirsan Golaha Degaanka Hargeysa ayaa xalay saqdii dhexe toogasho ku dilay...
View ArticleMa anigaan wax dhaadayn! By Boobe
Ma anigaan wax dhaadayn! “Miyaan dheelalaysnahay, Mise waan dhadhabayaa, Dhammaan guulahaygii, Riyo iyo ma dholol baa, Ma dhibaad nin bixiyaa, Ma runtaan dhacdo ahayn, Dhagax-tuur ma been baa,...
View ArticleQaabka Deegamaynta Berbera Oo Noqday Mid Casri Ah, Guulwade Cali Xoor Xoor Oo...
Qaabka Deegamaynta Berbera Oo Noqday Mid Casri Ah, Guulwade Cali Xoor Xoor Oo Gacantiisa Ku Bireeyay Saaxil+Dhalintii Oo Tahriib Miiciinsatay. Waxaan indhaha laga qarsan kariin dhawaaqa shacaabka...
View ArticleAxmed Mire: Taariikhda 25 guuradii Duulaankii Burco lagu galay
25 sanadood ka hor ayay ahayd markii ay Mujaahidiintii SNM haleeleen Guushii ugu horeysay ee dib u xoraynta wadanka, ka dib markii Xoogagii ururku 27 Bishan May ee sanadkii 1988 o ku beegnayd doraad...
View ArticleWasaarada Daakhiliga Iyo Dawladda Hoose Ee Hargeysa Oo Isku Khilaafsan...
Hargeysa(Qaran news)- Wasiirka arimaha gudaha Md.Maxamed Nuur Caraale (Duur ), ayaa meesha ka saaray in ardayda fasalda afaraad ee dugsiga sare iyo jaamacadaha lagu qasbi doono taysarooyinka dawlada...
View ArticleIngiriisku Meesha Uu Awr Marinaayo Irbadbuu ku dayaa qormadii 12′aad
Ingiriisku Meesha Uu Awr Marinaayo Irbadbuu ku dayaa ,Siilaanyo-na Deegaamaynta Berbera Waxay La Gashay Masaajidkii Dekeda. Qormadii 12′aad: Durduro geelbaa ku jabay damaacina waa xun yahay dantuna...
View ArticleMaxaad kala socotaa shaabuuga cusub ee Beesha Ciidagale
Maxaad kala socotaa shaabuuga cusub ee Beesha Ciidagale Waxaan akhristayaasha sharaf leh la wadaagi lahaa arin ku cusub dhaqanka iyo milgaha reer Somaliland oo ah cunsurinimada uu wasiirka wasaarada...
View ArticleSheeko Kale Keen: Kaatunkii Boqorka Prof. Cabdisalaam Yaasiin
Sheeko Kale Keen: Kaatunkii Boqorka Prof. Cabdisalaam Yaasiin Boqor baa inankiisii kaatun uu lahaa siiyay. Kaatunkii ayaa inankii ka lumay. Isaga oo ka xun kaatunkii aabihii lahaa ee uu siiyay,...
View ArticleSaraakiil Ka Tirsan Wasaaradda Maaliyadda Burco Oo Xabsiga Loo Taxaabay .
Saraakiil Ka Tirsan Wasaaradda Maaliyadda Burco Oo Xabsiga Loo Taxaabay . Burco-(Qaran-news)-Wasaaradda Maaliyadda Burco ee xarunta gobolka Togdheer ,gaar’ahaan Cashuuraha bariga ayaa dakhigeedii...
View ArticleXukuumada Siilaanyo iyo ka qayb-galka Shirka Nairobi wuxuu ka dhigan yahay:...
7dii Bishan May ee haatan sii galbanaysa waxaa Magaalada London lagu qabtay shir caalami ah oo dhaqaale iyo maalgashi loogu raadinayay Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya. Shirkaasoo ay wada hagayeen...
View ArticleSomaliland Iyo Qar-qarsiguu Qabiilku Baday?
Somaliland Iyo Qar-qarsiguu Qabiilku Baday? Waxaa hubaala in mushkiladda maanta mergiyada jartay somaalida saldhigeedu yahay salaw qabiil iyo sedbursi doon. aragti ahaan waxaa bulshada caalamku iyo...
View Article