Somaliland government treats with our people like animals in a zoo that…..
Somaliland government treats with our people like animals in a zoo that have no rights, rule the country like the law of the jungle that, the strong eats the weak, & injustices speaks louder than...
View ArticleMuse Biixi waa tabtii badhsaabkii Burco ee abaartii daba-dheer odhan jiray...
Abaartii daba-dheer ee 1974 ayaa Burco loo soo bedelay Badhasaab ka soo jeeda Majeer-teeniya. Dabeed iyadoo gobolka togdheer xoolihi abaari ka leeftay oo dadku dhimasho ku dhowyay ayuu isaguna daawan...
View ArticleDaawo:Xildhibaanada Kulmiye ugu jira Barlamaanka Somaliland oo ganafka ku...
Daawo:Xildhibaanada Kulmiye ugu jira Barlamaanka Somaliland oo ganafka ku dhuftay ansixinta Gobolnimada Gabiley & ….
View ArticleWasiir Ina Xaashow Siddaas baa Kuudambaysa !!!!
Wasiir Ina Xaashow Siddaas baa Kuudambaysa !!!! Nin Caqli badan ayaa waxaa la waydiiyey Caaqiloow Doqon ka waran?, wuxuu yidhi” yaanay kulla dhalan”. Waxaa laggu yidhi hadday kula dhalatay ka...
View ArticleDareen Ciddaad Tahay
Adduunka dadkii soo maray iyo kuwa soo mari doonaba ma jiro qof adiga oo kale ahi. Ma jiro qof isku mid aad ka tihiin khibradda, hibada, aragtida, saaxiibada, ehelka, jaaniska, da’da iyo caqligaba. Qof...
View ArticleBoobkii Kheyraadka Dabiiciga ah ee JSL oo dib ubilaabmay iyada oon shacabka...
Shirkadaha shidaalka ka baadha JSL oo gaadhaya ilaa 12 shirkadood ayaa wada haysta Liisamo kala duwan oo aan sharciga la soo marin. Waxaana ay degaano badan oo daaqsinta xoolaha ku wanaagsanaa ay...
View ArticleGuusha Somaliland VS Godka Guul Darada Somaliland
GUUSHA SOMALILAND VS GODKA GUUL DARAD SOMALILAND. WAXAN SHACABKA SOMALILAND U RAJEYNAYAA BASH BASH BARWAAQO NABAD IYO CAANO. ALLAHA WEYEN WAXAN KA BARYEYNAA IN ABAARTA INAGA SAARO, RAXMAD, ROOB,...
View ArticleNiyo jabka
Niyo jabku waa qaabka aad dareemaysid farxad la,aan , wer-wer, iyo degonaansho la,aanba. Waana heerka ay noloshaadu isku bedelayso si dhakhso ah wajigaagana laga dareemayo isbedel nololeed. Haddii aad...
View ArticleMiciyo abeeso hoosta miyey ka xidhiidhsan yihiin?
Miciyo abeeso hoosta miyey ka xidhiidhsan yihiin? Midowga Imaaraadka Carabtu (UAE) waa dal yar marka la eego baaxadda dhul ahaaneed iyo tirada dadkiisaba. Waa waddan carbeed oo ka tirsan dawladaha...
View ArticleSomaliland A De Facto State
In May 1991, Somaliland emerged as a self-declared independent state in the aftermath of the failure and subsequent collapse of Siyad Barre’s Somalia. Although ethnically and linguistically...
View ArticleDaawo:Xoghayaha Guud ee Waddani Uurcade oo si adag uga jawaabay hadalo...
Daawo:Xoghayaha Guud ee Waddani Uurcade oo si adag uga jawaabay hadalo xajiimaysan oo ka soo yeedhay Gudoomiye-xigeenka Kulmiye Maxamed Kaahin
View ArticleHaldoorka beelaha Makaahiil oo maanta ku shiraya magaalada London
Haldoorka beelaha Makaahiil oo maanta ku shiraya magaalada London Maanta oo ay taariikhdu tahay 20/11/16, waxa magaalada London kulan ballaadhan isugu iman doona haldoorka Makaahiil, waxana shirkaa ka...
View ArticleSawirka Todobaadka:Samaale iyo Muuse Biixi iyo socdaalkooda Burco
Sawirkani waa gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi iyo musharax waa C/casiis Samaale oo mudo ku hirdamaayay musharaxnimada madaxweynaha ee xisbiga Kulmiye, waxna ay xiligani maryaan magaalada...
View ArticleMa ogtahay Aminay odeygu ciduu eersadaa adiga iyo Muse weeyaane
Madaxweynaha Somaliland xil baa inaga saaran in laga daayo hagar daamada. Kol hadii oridiisii Amina Weris ay ka adkaan wayday in ay Muse Biixi ku tidhaa waar odeyga in kolba gobol loo waqlqiyo raali...
View Article