dhalinyaradii Reer Berbera Oo Tahriib Miciin Biday.
dhalinyaradii Reer Berbera Oo Tahriib Miciin Biday. badani dhalinyaradii reer berbera ayaa waxa maalin kasta laga soo sheegaa iyaga oo qaar loogu xidh xidhay dalka libya, qaarna ay ku madheen bad...
View ArticleIngiriisku Meesha Uu Awr Marinaayo Irbad buu Ku Dayaa
Ingiriisku Meesha Uu Awr Marinaayo Irbad buu Ku Dayaa Siilaanyo-na Deegaamaynta Berbera Waxay La Gashay Masaajidkii Dekeda. Qormadii 9 aad: Maah Maah Soomaaliyeedbaa jirta oo tidhaahda awr xabilkii...
View ArticleGudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe iyo wafti uu hogaaminayo oo...
Australia;(Qaran news)- Gudoomiyaha Xisbiga Daryeelka iyo Cadaalada Somaliland Mudane Faysal Cali Xuseen iyo wefti uu hogaaminayo ayaa goor dhawayd gaadhay dalka Australia. Halkaasoo Mudane Faysal...
View ArticleWasiir Duur oo qiray in xukumada Siilanyo ee uu wasiirka ka yahay masuul ka...
Wasiir Duur oo qiray in xukumada Siilanyo masuul ka ahayd falkii waxashnimada ahaa ee ciidamada RRdu ku laayeen dad shiciba ,qaar kalena ku dhaawaceen Magaalada Burco Hargeisa-(Qaran-news)-Wasiirka...
View ArticleMaamul Wanaaga iyo Horumarka Dhaqaalaha
Maamul Wanaaga iyo Horumarka Dhaqaalaha Hordhac Dimuqraadiyad macnaheedu waa xukunka dadweynaha. Dabcan marka bulsho muslim ah la yahayna xukunka dadweynaha waxa kasii sareeya xukunka Illaahay. Marka...
View ArticleDabku haduu dhaxamoodo maxaa lagu diiriyaa
Waxaa taas ka dhigan AMNIGA somalilalnd ee wasiirkeedii si aan gabasho lahayn ku qirey masuuliyadiisa iney tahay dilkii badheedhka ahaa ee loo geystey macalinkii qaaligaa ahaa ee BURCO.Ma ka aqoon...
View ArticleBogga Aqalka Cad Oo Lagu Baahiyey Codsi Ah In Maraykanku Ictiraafo Somaliland
Washington (Qaran news)– Iyaddoo loo diyaar-garoobaya xuska 22 guurada Madax-banaanida Somaliland ee ku beegan 18-ka bisha May, ayaa muwaadiniin reer Somaliland ah oo ku dhaqan dalka Maraykanku waxay...
View ArticleQurbajoogtu uma baahna wufud kuso dhoofta caashuurtii masaakinta laga ururiyay
Waxa dhawaan inagu soo fool eh maalintii qiimaha weyn inoo laheyd ee aynu ku dhawaaqney gooni isu taaga somaliland ee qaranimadeena astaanta u aheyd – wa maalinta 18ka May wa maalin mudan dabaaldag,...
View ArticleMadaxweynahii sadexaad ee Jubaland oo lagu dhawaaqey goor dhaweyd!
Madaxweynahii sadexaad ee Jubaland oo lagu dhawaaqey goor dhaweyd! Kismanyo-(Qaran-news)-Cumar Buraale Axmed Oo ah siyaasi Abtiriimo ahaan ka soo jeeda Gobolada Jubooyinka, islamarkaana ahaan jiray...
View ArticleWar saxaafadeed uu saaray Shiikh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah...
War saxaafadeed lagu baahiyey Bogaga internetka oo uu saaray Shiikh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah hogaamiyayaasha waaweyn ee Xarakada Alshabaab. Muqdisho-(Qaran-news)-War saxafadeedka uu soo saaray...
View ArticleQormadii 4′aad ee Sadex-jirsiga Xukuumada Siilaanyo iyo Xusuusintii Xusuusta...
Xukuumad Sidata Doobi Gun’la oo ku-Caan-baxdey Daba-ka-nuug, Daabad-sheydaan,iyo Daan-Wax-uun-cuna!. Waa Xukuumadii Beelaha walaalaha ee Somaliland wada dega kala Dhex-dhigtey Dacar-Qabiil,...
View ArticleReject The Somali Government’s Request For Immunity In The Samantar Case
Hi, I just signed this petition — will you join me? REJECT THE SOMALI GOVERNMENT’S REQUEST FOR IMMUNITY IN THE SAMANTAR CASE. AND LET JUSTICE TAKE ITS COURSE To: Obama administration , United States...
View ArticleThe Somaliland Development Fund (SDF) What it is and How it Works
Note This article is submitted by Somalland Training and Research Centre (Somtrac), a public policy research centre. The author of the article, Dr. Hassan Jama Mohamed, a Public Finance Management...
View ArticleMadaxweyne ku xigeen cusub oo is-maamul goboleedka Jubaland doortay Goor...
Madaxweyne ku xigeen cusub oo is-maamul goboleedka Jubaland doortay Goor dhaweyd!. Kismaanyo-(Qaran-news)-Xoggo Qarannews ka heshay siyaasiyiin ku sugan Kismaanyo oo ay Telefoono kula xidhiidhay ayaa...
View ArticleWaxaa Dhacaysa Dabayshii 1981kii Oo Kale,Sadaashaanu Waxay U Janjeedhaa In...
Waxaa Dhacaysa Dabayshii 1981kii Oo Kale,Sadaashaanu Waxay U Janjeedhaa In Shacabka Somaliland Markale Isku Diyaariyo Dagaal Ay Lagalaan Maamulka Muqdisho ee Somalia. Waxaa isasoo taraya...
View ArticleWiil Ka Tirsan Qoyska Madaxtooyada Oo Ka waramay Caafimaadka M/weyne...
Wiil Ka Tirsan Qoyska Madaxtooyada Oo Ka waramay Caafimaadka M/weyne Siilanyo,faafiyeyna….!. Warar lagu kalsoon yahay oo laga helay shakhsi ka mid ah kuwa guriga madaxweynaha had iyo goor iska...
View ArticleMay 18th is a Remembrance Day.
On May 18th 1991 May 18th is a Remembrance Day. It is not remembering a day as some people do, but it is remembering what the day signifies and the people who made that day different than the other...
View ArticleBurco oo lagu soo rogay Bandoo aan lala qabin iyo Madashii xuska 18 May lagu...
Burco oo lagu soo rogay Bandoo aan lala qabin iyo Madashii xuska 18 May lagu qaban jiray oo loo raray cidhifka Bari ee Burco. Burco-(Qaran-news)-Shir jaraa’id oo aysi wadajira u qabteen Badhasaabka...
View ArticleFighting Maternal Mortality in Somaliland
Fighting Maternal Mortality in Somaliland Being a part of Half the Sky Movement has been an incredible, eye-opening experience that has taught me a lot about myself and has also empowered me to be a...
View ArticleSSE’s statement on the occasion of the 22nd anniversary of Somaliland...
Date : 17/05/2013 REF: SSE/EXT/F033 SSE’s statement on the occasion of the 22nd anniversary of Somaliland independence. Somaliland Society in Europe (SSE), on behalf of its affiliated...
View Article