War Culus:-Mid Kamid Ahaa Mujaahidiintii Waa Weynayd Ee SNM Oo Muddo Laba...
Maxamed Cabdi Yusuf “ Dheereeya” oo kamid ahaa Mujaahidiin Jabhaddii SNM ee usoo dagaalamay dib u xorrayntii Jamhuurida Somaliland , ayaa muddo laba bilood ah si sharciga baal marsan ugu xidhan Xabsiga...
View ArticleHayada WFP oo cabasho ka muujisay Adeegyada Dekeda Berbera+Suurtogalnimada...
Hay’adda cuntada adduunka WFP ayaa warqad rasmi ah oo ay u dirtay wasiirka wasaaradda Qorshaynta isla markaana ay ogeysiin siisay wasiirrada maaliyadda, arrimaha dibadda iyo arrimaha gudaha waxa ay...
View ArticleWasiirka warfaafinta ee Itoobiya oo ka hadlay Ormada Sharci darada ku soo...
Wasiirka warfaafinta Itoobiya ayaa shalay isaga oo saxaafada la hadlaaya wax uu sheegay in ay Somaliland soo bara kicisay Oromo ku dhow 3 kun oo qof kuwaasi oo deganaa Somaliland in mudo ah, iyada oo...
View ArticleWafdigii Musharax Cabdiraxmaan-Cirro Oo Si Xamaasad Leh Loogu Soo Dhaweeyay...
Wafdigii Balaadhnaa ee uu hogaaminayay Musharaxa Madaxweyne ee Xisbigga Mucaaradka ah ee WADDANI, Cabdiraxaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo ay weheliyaan Ku-Xigeenkiisa Ambassador Maxamed Xaaji Cali,...
View ArticleMuniir Axmed Cigaal Oo Si Adag Uga Hadlay Dhul Danguud Ah Oo Wasiirka Hawlaha...
Muniir Axmed Cigaal Oo Si Adag Uga Hadlay Dhul Danguud Ah Oo Wasiirka Hawlaha Guud Baloodhayn Ku Faasaxay Oo La Dhisayo Goob Laga Dukaamaysto (Mall) “Xisbiga Waddani Wax Alaale Wixii Qayrul Sharci Ku...
View ArticleSomaliland: Xildhibaano dhaliilo culus u jeediyay xukumadda
Xildhibaan Xuseen Ismaaciil Yuusuf iyo Xildhibaan Xasan Muuse Hufane, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, ayaa dhaliilo culus u soo jeediyey Xukuumadda iyo Xisbigeeda Kulmiye, waxayna sheegeen...
View ArticleReer Wajaale Oo Soo Dhaweyn Dhul Gariir Ah Ku Qaabilay Waftigii Waddani +...
Reer Wajaale Oo Soo Dhaweyn Dhul Gariir Ah Ku Qaabilay Waftigii Waddani + Musharax Ciro Oo Lug Ku Dhex Maray Wajaale+Sawirro Wafdigii Balaadhnaa ee uu hogaaminayay Musharaxa Madaxweyne ee...
View ArticleDaawo: Sidee Madaxweyne Farmaajo loogu soo dhaweeyay magaalada Jeddah+Sawirro
Sawirro: Sidee Madaxweyne Farmaajo loogu soo dhaweeyay magaalada Jeddah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fadaraalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si...
View ArticleWasiir Cali Mareexan iyo Madaxweyne Siilaanyo waxaan ka Codsanaya inay Il...
Wasiir Cali Mareexan iyo Madaxweyne Siilaanyo waxaan ka Codsanaya inay Il Naxariiseed oo Islaamnimo iyo Masuuliyadeed ku eegan Cabashada Qoyska Reer Saleebaan Bidde, Xisbiyaduna haka Daayan...
View Article