Magacyada dadkii somaliyeed ee lagu laayey Maraykanka iyo sawiro iyo...
Magacyada dadkii somaliyeed ee lagu laayey Maraykanka iyo sawiro iyo faahfaahin dheerada ah oo ku saabsan dilka St. louis-(Qaran-news)-Masiibo ka dhacday dalka Maraykanka Magaalada ST.louis ayaa...
View ArticleHooyo dhashay sadex caruura oo lagu khaarajiyey Hargeisa caawa
Hooyo dhashay sadex caruura oo lagu khaarajiyey Hargeisa caawa Hargeisa-(Qaran-news)-Hooyo dhashay sadex caruur ah ayaa dil toogasho ah lagu dilay Soonaha ama agagaarka Star-Hotel Hargeisa. Hooyadan...
View ArticleXildhibaan ka tirsan Golaha barlamaanka Somaliland oo goor dhaweyd geeriyoodey!
Xildhibaan ka tirsan Golaha barlamaanka Somaliland oo goor dhaweyd geeriyoodey! Hargeisa-(Qaran-news)-Xildhibaan Axmed Maxamed Daahir (Axmed Weyne ) oo ka tirsanaa Golahaa Barlamaanka Somaliland ayaa...
View ArticleMudaharaad balaadhan oo ka dhacay Ceerigaabo iyo wuxuu daaran yahay!.
Mudaharaad balaadhan oo ka dhacay Ceerigaabo iyo wuxuu daaran yahay!. Ceerigaabo-(Qaran-news)- Muddaharaad ballaadhan oo bulshoweynta reer Sanag ku diidan yihiin gobolkooda oo laga reebay tartanka...
View ArticleXirsi iyo morganoow aakhiro xisaab ayaa danbaysa ifkana xishoodku waa sad
Xirsi iyo morganoow aakhiro xisaab ayaa danbaysa ifkana xishoodku waa sad Waxaa manta ayaandaro wayn oo aan lasoo koobi karaynin ah in wasiirka madaxtooyada xirsi cali xaji xasan uu dadka ka soo jeeda...
View ArticleAfrica Progress Panel looks forward to further dialogue with UK government
PRESS RELEASE GENEVA, (Qaran news)15 June 2013 – The Africa Progress Panel congratulates the UK’s Prime Minister David Cameron for his leadership of this year’s G8 meetings, including his speech today...
View ArticleSomaliland: Facing-off with the United Nations
On his first ever visit to this country, Mr. Nicholas Kay; the new SRUSG came to Hargeisa, the capital of the Republic of Somaliland. I think Mr. Kay was lucky to come early in his tenure as the SRUSG...
View ArticleSomaliland has been beaten and betrayed by her own!
Leaders are trusted servants of the people. When they betray that trust they become betrayers. There is a dark empty hole in the heart of the betrayers. They become sinners “Their crime is of such...
View ArticleDavid Cameron pledges G8 action on tax havens
PRESS RELEASE British Prime Minister cites the Africa Progress Panel in call to action GENEVA,(Qaran news)- 15 June 2013 – Citing the APP’s Equity in Extractives report, UK Prime Minister David Cameron...
View ArticleXORRIYADDA FIKIRKA IYO RA’YIGA
XORRIYADDA FIKIRKA IYO RA’YIGA AHMED ADAN CALI ( HAYBE} Akhlaaq bur-burka iyo dabar la’aanta hadalku waxay hoos u dhigaan maqaamka qofku ku leeyahay bulshada, iyada oo la raac-raaco dhaqanka iyo...
View ArticleSiilaanyo Markii Uu Wasiirka Ka ahaa Xukuumadii Cigaal Wuxuu Ka Hinaysi Jiray...
Siilaanyo Markii Uu Wasiirka Ka ahaa Xukuumadii Cigaal Wuxuu Ka Hinaysi Jiray Marka Cigaal Burco Uu Diro Cabdi Aw Daahir iyo C/laahi Maxamed Ducaalle,Maanta Shaqadii Madaxweyne Ku Xigeenka Xirsi-baa...
View ArticleTaariikhda ayaa Xusi Doonta Sida ay Saxaafada Madaxa baanaan ugu Hiiliyeen...
Taariikhda ayaa Xusi Doonta Sida ay Saxaafada Madaxa baanaan ugu Hiiliyeen Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga WADANI,Gudoomiye Ku xigeenka Sadexaad ee UCID iyo Mujaahid Boobe. been ma sheegto taariikhdu,...
View ArticleTalo Ku Socota Marwada Somaliland Aamina Wersi.
Talo Ku Socota Marwada Somaliland Aamina Wersi. tan iyo markii uu madaxweyne siilaanyo ku guuleystay xilka madaxweynenimo ayaa marwada kowaad ee somaliland Aamina Weris waxay samayn balaadhan ku lahayd...
View ArticleKooxo gadoodsan oo Dab sudhay Isguul xukumada Somaliland u qorshaysay...
Buuhoodle-(Qaran-news)-Dugsi ku yaala tuulada DEDAN oo Magaalada buuhoodle u jirta masaafad dhan ilaa 15KM ayaa dadweyne gadoodsan oo ka soo jeeda degaankaasi gubeen. Dugsigan ayaa xoggo Qarannews ka...
View ArticleDurba miyaad Ilowdeen Qormadii 2aad ee taxanaha Boobe ee u hiili Hubaal !.
Qormadii: 2aad Maansadii Dir-sooc ee Ibraahin-gadhle ayaynu ka soo qaadanaynaa tuducyo ay tahay in aynu wax ku qaadanno. Qaybtan aan manta soo qaadanayo, Ibraahin Sheekh Saleebaan, wuxu maalintaa...
View ArticleSt. Louis gunman was immigrant whose demeanor changed after divorce, Somali...
ST. LOUIS — The St. Louis businessman who killed three employees before turning the gun on himself was a Somali immigrant, described by friends as an intelligent man who was quick to reach out to other...
View ArticleColaadda Biyaha Niilka iyo Saamaynta Geeska Afrika (Baadhitaan Saxaafadeed)
Qaybta 1′aad. Armaa Webiga Niilku Ka Engagaa Masar? Cunto-Yarada adduunka Waxaa laga sii digayaa burbur hor leh oo ku soo fool leh Afrika. Dunida waxaa soo wajahay cunto-yaraan. Waxaa cirka isku...
View ArticleDifaaceyaasha Xuquuqda Aadamaha Somaliland Oo u Riyaaqay Go’aankii Xukuumaddu...
Gudida Ilaalada Xuquuqda Aadamiga Somaliland ee (HORNWATCH) ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen Magaaladda Hargeysa waxay si weyn u soo dhaweeyeen go’aankii Madaxweynaha Somaliland uu ku diiday in...
View ArticleShirka beelweynta Sacad Musa waxan uga digaya inan Ajeendayaasha shirka lagu...
Shirka beelweynta Sacad Musa waxan uga digaya inan Ajeendayaasha shirka lagu darin siyaasad waayo beeshu kuma mideysan siyaasad iyo xusbi kaliya toona!. Mudadii 3da sanadood aheyd ee u xisbigan...
View ArticleA radical and innovative program to create 10,000 jobs for young Somalilanders
Desperate situations require radical solutions. In the current situation of all time unemployment and unprecedented number of our youth gambling their future by jumping to Tahreeb in drones, the SL...
View Article