Quantcast
Channel: Qaran News
Browsing all 27666 articles
Browse latest View live

Madax wayne dawladii tayada lahayd ee aad dadka u balan qaaday bilawgii ma...

Waxaa marag madoon ah oo muuqatay saarka iyo jibada qiiro umada qaaday ee uu horkacayay xisbigii umadu u han waynayd ee markii danbe ku ad kaatay qaabkii dawladnimo ku hagi lahaa ay ku soo oodan tay...

View Article


Dawlada Soomaliya oo Beesha Caalamka ka codsanaysa in Somaliland laga dhigo...

Dawlada Soomaliya oo Beesha Caalamka ka codsanaysa in Somaliland laga dhigo Sidooda oo kale     Isma  Ogna Udbihii Bay Aslaysaa, Ismana Oga 1991 kii markii la riday Taliskii digtaatooriga ahaa...

View Article


Sababaha dhiirgeliyey in la abuuro Golaha wadatashiga iyo toosinta

Sababaha dhiirgeliyey in la abuuro Golaha wadatashiga iyo toosinta Golahan waxa uu ku yimid markii ay badatay Dulimiga,Cadaalad la’aanta, Eexda Qaraabakiilkii I.WM ee la waayay meel looga ashkatoodo ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiir ka tirsan Xukumada Siilanyo oo Reer Ceerigaabo u miiseen Abaalgud uu...

Wasiir ka tirsan Xukumada Siilanyo oo Reer Ceerigaabo u miiseen Abaalgud uu ka mutaystay! Ceerigaabo-(Qaran-news)-Wasiirka wasaarada ciyaaraha Somaliland Cali Saciid Raygal oo ka mid ahaa kooxo ka...

View Article

Aqoon Yahan Jaamac Jiir Oo Sidaa Xoolaha Oo Kale Biil Xabsiga Ugu Xidhan...

Soomaalidu waxay ku maah maahdaa rag cadaalad waayay sidii cawsha kala yaac.dadweynaha sharafta leh waxaa waajib ku ah inay ka hadlaan cadaalada oo ay tilmaamaan cadaalad darada sidaa awgeed...

View Article


Golaha Wada Tashiga Iyo Toosinta in Lagu Dhawaaqo Waxa Sabaabay Markii La...

         Golaha Wada Tashiga Iyo Toosinta in Lagu Dhawaaqo Waxa Sabaabay Markii La Arkay Siilaanyo Oo Haya Dariqii  Xabiib Burqiiba ,Taladii Dalkuna Ay U Gacan Gashay Dad Aan La Dooran.   Qormadii 1...

View Article

Darajada Ciidamada Somaliland oo Noqotay Mid Lagu Hungoobay oo Ciidankiina...

Darajada Ciidamada Somaliland oo Noqotay Mid Lagu Hungoobay oo Ciidankiina kale Dhexe Dhigtay Colaad !!!!!   Marka hore waxaan salamayaa dhamaan warbaahinta madaxbanaan iyo dhamaan akhristayaasha ku...

View Article

Madax-dhaqameedka Somaliland Mid-baan Leeyahay ,Waran Cade-na Mid-baan Leeyahay

Madax-dhaqameedka Somaliland Mid-baan Leeyahay ,Waran Cade-na Mid-baan Leeyahay   Marka hore waxaan halkan ka Hambalyaynayaa dhamaan Saxaafadda Madaxa-banaan ee Somaliland ,oo hadh iyo habeen-ba u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mo Farah strikes gold in Moscow

Mo Farah roared to 10,000 metres gold at the World Championships in Moscow, spurred on by the memory of having the title snatched from his grasp last time. The double Olympic champion produced his now...

View Article


The denudation and decay of the organic and authentic Cultural leaders of...

How did the honourable cultural leaders ended up to this sorrow situation!? a) Because they were corrupted by a corrupt entity as to cover their failure, or deficiencies or deception. They used them...

View Article

Dawlada Soomaliya oo Beesha Caalamka ka codsanaysa in Somaliland laga dhigo...

Dawlada Soomaliya oo Beesha Caalamka ka codsanaysa in Somaliland laga dhigo Sidooda oo kale   Isma  Ogna Udbihii Bay Aslaysaa, Ismana Oga   Hore waxa u suurto galay inay joojiyaan Isticmaalka...

View Article

Manaasiib siyaasadeed oo la baafinaayo cidii buuxin lahayd iyo shuruudaha...

Manaasiib siyaasadeed oo la baafinaayo cidii buuxin lahayd iyo shuruudaha looga baahan yahay. Suurto gal matahay in uu dalka somaliland u baahan yahay in ay helaan cid wax ka garanaysa siyaasadda iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warbixin weyn: Wasiiro ka tirsan xukumada Siilanyo oo u ham iyo digle inay...

Warbixin weyn: Wasiiro ka tirsan xukumada Siilanyo oo u ham iyo digle inay qeybo ka mid ah wasaarada Boostada iyo Isgaadhsiinta Mulkisiiyaan ama ku wareejiyaan koox shicib-Qurbajooga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

UK oo daaha ka feyday in Al-Shabaab boobtay Agab iyo gargaar loogu talo galay...

UK oo daaha ka feyday in Al-Shabaab boobtay Agab iyo gargaar loogu talo galay dan yar tabaaleysan     London-(Qaran-news)-Waaxda Horumarinta caalamiga ah ee dawlada Britain (DFID0) ayaa sheegtay in...

View Article

Wasiirka Khaarajiga oo Durdiiba Ku Simbiririxday Saaxadda Siyaasadda

Hargeysa(Qaran news)-Wasiirka aan weli ku Toddoba-bixin Xafiiska Wasaarada Arimaha Dibedda Somaliland Md. Maxamed Biixi Yoonis, ayaa soo saaray War-saxaafadeed uu kaga war-bixinayo xogo la xidhiidha...

View Article


Wufuud Xukuumadu u Dirtay Deegaanaddooda oo Hungo Kula soo Noqday Hargeysa

“..Madaxweynaha Naga Gaadhsiiya HABAR-YOONIS Bari Way Shiraysaa, Wixii Kasoo Baxana…” Madax-dhaqameedka Habar-yoonis Bari “..Derajooyinka Inamadayadii Godob lagu kala Dhex Dhigay Wax aan Qaadan karno...

View Article

Safarkii Guuddoomiyaha Qandaraasyadda iyo Maareeyaha Wadooyinku Xagee ku...

Safarkii Guuddoomiyaha Qandaraasyadda iyo Maareeyaha Wadooyinku Xagee ku Danbeeyey ?‏   Siday saxaafadu hore u qortay waxa dhowaan safar qarsoodiyaha dalka kaga baxay Guuddoomiyaha Guddida...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Beel ka mida Beelaha dega Togdheer oo Digniin Culus U Dirtay xukumada...

  Beel ka mida Beelaha dega Togdheer oo Digniin Culus U Dirtay xukumada Siilanyo iyo Shirkada degaanadaa ka wada Baadhis shidaalka. Burco-(Qaran-news)- Siyaasiyiinta,Cuqaasha iyo waxgaradka Beesha Reer...

View Article

Guulwadayntu waa Burburka Dowladnimo iyo Wadajirka midnimmada Ummadda

Guulwadayntu waa  Burburka Dowladnimo iyo Wadajirka midnimmada Ummadda   Sida aynu la socono , dad badan oo bilaa mabda’a oo guulwadayaal ah  iyo qaar isir-raac ah oo qabyaaladu madax-martey ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Digniin ku saabsan Shirkadda Telcom!!

  Digniin ku saabsan  Shirkadda Telcom!!   Shirkadda Isgaadhsiinta ee  Telcom waxay muddo dheer  ku jirtay xaalad  dhaqaale la’aan ah, taas oo sababtay in shaqaale badan oo dalka ku baahsan ku yeeshaan...

View Article
Browsing all 27666 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>